{"id":165414,"date":"2021-12-08T16:03:29","date_gmt":"2021-12-08T13:03:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165414"},"modified":"2021-12-08T16:03:29","modified_gmt":"2021-12-08T13:03:29","slug":"daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Rooble kiiska Ikraan waxbaa iska bedelay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165415\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/samatar.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"568\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/samatar.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/samatar-300x178.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/samatar-768x454.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/samatar-696x412.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/samatar-710x420.jpeg 710w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Senatorrada dooran ee Aqalka Sare ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku socoto wado xaaraan ah, markii la fiiriyo hanaanka loo maamulayo doorashada dalka, waxuuna ku taliyey in dalka laga badbaadiyo wadadaan qaldan.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in ra\u2019iisul wasaare Rooble uusan doorashada ku wadin wadadii saxda aheyd ee loo baahnaa, isla markaana taladu ay ka wareersan tahay, \u201cWaliba far-weyn ayaa ra\u2019iisul wasaaraha ku godan,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale Prof. Samatar ayaa sheegay in Rooble bilihii ugu horeeyey markii xilka loo dhiibay uu daacad u ahaa Farmaajo, balse markii laga badbaaday mudo kororsiga uu ka baxay gacabtiisa, laakiin hadda halkii hore uu ku laabtay.<\/p>\n<p>Waxa uu ku tilmaamay nin markii hore aan faham badan ka heysan siyaasadda Soomaaliya, haatana aan heysan la-taliyaal fiican, isagoo kula taliyey in afar ilaa shan qof oo aqoon u leh xaaladaan uu xeyndaab ka dhigto, si ay uga joojiyaan wixii xaaraan ah, wixii xalaal ahna ay ugu hagaan.<\/p>\n<p>Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa sheegay in Ra\u2019iisul Wasaare Rooble uu ka laabtay go\u2019aankiisii ahaa in baaritaan dhab ah uu maro kiiska dilkii Ikraan Tahliil Faarax oo aheyd sarkaal ka tirsan NISA oo nolol iyo geeri lagu waayey.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa cad oo uusan shaki ku jirin in Ra\u2019iisul Wasaare Rooble uu ka laabtay in la baaro kiiska gabadhaas la dilay, taasina waxay muujineysaa heshiiska u dhaxeeya isaga iyo wadaadka buurta saaran, inuu si weyn u saameeyey kiiskaan oo weliba inta banaanka la soo istaagay la yiri waxaba waa lagu waayey ragii laga shakisnaa,wax la filanaayey maaha,\u201d ayuu yiri Prof. Cabdi Samatar.<\/p>\n<p>Cabdi Samatar ayaa sheegay in markii la fiiriyo dhab-dhaqanka R\/Wasaare Rooble iyo sida uu meeshiisii hore ugu laabtay ay muujineyso in markii horaba uusan qaranka daacad u aheyn, balse ninkii keensaday oo kaliya uu daacad u ahaa.<\/p>\n<p>Sidoo kale Prof. Cabdi Ismaaciil ayaa sheegay in doorashadii golaha shacabka ee gobollada waqooyi ee Muqdisho ka dhacday aysan aheyn mid xalaal ah, isagoo tusaale u soo qaatay qofkii Mahdi Guuleed la tartamayey oo ilaa hadda la garan la\u2019yahay qof uu ahaa.<\/p>\n<p>\u201cHadda sida ay wax u socdaan walwal weyn ayey leedahay, waxaan ilaahey ka baryaan in Soomaaliya qiblada toosan uu u jeediyo afartaan sano, hadda siyaasadda Soomaaliya qiblo qaloocan oo xaaraan ah ayey ku sii jeedaa,\u201d ayuu yiri Prof. Samatar.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in hadda kadib ay xoogga saarayaan in aan la boobin oo si xalaal ah loo soo doorto kuraasta reer waqooyiga ee hartay.<\/p>\n<p>\u201cWaa xaaraan in Ra\u2019iisul wasaaruhu yiraahdo anigaa xukuma doorashada reer waqooyiga, gumeysi kuma jirno, dad is xukuma ayaan nahay, mas\u2019uuliyadda dalka oo dhan ayaa saaran Rooble, laakiin anaga hanoo daayo saamigeena anagaa maamulaneyna,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/iEPDJWlAKhs\" width=\"796\" height=\"448\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Senatorrada dooran ee Aqalka Sare ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku socoto wado xaaraan ah, markii la fiiriyo hanaanka loo maamulayo doorashada dalka, waxuuna ku taliyey in dalka laga badbaadiyo wadadaan qaldan. Waxa uu sheegay in ra\u2019iisul wasaare Rooble uusan doorashada ku wadin wadadii saxda aheyd ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165415,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165414","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Rooble kiiska Ikraan waxbaa iska bedelay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Rooble kiiska Ikraan waxbaa iska bedelay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Senatorrada dooran ee Aqalka Sare ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku socoto wado xaaraan ah, markii la fiiriyo hanaanka loo maamulayo doorashada dalka, waxuuna ku taliyey in dalka laga badbaadiyo wadadaan qaldan. Waxa uu sheegay in ra\u2019iisul wasaare Rooble uusan doorashada ku wadin wadadii saxda aheyd ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-08T13:03:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/samatar.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"568\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Rooble kiiska Ikraan waxbaa iska bedelay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/samatar.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-08T13:03:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/samatar.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/samatar.jpeg\",\"width\":960,\"height\":568},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Rooble kiiska Ikraan waxbaa iska bedelay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Rooble kiiska Ikraan waxbaa iska bedelay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Rooble kiiska Ikraan waxbaa iska bedelay - Wardoon","og_description":"Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Senatorrada dooran ee Aqalka Sare ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku socoto wado xaaraan ah, markii la fiiriyo hanaanka loo maamulayo doorashada dalka, waxuuna ku taliyey in dalka laga badbaadiyo wadadaan qaldan. Waxa uu sheegay in ra\u2019iisul wasaare Rooble uusan doorashada ku wadin wadadii saxda aheyd ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-08T13:03:29+00:00","og_image":[{"width":960,"height":568,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/samatar.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/","name":"DAAWO:-Rooble kiiska Ikraan waxbaa iska bedelay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/samatar.jpeg","datePublished":"2021-12-08T13:03:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/samatar.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/samatar.jpeg","width":960,"height":568},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-kiiska-ikraan-waxbaa-iska-bedelay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Rooble kiiska Ikraan waxbaa iska bedelay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165414"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165414"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165414\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165416,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165414\/revisions\/165416"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165415"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}