{"id":165519,"date":"2021-12-13T16:30:15","date_gmt":"2021-12-13T13:30:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165519"},"modified":"2021-12-13T16:30:15","modified_gmt":"2021-12-13T13:30:15","slug":"ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/","title":{"rendered":"Ciidamo Hubaysan Oo La Wareegay Garoonka Diyaaradaha Baladweyne"},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay Xiisad ka taagan Garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyn ee xarunta \u00a0Gobolka Hiiraan, kadib markii ay Ciidamo hubaysan Garoonka Gudaha u galeen.<\/p>\n<p>Ciidanka Hubeysan ee gudaha u galay Garoonka ayaa wararka qaar waxaa ay sheegayaan in ay ka amar qaataan madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle Yusuf Dabageed.<\/p>\n<p>Garoonka oo ay gacanta ku haysay Shirkad si gaar ah loo leeyahay oo lagu Magacaabo Whitestar,taasi dhistay Terminalka garoonka kadibna lagula heshiiyay in ay maamusho.<\/p>\n<p>Shaqaalaha garoonka horay uga shaqeeyanayay ee Kambaniga maamulayay ayaa dhammaantood xafiisyadii dibadda looga saaray, waxaana haatan ku sugan Ciidamo hubeysan, sida ay sheegeen maamulka Whitestar.<\/p>\n<p>\u201cXaalada ka socota garoonka Beledweyne oo aay ku dhaqmayaan Hirshabelle waa boob, sababtoo ah shalay ayaa si xoog loo xiray terminalka maantane si xoog ah ayaay u jabsadeen, ma joogaan shaqaalahena, waxaan bulshada ugu baaqayaa in laga hortago xoog sheegashada\u201dayuu yiri mid ka mid ah Mas\u2019uuliyiinta Kambaniga.<\/p>\n<p>Wali Booliska Hirshabeelle wali arrintaas kama hadlin, sidoo kale ma jirto cid ilaa iyo hadda arrintaasi u faragalisay, iyadoo Xiisaddu ay wali taagan tahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay Xiisad ka taagan Garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyn ee xarunta \u00a0Gobolka Hiiraan, kadib markii ay Ciidamo hubaysan Garoonka Gudaha u galeen. Ciidanka Hubeysan ee gudaha u galay Garoonka ayaa wararka qaar waxaa ay sheegayaan in ay ka amar qaataan madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle Yusuf Dabageed. Garoonka oo ay gacanta ku haysay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165520,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165519","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo Hubaysan Oo La Wareegay Garoonka Diyaaradaha Baladweyne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo Hubaysan Oo La Wareegay Garoonka Diyaaradaha Baladweyne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay Xiisad ka taagan Garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyn ee xarunta \u00a0Gobolka Hiiraan, kadib markii ay Ciidamo hubaysan Garoonka Gudaha u galeen. Ciidanka Hubeysan ee gudaha u galay Garoonka ayaa wararka qaar waxaa ay sheegayaan in ay ka amar qaataan madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle Yusuf Dabageed. Garoonka oo ay gacanta ku haysay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-13T13:30:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Garoonka.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/\",\"name\":\"Ciidamo Hubaysan Oo La Wareegay Garoonka Diyaaradaha Baladweyne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Garoonka.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-13T13:30:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Garoonka.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Garoonka.jpeg\",\"width\":960,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo Hubaysan Oo La Wareegay Garoonka Diyaaradaha Baladweyne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo Hubaysan Oo La Wareegay Garoonka Diyaaradaha Baladweyne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo Hubaysan Oo La Wareegay Garoonka Diyaaradaha Baladweyne - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay Xiisad ka taagan Garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyn ee xarunta \u00a0Gobolka Hiiraan, kadib markii ay Ciidamo hubaysan Garoonka Gudaha u galeen. Ciidanka Hubeysan ee gudaha u galay Garoonka ayaa wararka qaar waxaa ay sheegayaan in ay ka amar qaataan madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle Yusuf Dabageed. Garoonka oo ay gacanta ku haysay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-13T13:30:15+00:00","og_image":[{"width":960,"height":540,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Garoonka.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/","name":"Ciidamo Hubaysan Oo La Wareegay Garoonka Diyaaradaha Baladweyne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Garoonka.jpeg","datePublished":"2021-12-13T13:30:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Garoonka.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Garoonka.jpeg","width":960,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubaysan-oo-la-wareegay-garoonka-diyaaradaha-baladweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo Hubaysan Oo La Wareegay Garoonka Diyaaradaha Baladweyne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165519"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165519"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165519\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165521,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165519\/revisions\/165521"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165520"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165519"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165519"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165519"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}