{"id":165488,"date":"2021-12-12T13:57:07","date_gmt":"2021-12-12T10:57:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165488"},"modified":"2021-12-12T13:57:07","modified_gmt":"2021-12-12T10:57:07","slug":"daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Wasiir sheegay in ciidanka dowlada dadka baad kaqaataan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165489\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-12-at-10.55.55.png\" alt=\"\" width=\"1398\" height=\"918\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-12-at-10.55.55.png 1398w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-12-at-10.55.55-300x197.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-12-at-10.55.55-1024x672.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-12-at-10.55.55-768x504.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-12-at-10.55.55-696x457.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-12-at-10.55.55-741x486.png 741w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-12-at-10.55.55-1068x701.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-12-at-10.55.55-640x420.png 640w\" sizes=\"(max-width: 1398px) 100vw, 1398px\" \/>Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlada Soomaaliya Cumar Cali Rooble ayaa ku eedeeyay ciidamada dowlada inay isgoysyada magaalada Muqdisho ay lacago baad ah ka qaataan gaadiidka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Cumar Cali Rooble Wasiirka diinta iyo owqaafta oo ka hadlay kulan loogaga hadlayay ammaanka degmada Kaaraan ayaa ku tilmaamay sumcad darro inay u tahay ciidamada Dowladda Federaalka in qofkii wata mooto ama baabuur oo aan bixin ay dib u celiyaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cGoobaha hubinta Ciidamada amniga u xilsaaran ee jooga waxaa ka socda dhac dadban oo aan indhaha laga qabsan Karin, Gaadiidkii iyo weliba Mootadii aan lacag dhiibin magaalada uma gudbi karaan, telefoonka haddii aan lacag kusoo dhicin dib u laabo wax la aqbali karo ma aha waana in wax laga qabtaa\u201d ayuu yiri Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.<\/p>\n<p>Isgoysyada magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku sugan ciidamo loogu talogalay inay amniga sugaan oo ay baaraan gaadiidka hase yeeshee waxaa ay ciidamadan ku qasbaan dadka wata baabuurta iyo mootooyinka inay bixiyaan lacago aan sharci ahayn.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/PRWp6rbBMmE\" width=\"914\" height=\"514\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlada Soomaaliya Cumar Cali Rooble ayaa ku eedeeyay ciidamada dowlada inay isgoysyada magaalada Muqdisho ay lacago baad ah ka qaataan gaadiidka. &nbsp; Cumar Cali Rooble Wasiirka diinta iyo owqaafta oo ka hadlay kulan loogaga hadlayay ammaanka degmada Kaaraan ayaa ku tilmaamay sumcad darro inay u tahay ciidamada Dowladda Federaalka in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165489,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165488","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Wasiir sheegay in ciidanka dowlada dadka baad kaqaataan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Wasiir sheegay in ciidanka dowlada dadka baad kaqaataan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlada Soomaaliya Cumar Cali Rooble ayaa ku eedeeyay ciidamada dowlada inay isgoysyada magaalada Muqdisho ay lacago baad ah ka qaataan gaadiidka. &nbsp; Cumar Cali Rooble Wasiirka diinta iyo owqaafta oo ka hadlay kulan loogaga hadlayay ammaanka degmada Kaaraan ayaa ku tilmaamay sumcad darro inay u tahay ciidamada Dowladda Federaalka in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-12T10:57:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-12-at-10.55.55.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1398\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"918\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/\",\"name\":\"DAAWO:-Wasiir sheegay in ciidanka dowlada dadka baad kaqaataan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-12-at-10.55.55.png\",\"datePublished\":\"2021-12-12T10:57:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-12-at-10.55.55.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-12-at-10.55.55.png\",\"width\":1398,\"height\":918},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Wasiir sheegay in ciidanka dowlada dadka baad kaqaataan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Wasiir sheegay in ciidanka dowlada dadka baad kaqaataan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Wasiir sheegay in ciidanka dowlada dadka baad kaqaataan - Wardoon","og_description":"Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlada Soomaaliya Cumar Cali Rooble ayaa ku eedeeyay ciidamada dowlada inay isgoysyada magaalada Muqdisho ay lacago baad ah ka qaataan gaadiidka. &nbsp; Cumar Cali Rooble Wasiirka diinta iyo owqaafta oo ka hadlay kulan loogaga hadlayay ammaanka degmada Kaaraan ayaa ku tilmaamay sumcad darro inay u tahay ciidamada Dowladda Federaalka in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-12T10:57:07+00:00","og_image":[{"width":1398,"height":918,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-12-at-10.55.55.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/","name":"DAAWO:-Wasiir sheegay in ciidanka dowlada dadka baad kaqaataan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-12-at-10.55.55.png","datePublished":"2021-12-12T10:57:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-12-at-10.55.55.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-12-at-10.55.55.png","width":1398,"height":918},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sheegay-in-ciidanka-dowlada-dadka-baad-kaqaataan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Wasiir sheegay in ciidanka dowlada dadka baad kaqaataan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165488"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165488"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165490,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165488\/revisions\/165490"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165489"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}