{"id":165482,"date":"2021-12-12T13:27:10","date_gmt":"2021-12-12T10:27:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165482"},"modified":"2021-12-12T13:27:10","modified_gmt":"2021-12-12T10:27:10","slug":"doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/","title":{"rendered":"Doorashada uma joojinayno wax qaldamay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165483\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211212637748682027440452.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211212637748682027440452.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211212637748682027440452-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddomiyaha guddiga doorashada Soomaaliya\u00a0 Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay inay doorashadu soconayso oo aan loo joojinayn baaqa kasoo yeeray midowga musharraxiinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cirro\u00a0 ayaa sheegay in aanay marnaba xalka ku jirin in doorashada la hakiyo, isagoo sheegay intaas bedelkeed la xallin karo wixii tabasho oo doorashada ka dhashay.<\/p>\n<p>Guddoomiyuhu wuxuu sheegay inuu soo dhoweynayo in la isku yimaado oo laga tashado sidii horey loogu socon lahaa, si meesha looga saaro taag taaga doorashadana ugu qabsoomto waqtigeeda.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay guddoomiyuhu in ay guddigoodu ku shaqeynayaan heshiis siyaasadeed oo aanay dhinacna uga beeri karin, wuxuuna ugu baaqay midowga musharraxiinta in ay ku kalsoonaadaan dadaalka guddiyadu doorashu wadaan.<\/p>\n<p>&#8220;In guddiyadeennu wixii ay qaldamay ay saxaan waa waajib lagu leeyahay. Laakiin waxay u baahan tahay dhinacyo badan oo iskaashi leh,&#8221; ayuu yiri Cirro.<\/p>\n<p>Dhowaan ahay ahayd markii golaha midowga musharraxiintu ay dalbadeen in dib loo dhigo doorashada, lagana wada hadlo sidii loo sixi lahaa waxa qaldamay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddomiyaha guddiga doorashada Soomaaliya\u00a0 Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay inay doorashadu soconayso oo aan loo joojinayn baaqa kasoo yeeray midowga musharraxiinta Soomaaliya. Guddoomiye Cirro\u00a0 ayaa sheegay in aanay marnaba xalka ku jirin in doorashada la hakiyo, isagoo sheegay intaas bedelkeed la xallin karo wixii tabasho oo doorashada ka dhashay. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay inuu soo dhoweynayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165483,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165482","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Doorashada uma joojinayno wax qaldamay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Doorashada uma joojinayno wax qaldamay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddomiyaha guddiga doorashada Soomaaliya\u00a0 Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay inay doorashadu soconayso oo aan loo joojinayn baaqa kasoo yeeray midowga musharraxiinta Soomaaliya. Guddoomiye Cirro\u00a0 ayaa sheegay in aanay marnaba xalka ku jirin in doorashada la hakiyo, isagoo sheegay intaas bedelkeed la xallin karo wixii tabasho oo doorashada ka dhashay. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay inuu soo dhoweynayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-12T10:27:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211212637748682027440452.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/\",\"name\":\"Doorashada uma joojinayno wax qaldamay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211212637748682027440452.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-12T10:27:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211212637748682027440452.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211212637748682027440452.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Doorashada uma joojinayno wax qaldamay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Doorashada uma joojinayno wax qaldamay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Doorashada uma joojinayno wax qaldamay - Wardoon","og_description":"Guddomiyaha guddiga doorashada Soomaaliya\u00a0 Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay inay doorashadu soconayso oo aan loo joojinayn baaqa kasoo yeeray midowga musharraxiinta Soomaaliya. Guddoomiye Cirro\u00a0 ayaa sheegay in aanay marnaba xalka ku jirin in doorashada la hakiyo, isagoo sheegay intaas bedelkeed la xallin karo wixii tabasho oo doorashada ka dhashay. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay inuu soo dhoweynayo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-12T10:27:10+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211212637748682027440452.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/","name":"Doorashada uma joojinayno wax qaldamay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211212637748682027440452.jpeg","datePublished":"2021-12-12T10:27:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211212637748682027440452.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211212637748682027440452.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-uma-joojinayno-wax-qaldamay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Doorashada uma joojinayno wax qaldamay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165482"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165482"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165482\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165484,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165482\/revisions\/165484"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165483"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165482"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165482"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165482"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}