{"id":165670,"date":"2021-12-18T13:52:42","date_gmt":"2021-12-18T10:52:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165670"},"modified":"2021-12-18T13:52:42","modified_gmt":"2021-12-18T10:52:42","slug":"guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/","title":{"rendered":"Guddiga xallinta khilaafaadka oo sheegay in dhibaato lagu hayo shaqadooda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165671\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211218637754020776450961.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"366\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211218637754020776450961.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211218637754020776450961-300x166.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka oo shir jaraa\u2019id maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in cadaadis lagu hayo waajibaadkoooda shaqo ee loo igmaday.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa sheegay in ay dalbanayaan in lagu ixtiraamo shaqada ay hayaan, iyagoo sheegay in dad ka sareeya oo katirsan saxiixayaasha heshiiska doorashada ay howshaas ka dambeeyaan, balse ma sheegin cidda ay yihiin.<\/p>\n<p>Guddiga xallinta khilaafaadka waxay iska fogeeyeen in ay cid gaar ah ugu eexanayaan go\u2019aannada ay gaaraan, waxayna tilmaameen in si laga baaraan dagay ay u gaaraan go\u2019aannada.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan caddeynaynaa annaga kooxi nama leh, nidaam gaar ah uma adeeggayno, koox gaar ah uma adeeggayno. Waxaanu u adeegggaynaa kala saarida xildhibaannada ama musharraxiinta ee ku qanci waaya natiijada doorashada,\u2019 ayuu yiri masuul katirsan guddiga xallinta khilaafaadka.<\/p>\n<p>Guddiga xallinta khilaafaadka ayaa tan iyo markii ay doorashooyinku bilowdeen ma jirin hal kursi oo cabasho lagasoo gudbiyay oo ay doorashadiisa dib ugu celiyeen. Kaliya 2 labo kursi ayay hakiyeen kadibna way siidaayeen.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir ayaa, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa\u00a0 ku eedeeyay guddiga xallinta khilaafadka ayaa in ay sumcadoodii ku dhimatay kadib markii ay siidaayeen kursigii taliye Yaasiin Fareey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka oo shir jaraa\u2019id maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in cadaadis lagu hayo waajibaadkoooda shaqo ee loo igmaday. Guddiga ayaa sheegay in ay dalbanayaan in lagu ixtiraamo shaqada ay hayaan, iyagoo sheegay in dad ka sareeya oo katirsan saxiixayaasha heshiiska doorashada ay howshaas ka dambeeyaan, balse ma sheegin cidda ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165671,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165670","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga xallinta khilaafaadka oo sheegay in dhibaato lagu hayo shaqadooda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga xallinta khilaafaadka oo sheegay in dhibaato lagu hayo shaqadooda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka oo shir jaraa\u2019id maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in cadaadis lagu hayo waajibaadkoooda shaqo ee loo igmaday. Guddiga ayaa sheegay in ay dalbanayaan in lagu ixtiraamo shaqada ay hayaan, iyagoo sheegay in dad ka sareeya oo katirsan saxiixayaasha heshiiska doorashada ay howshaas ka dambeeyaan, balse ma sheegin cidda ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-18T10:52:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211218637754020776450961.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/\",\"name\":\"Guddiga xallinta khilaafaadka oo sheegay in dhibaato lagu hayo shaqadooda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211218637754020776450961.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-18T10:52:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211218637754020776450961.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211218637754020776450961.jpeg\",\"width\":660,\"height\":366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga xallinta khilaafaadka oo sheegay in dhibaato lagu hayo shaqadooda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga xallinta khilaafaadka oo sheegay in dhibaato lagu hayo shaqadooda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga xallinta khilaafaadka oo sheegay in dhibaato lagu hayo shaqadooda - Wardoon","og_description":"Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka oo shir jaraa\u2019id maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in cadaadis lagu hayo waajibaadkoooda shaqo ee loo igmaday. Guddiga ayaa sheegay in ay dalbanayaan in lagu ixtiraamo shaqada ay hayaan, iyagoo sheegay in dad ka sareeya oo katirsan saxiixayaasha heshiiska doorashada ay howshaas ka dambeeyaan, balse ma sheegin cidda ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-18T10:52:42+00:00","og_image":[{"width":660,"height":366,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211218637754020776450961.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/","name":"Guddiga xallinta khilaafaadka oo sheegay in dhibaato lagu hayo shaqadooda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211218637754020776450961.jpeg","datePublished":"2021-12-18T10:52:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211218637754020776450961.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211218637754020776450961.jpeg","width":660,"height":366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-oo-sheegay-in-dhibaato-lagu-hayo-shaqadooda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga xallinta khilaafaadka oo sheegay in dhibaato lagu hayo shaqadooda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165670"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165670"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165670\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165672,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165670\/revisions\/165672"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165671"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}