{"id":165522,"date":"2021-12-13T18:53:02","date_gmt":"2021-12-13T15:53:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165522"},"modified":"2021-12-13T18:53:02","modified_gmt":"2021-12-13T15:53:02","slug":"sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/","title":{"rendered":"Sharci iyo sharci daro ayaa laysku hayaa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165523\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211213637749769423314606.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"352\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211213637749769423314606.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211213637749769423314606-300x160.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sheegay in xildhibaannada muxaafadka taabacsani, ay wado sharciga baal marsan wax ku doonayaan, xaga kuwa mucaaradkuna ay leeyihiin sharciga hala raaco.<\/p>\n<p>&#8220;Sida saxaafada laga sheegayo ma jirto cid isku haysa ururo yaan la furin iyo8 hala furo, waxa laysku\u00a0 hayaa habraacyadii sharci aan u marno waxkasta oo golaha yaala iyo umari mayno ayaa laysku hayaa, qof walbana wuxuu sanka kaga tolnaan doonaa in uu sharciga raaco&#8221; ayuu yidhi Khaliif.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay in hadalka wasiir Koore aanu waxba ka badali karin xeerka horyaala golaha, islamarkaana aanu wax saamayn ah lahayn.<\/p>\n<p>&#8220;Xeerkasta oo uu madaxweynuhu soo celiyo waa in golaha la horkeena, oo goluhu ama cod ku diidaa ama ku aqbalaa, markaas ayuu xukun ka dhalanayaa, lakin ama wasiir ha noqdo ama guddoomiye baarlamaan ha noqdee wax saamayn sharci ah oo uu yeelanayaa ma jiro&#8221; ayuu yidhi Khaliif.<\/p>\n<p>Dhinacakalena, guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Siciid Mirre Faarax Giire, ayaa kasoo horjeestay guddoomiyaha isaga oo dibada kaga sugnaa aqalka wakiilada si lamid ah xubnaha kale ee ka biyo diiday habka loo wajahayo xeerka furista ururada siyaasada.<\/p>\n<p>Xildhibaannada mucaaradka iyo muxaafadka Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa saaka isku gacan qaaday kadib, markii laysku qabtay dhaqangal nimada xeerka furista ururada siyaasada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ZgVxnhp__6M\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sheegay in xildhibaannada muxaafadka taabacsani, ay wado sharciga baal marsan wax ku doonayaan, xaga kuwa mucaaradkuna ay leeyihiin sharciga hala raaco. &#8220;Sida saxaafada laga sheegayo ma jirto cid isku haysa ururo yaan la furin iyo8 hala furo, waxa laysku\u00a0 hayaa habraacyadii sharci aan u marno waxkasta oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165523,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165522","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sharci iyo sharci daro ayaa laysku hayaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sharci iyo sharci daro ayaa laysku hayaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sheegay in xildhibaannada muxaafadka taabacsani, ay wado sharciga baal marsan wax ku doonayaan, xaga kuwa mucaaradkuna ay leeyihiin sharciga hala raaco. &#8220;Sida saxaafada laga sheegayo ma jirto cid isku haysa ururo yaan la furin iyo8 hala furo, waxa laysku\u00a0 hayaa habraacyadii sharci aan u marno waxkasta oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-13T15:53:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211213637749769423314606.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"352\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/\",\"name\":\"Sharci iyo sharci daro ayaa laysku hayaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211213637749769423314606.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-13T15:53:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211213637749769423314606.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211213637749769423314606.jpeg\",\"width\":660,\"height\":352},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sharci iyo sharci daro ayaa laysku hayaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sharci iyo sharci daro ayaa laysku hayaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sharci iyo sharci daro ayaa laysku hayaa - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sheegay in xildhibaannada muxaafadka taabacsani, ay wado sharciga baal marsan wax ku doonayaan, xaga kuwa mucaaradkuna ay leeyihiin sharciga hala raaco. &#8220;Sida saxaafada laga sheegayo ma jirto cid isku haysa ururo yaan la furin iyo8 hala furo, waxa laysku\u00a0 hayaa habraacyadii sharci aan u marno waxkasta oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-13T15:53:02+00:00","og_image":[{"width":660,"height":352,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211213637749769423314606.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/","name":"Sharci iyo sharci daro ayaa laysku hayaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211213637749769423314606.jpeg","datePublished":"2021-12-13T15:53:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211213637749769423314606.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211213637749769423314606.jpeg","width":660,"height":352},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sharci-iyo-sharci-daro-ayaa-laysku-hayaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sharci iyo sharci daro ayaa laysku hayaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165522"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165522"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165522\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165524,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165522\/revisions\/165524"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165523"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165522"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165522"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165522"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}