{"id":165637,"date":"2021-12-17T15:34:21","date_gmt":"2021-12-17T12:34:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165637"},"modified":"2021-12-17T15:34:21","modified_gmt":"2021-12-17T12:34:21","slug":"daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Golaha wadatashigu waxay ku heshiiyeen in kuraasta lawada boobo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165638\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211217637752977504202505.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"406\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211217637752977504202505.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211217637752977504202505-300x185.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211217637752977504202505-356x220.jpeg 356w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Hoggaamiyaha xisbiga wadajir, siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ku eedeeyay golaha wadatashiga qaran in ay heshiis ku yihiin boobka doorashada kuraasta aqalka hoose.<\/p>\n<p>Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdirashakuur ayaa sheegay in si cad loo diiday in habraaca doorashada wax laga beddelo, oo la tixgaliyo sida uu sheegay cabashada kasoo yeeraysa qabaa\u2019ilada kuraastooda loo boobayo cid gaar ah oo taabacsan Villa Somalia.<\/p>\n<p>\u201cMeeshaan waxaa lagu heshiiyay in kuraasta lawada boobo. Habraaca la dhigtay iyo qaabka wax u socdaan iyo doorashada hala saxo waala diidan yahay. Hal qof oo katirsan madasha qaran oo dhahaya doorashada hala saxo, marka laga reebo raysal wasaaraha, ma arag,&#8221; ayuu yiri hoggaamiyaha xisbigada Wadajir.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu sheegay in maamulada qaar ay doorashada u boobayaan in ay iyaga musharraxiin yihiin, halka qaar kalena uu tilmaamay in ay u boobayaan madaxweyne Farmaajo si mar kale loosoo doorto<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha xisbiga wadajir wuxuu sidoo kale sheegay, haddii guddiga xallinta khilaafaadku ay sii daayeen kursiga taliye Yaasiin Fareey in aanay wax rajo ah oo dambe ka qabin kuraasta lagu muransan yahay in dariiq sax ah ay maraan.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, wuxuu sheegay in golaha midowga musharraxiinta ay ku go\u2019aan qaadan doonaan waxa kasoo baxo shir ay dhawaan ku qaban doonaan magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/keTy55-IIQY\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha xisbiga wadajir, siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ku eedeeyay golaha wadatashiga qaran in ay heshiis ku yihiin boobka doorashada kuraasta aqalka hoose. Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdirashakuur ayaa sheegay in si cad loo diiday in habraaca doorashada wax laga beddelo, oo la tixgaliyo sida uu sheegay cabashada kasoo yeeraysa qabaa\u2019ilada kuraastooda loo boobayo cid gaar ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165638,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165637","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Golaha wadatashigu waxay ku heshiiyeen in kuraasta lawada boobo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Golaha wadatashigu waxay ku heshiiyeen in kuraasta lawada boobo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaamiyaha xisbiga wadajir, siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ku eedeeyay golaha wadatashiga qaran in ay heshiis ku yihiin boobka doorashada kuraasta aqalka hoose. Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdirashakuur ayaa sheegay in si cad loo diiday in habraaca doorashada wax laga beddelo, oo la tixgaliyo sida uu sheegay cabashada kasoo yeeraysa qabaa\u2019ilada kuraastooda loo boobayo cid gaar ah oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-17T12:34:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211217637752977504202505.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"406\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Golaha wadatashigu waxay ku heshiiyeen in kuraasta lawada boobo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211217637752977504202505.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-17T12:34:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211217637752977504202505.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211217637752977504202505.jpeg\",\"width\":660,\"height\":406},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Golaha wadatashigu waxay ku heshiiyeen in kuraasta lawada boobo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Golaha wadatashigu waxay ku heshiiyeen in kuraasta lawada boobo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Golaha wadatashigu waxay ku heshiiyeen in kuraasta lawada boobo - Wardoon","og_description":"Hoggaamiyaha xisbiga wadajir, siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ku eedeeyay golaha wadatashiga qaran in ay heshiis ku yihiin boobka doorashada kuraasta aqalka hoose. Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdirashakuur ayaa sheegay in si cad loo diiday in habraaca doorashada wax laga beddelo, oo la tixgaliyo sida uu sheegay cabashada kasoo yeeraysa qabaa\u2019ilada kuraastooda loo boobayo cid gaar ah oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-17T12:34:21+00:00","og_image":[{"width":660,"height":406,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211217637752977504202505.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/","name":"DAAWO:-Golaha wadatashigu waxay ku heshiiyeen in kuraasta lawada boobo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211217637752977504202505.jpeg","datePublished":"2021-12-17T12:34:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211217637752977504202505.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211217637752977504202505.jpeg","width":660,"height":406},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-golaha-wadatashigu-waxay-ku-heshiiyeen-in-kuraasta-lawada-boobo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Golaha wadatashigu waxay ku heshiiyeen in kuraasta lawada boobo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165637"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165637"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165639,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165637\/revisions\/165639"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165638"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}