{"id":165503,"date":"2021-12-12T23:48:53","date_gmt":"2021-12-12T20:48:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165503"},"modified":"2021-12-13T00:12:08","modified_gmt":"2021-12-12T21:12:08","slug":"midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/","title":{"rendered":"Midowga Murashaxiinta oo ku dhawaaqay shirweyne Qaran"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/midow.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/midow.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/midow-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>War-saxafadeed ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa lagu shaciyey in ay magacaabayaan guddi qaban-qaabi doona Shirweyne dhawaan dhici doona oo ay ka qayb-gelayaan waxgaradka bulshada Soomaaliyeed, si loo badbaadiyo dalka iyo guddiga amniga Shirweynaha, taaas oo ka dhigan in ay abaabulayaan cudud ciidan.<\/p>\n<p>Golaha Midowg Murashaxiinta ayaa qoraalkaan ku sheegay in mar walba ay u taagan yihiin xaqiijinta in ay dalka ka qabsoonto doorasho hufan, daahfuran, natiijadeedana la isla oggolyahay.<\/p>\n<p>\u201cGoluhu wuxuu 30 November 2021 u cadeeyey shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka in qaabka ay ku bilaabatay doorashada Golaha Shacabka ay baalmarsan tahay dhammaan shuruudihii hufnaanta iyo daahfurnaanta doorashada, iyadoo doorashadii la sugayey isku beddeshay boob qaawan,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale war-saxaafadeedka Golaha ayaa lagu sheegay in 10-kii December ay ku baaqeen in la isugu yimaado shir lagu saxayo khilaafka ka taagan doorashada.<\/p>\n<p>\u201cGolaha waxaa u caddaatay in aysan jirin cid xil iska saaraysa joojinta boobka doorashada iyo taaba gelinta tallaabooyinka lagu saxayo. Waxaa kaloo u cadaatay in masuuliyiinta heer federaal iyo dawlad goboleedba aysan dan ka lahayn doorasho hufan oo daahfuran, natiijadeedana la isla aqbalo, si dalka looga badbaadiyo qalalaase iyo xasillooni darro siyaasadeed iyo mid amni,\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.<\/p>\n<p>Qoraalka Midowga Musharaxiinta ayaa intaas ku sii daray, \u201cGolaha oo gudanaya xilka iyo masuuliyadda ka saaran samata-bixinta qaranka iyo qabashada doorasho hufan oo daahfuran ayaa u hawlgelaya qabsoomida shirwayne wadatashi Qaran oo ay isugu yimaadaan Ahlu-xali Wal-caqdiga bulshada Soomaaliyeed. Si loo taaba-geliyo hawshaas culus ayuu Goluhu u magacaabayaa:\u201d<\/p>\n<p><strong>1 \u2013 Guddiga Qabanqaabada Shirwaynaha<\/strong><br \/>\n<strong>2 \u2013 Iyo Guddiga Amniga Shirwaynaha<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165504\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/1-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"751\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/1-2.jpeg 751w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/1-2-235x300.jpeg 235w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/1-2-696x890.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/1-2-329x420.jpeg 329w\" sizes=\"(max-width: 751px) 100vw, 751px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-saxafadeed ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa lagu shaciyey in ay magacaabayaan guddi qaban-qaabi doona Shirweyne dhawaan dhici doona oo ay ka qayb-gelayaan waxgaradka bulshada Soomaaliyeed, si loo badbaadiyo dalka iyo guddiga amniga Shirweynaha, taaas oo ka dhigan in ay abaabulayaan cudud ciidan. Golaha Midowg Murashaxiinta ayaa qoraalkaan ku sheegay in mar walba ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162353,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165503","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Midowga Murashaxiinta oo ku dhawaaqay shirweyne Qaran - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga Murashaxiinta oo ku dhawaaqay shirweyne Qaran - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War-saxafadeed ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa lagu shaciyey in ay magacaabayaan guddi qaban-qaabi doona Shirweyne dhawaan dhici doona oo ay ka qayb-gelayaan waxgaradka bulshada Soomaaliyeed, si loo badbaadiyo dalka iyo guddiga amniga Shirweynaha, taaas oo ka dhigan in ay abaabulayaan cudud ciidan. Golaha Midowg Murashaxiinta ayaa qoraalkaan ku sheegay in mar walba ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-12T20:48:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-12-12T21:12:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Midowga.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1288\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/\",\"name\":\"Midowga Murashaxiinta oo ku dhawaaqay shirweyne Qaran - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Midowga.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-12T20:48:53+00:00\",\"dateModified\":\"2021-12-12T21:12:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Midowga.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Midowga.jpeg\",\"width\":1288,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga Murashaxiinta oo ku dhawaaqay shirweyne Qaran\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga Murashaxiinta oo ku dhawaaqay shirweyne Qaran - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Midowga Murashaxiinta oo ku dhawaaqay shirweyne Qaran - Wardoon","og_description":"War-saxafadeed ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa lagu shaciyey in ay magacaabayaan guddi qaban-qaabi doona Shirweyne dhawaan dhici doona oo ay ka qayb-gelayaan waxgaradka bulshada Soomaaliyeed, si loo badbaadiyo dalka iyo guddiga amniga Shirweynaha, taaas oo ka dhigan in ay abaabulayaan cudud ciidan. Golaha Midowg Murashaxiinta ayaa qoraalkaan ku sheegay in mar walba ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-12T20:48:53+00:00","article_modified_time":"2021-12-12T21:12:08+00:00","og_image":[{"width":1288,"height":640,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Midowga.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/","name":"Midowga Murashaxiinta oo ku dhawaaqay shirweyne Qaran - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Midowga.jpeg","datePublished":"2021-12-12T20:48:53+00:00","dateModified":"2021-12-12T21:12:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Midowga.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Midowga.jpeg","width":1288,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-murashaxiinta-oo-ku-dhowaaqay-shirweyne-qaran\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga Murashaxiinta oo ku dhawaaqay shirweyne Qaran"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165503"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165503"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165503\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165506,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165503\/revisions\/165506"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162353"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165503"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165503"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165503"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}