{"id":165485,"date":"2021-12-12T13:52:09","date_gmt":"2021-12-12T10:52:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165485"},"modified":"2021-12-12T13:52:09","modified_gmt":"2021-12-12T10:52:09","slug":"daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Cumar Cabdirashiid  oo markii ugu horaysay kahaday xiisada PSF iyo DENI"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165486\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Cumar-Cabdirashiid-CC-Sharmaarke.jpeg\" alt=\"\" width=\"1597\" height=\"898\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Cumar-Cabdirashiid-CC-Sharmaarke.jpeg 1597w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Cumar-Cabdirashiid-CC-Sharmaarke-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Cumar-Cabdirashiid-CC-Sharmaarke-1024x576.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Cumar-Cabdirashiid-CC-Sharmaarke-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Cumar-Cabdirashiid-CC-Sharmaarke-1536x864.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Cumar-Cabdirashiid-CC-Sharmaarke-696x391.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Cumar-Cabdirashiid-CC-Sharmaarke-1068x601.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Cumar-Cabdirashiid-CC-Sharmaarke-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 1597px) 100vw, 1597px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa\u2019arke ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xiisadda dagaal ee ka taagan Boosaaso, taas oo u dhexeyso hoggaanka Puntland iyo taliska ciidamada ee PSF-ta.<\/p>\n<p>Cumar Cabdirashiid oo wareysi gaar ah siiyey\u00a0<em>Dalsan TV<\/em>\u00a0ayaa arrintan kasoo qaaday mid sahlan, wuxuuna ugu baaqay labada dhinac inay si nabad ku dhammeeyaan xiisadda.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in aysan cidna dan ugu jirin dagaal, balse loo baahan-yahay in laga fakiro mustaqbalka dambe ee Puntland oo haatan ah Hooyada Federaalka.<\/p>\n<p>\u201cDeni iyo dowladdiisaba inay arrintaas dib u eegaan waxaan waa sahlan yihiin in si nabad ah lagu dhammeeyo xabad qof ay xal u tahay ma lahan, 23 sano ayey jirsatay Puntland,\u201d ayuu ku yiri hordhaca wareysiga cusub ee uu bixiyey Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray xiisadda taagan ay saameyn ku yeelan karto taageerada ay hadda ciidanka PSF ka helaan dowladda Mareykanka, isaga oo tusaale u soo qaatay dagaalkii Guriceel oo qeyb ka ahaayeen ciidamada Danab ee uu tababaro Mareykanka, isla-markaana uu war xasaasi ah kasoo saaraan sababta dhalisay in Danab ku biiraan dagaalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya oo hadalkiisa sii wata ayaa shaaca ka qaaday arrin kale oo xasaasi ah, wuxuuna sheegay in xilligii uu joogay xafiiska uu isku dayey\u00a0 ciidamada PSF inay qeyb ka noqdaan ama lagu soo biiriyo kuwa dowladda federaalka, isla-markaana arrintaas lagu soo qaaday mar uu tegay Washington, balse uusan guuleysan qorshahaasi.<\/p>\n<p>\u201cAniga markii aan ra\u2019iisul wasaaraha ahaa Washington markaan tegay arrin waxaa bilaabatay aheyd ciidanka hadda PSF sideedaba waxa ay ahaayeen in la sameeyo (Counter Terrorism Unit) oo hal ah oo federaal ah. PSF waxa ay aheyd inay noqdaan ciidamo qeyb ka ah federaalka, welina ma noqon,\u201d ayuu yiri markale ku yiri wareysigan CC Sharmaa\u2019arke.<\/p>\n<p>Hadalkan kasoo yeeray Cumar Cabdirashiid oo dhowaan dib ugu soo laabtay dalka ayaa kusoo aadaya, xilli haatan xiisadd ka dhalatay xilka qaadista agaasimaha hay\u2019adda PSF-ta Puntland ay ka taagan tahay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulkaasi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/SOTQp8YPgRU\" width=\"914\" height=\"514\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa\u2019arke ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xiisadda dagaal ee ka taagan Boosaaso, taas oo u dhexeyso hoggaanka Puntland iyo taliska ciidamada ee PSF-ta. Cumar Cabdirashiid oo wareysi gaar ah siiyey\u00a0Dalsan TV\u00a0ayaa arrintan kasoo qaaday mid sahlan, wuxuuna ugu baaqay labada dhinac inay si nabad ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165486,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165485","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Cumar Cabdirashiid oo markii ugu horaysay kahaday xiisada PSF iyo DENI - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Cumar Cabdirashiid oo markii ugu horaysay kahaday xiisada PSF iyo DENI - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa\u2019arke ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xiisadda dagaal ee ka taagan Boosaaso, taas oo u dhexeyso hoggaanka Puntland iyo taliska ciidamada ee PSF-ta. Cumar Cabdirashiid oo wareysi gaar ah siiyey\u00a0Dalsan TV\u00a0ayaa arrintan kasoo qaaday mid sahlan, wuxuuna ugu baaqay labada dhinac inay si nabad ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-12T10:52:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Cumar-Cabdirashiid-CC-Sharmaarke.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1597\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"898\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/\",\"name\":\"DAAWO:- Cumar Cabdirashiid oo markii ugu horaysay kahaday xiisada PSF iyo DENI - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Cumar-Cabdirashiid-CC-Sharmaarke.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-12T10:52:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Cumar-Cabdirashiid-CC-Sharmaarke.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Cumar-Cabdirashiid-CC-Sharmaarke.jpeg\",\"width\":1597,\"height\":898},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Cumar Cabdirashiid oo markii ugu horaysay kahaday xiisada PSF iyo DENI\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Cumar Cabdirashiid oo markii ugu horaysay kahaday xiisada PSF iyo DENI - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Cumar Cabdirashiid oo markii ugu horaysay kahaday xiisada PSF iyo DENI - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa\u2019arke ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xiisadda dagaal ee ka taagan Boosaaso, taas oo u dhexeyso hoggaanka Puntland iyo taliska ciidamada ee PSF-ta. Cumar Cabdirashiid oo wareysi gaar ah siiyey\u00a0Dalsan TV\u00a0ayaa arrintan kasoo qaaday mid sahlan, wuxuuna ugu baaqay labada dhinac inay si nabad ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-12T10:52:09+00:00","og_image":[{"width":1597,"height":898,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Cumar-Cabdirashiid-CC-Sharmaarke.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/","name":"DAAWO:- Cumar Cabdirashiid oo markii ugu horaysay kahaday xiisada PSF iyo DENI - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Cumar-Cabdirashiid-CC-Sharmaarke.jpeg","datePublished":"2021-12-12T10:52:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Cumar-Cabdirashiid-CC-Sharmaarke.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Cumar-Cabdirashiid-CC-Sharmaarke.jpeg","width":1597,"height":898},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-oo-markii-ugu-horaysay-kahaday-xiisada-psf-iyo-deni\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Cumar Cabdirashiid oo markii ugu horaysay kahaday xiisada PSF iyo DENI"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165485"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165485"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165487,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165485\/revisions\/165487"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165486"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}