{"id":165513,"date":"2021-12-13T13:00:39","date_gmt":"2021-12-13T10:00:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165513"},"modified":"2021-12-13T13:00:39","modified_gmt":"2021-12-13T10:00:39","slug":"ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/","title":{"rendered":"AShabaab oo la wareegtay degmada Matabaan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165514\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/al.jpeg\" alt=\"\" width=\"594\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/al.jpeg 594w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/al-186x300.jpeg 186w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/al-260x420.jpeg 260w\" sizes=\"(max-width: 594px) 100vw, 594px\" \/><\/p>\n<p>Xoogaga Al-Shabaab ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay barqanimadii maanta gudaha u galeen degmada Matabaan oo ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya, kadib markii ay isaga baxeen ciidamadii ku sugnaa halkaasi.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in dagaalyahanada Al-Shabaab aysan la kulmin wax iska caabin ah, waxaana marka ay gudaha u galeen Matabaan ay isku ballaariyeen magaalada oo dhan.<\/p>\n<p>Sidoo kale xoogaga Al-Shabaab ayaa dhaq-dhaqaaqyo culus ka bilaabay gudaha degmada oo muddo ay gacanta ku hayeen ciidamo Booliis ah iyo maleeshiyaad deegaanka ah.<\/p>\n<p>Warar kooban oo kasoo baxay kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay inay dagaalyahanadooda ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta Matabaan oo ka tirsan gobolka Hiiraan, ayna la wareegeen saldhigyadii ciidamada iyo xarumihii maamulka.<\/p>\n<p>xaaladda ayaa aad u kacsan, waxaana dadka deegaanka soo wajahday cabsi xoogan, halka kuwa qaarna ay isaga baxeen degmada, cabsi ay ka qabaan darteed kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Dhanka kale illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha ciidamada ammaanka iyo maamulka gobolka oo ku aadan xaaladdaasi.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa kusoo beegmeysa, iyada oo shalay xoogaga Al-Shabaab ay qabsadeen deegaannada Bacda iyo Beergadiid oo hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Si kastaba, la wareegitaanka Al-Shabaab ee degmadan ayaa muujineyso awooda kooxdaan ay u leeyihiin inay sii wadaan dagaalkooda, iyaga oo ka faa\u2019iideysanaya kala guurka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoogaga Al-Shabaab ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay barqanimadii maanta gudaha u galeen degmada Matabaan oo ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya, kadib markii ay isaga baxeen ciidamadii ku sugnaa halkaasi. Wararka ayaa sheegaya in dagaalyahanada Al-Shabaab aysan la kulmin wax iska caabin ah, waxaana marka ay gudaha u galeen Matabaan ay isku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165514,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165513","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AShabaab oo la wareegtay degmada Matabaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AShabaab oo la wareegtay degmada Matabaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xoogaga Al-Shabaab ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay barqanimadii maanta gudaha u galeen degmada Matabaan oo ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya, kadib markii ay isaga baxeen ciidamadii ku sugnaa halkaasi. Wararka ayaa sheegaya in dagaalyahanada Al-Shabaab aysan la kulmin wax iska caabin ah, waxaana marka ay gudaha u galeen Matabaan ay isku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-13T10:00:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/al.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"594\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/\",\"name\":\"AShabaab oo la wareegtay degmada Matabaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/al.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-13T10:00:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/al.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/al.jpeg\",\"width\":594,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AShabaab oo la wareegtay degmada Matabaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AShabaab oo la wareegtay degmada Matabaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AShabaab oo la wareegtay degmada Matabaan - Wardoon","og_description":"Xoogaga Al-Shabaab ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay barqanimadii maanta gudaha u galeen degmada Matabaan oo ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya, kadib markii ay isaga baxeen ciidamadii ku sugnaa halkaasi. Wararka ayaa sheegaya in dagaalyahanada Al-Shabaab aysan la kulmin wax iska caabin ah, waxaana marka ay gudaha u galeen Matabaan ay isku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-13T10:00:39+00:00","og_image":[{"width":594,"height":960,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/al.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/","name":"AShabaab oo la wareegtay degmada Matabaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/al.jpeg","datePublished":"2021-12-13T10:00:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/al.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/al.jpeg","width":594,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ashabaab-oo-la-wareegtay-degmada-matabaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AShabaab oo la wareegtay degmada Matabaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165513"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165513"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165513\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165515,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165513\/revisions\/165515"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165514"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165513"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165513"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165513"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}