{"id":165722,"date":"2021-12-20T12:51:26","date_gmt":"2021-12-20T09:51:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165722"},"modified":"2021-12-20T12:52:37","modified_gmt":"2021-12-20T09:52:37","slug":"daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u00a0Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay dagaal dhex maray Duuliyaasha Diyaaradda Turkish Airline iyo qaar kamid ah dhalinyaro laga soo tarxilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165723\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-20-at-09.48.06.png\" alt=\"\" width=\"1594\" height=\"1042\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-20-at-09.48.06.png 1594w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-20-at-09.48.06-300x196.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-20-at-09.48.06-1024x669.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-20-at-09.48.06-768x502.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-20-at-09.48.06-1536x1004.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-20-at-09.48.06-696x455.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-20-at-09.48.06-1068x698.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-20-at-09.48.06-642x420.png 642w\" sizes=\"(max-width: 1594px) 100vw, 1594px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa shalay gudaha diyaarada Turkish Airlines ka dhacay gacan ka hadal dhax maray dhalinyaro Soomaaliyeed oo laga soo tarxiilay dalka Turkiga iyo qaar kamid ah shaqaalaha diyaarada xili ay soo caga dhiganeysay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Gacan ka hadalka diyaarada gudaheeda ka dhacay ayaa waxyeelo kasoo gaartay mid kamid ah shaqaalaha diyaarada Turkish Airlines kaa oo la geeyay xarun caafimaad, waxaana ciidamada booliiska xireen dhalinyaradii ku lugta laheyd rabshada gacan ka hadalka.<\/p>\n<p>Afhayeen ciidanka booliiska Soomaaliya oo goordhaw warbaahinta kula hadlay xarunta dambi baarista CID-da , ayaa sheegay in booliiska wadaan baaritaano ku aadan kiiskan gacan ka hadalka ah ee dhacay gudaha diyaarada Turkish Airlines.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay afhayeenka in gacan ka hadalka ay waxyeelo kasoo gaartay mid kamid ah shaqaalaha diyaarada uuna hada caafimaadkiisa fiican yahay, waxa uuna xusay in booliiska xireen dhalinyaro falkaasi ka dhacay gudaha diyaarada ku lug lahaa.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaana cadeeyay in baarista ay wali socoto ayna mudan doonto cid kasta oo dambi lagu helo ciqaabta uu leeyahay, waxa uuna sheegay in booliiska marnaba raali ka noqon doonin in dad lagu xadgudbo ha ahaadaan Soomaali ama ajanaiib.<\/p>\n<p>Dhalinyaro Soomaaliyeed oo laga soo tarxiilay dalka Turkiga ayaa shalay subax xili laga soo dejinayay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde waxa ay isku dhaceyn shaqaalaha diyaarada, waxaana gudaha diyaarada ka dhacay gacan ka hadal waxyeelo sababay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F253471730211157%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa shalay gudaha diyaarada Turkish Airlines ka dhacay gacan ka hadal dhax maray dhalinyaro Soomaaliyeed oo laga soo tarxiilay dalka Turkiga iyo qaar kamid ah shaqaalaha diyaarada xili ay soo caga dhiganeysay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Gacan ka hadalka diyaarada gudaheeda ka dhacay ayaa waxyeelo kasoo gaartay mid kamid ah shaqaalaha diyaarada Turkish Airlines kaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165723,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165722","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u00a0Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay dagaal dhex maray Duuliyaasha Diyaaradda Turkish Airline iyo qaar kamid ah dhalinyaro laga soo tarxilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u00a0Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay dagaal dhex maray Duuliyaasha Diyaaradda Turkish Airline iyo qaar kamid ah dhalinyaro laga soo tarxilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa shalay gudaha diyaarada Turkish Airlines ka dhacay gacan ka hadal dhax maray dhalinyaro Soomaaliyeed oo laga soo tarxiilay dalka Turkiga iyo qaar kamid ah shaqaalaha diyaarada xili ay soo caga dhiganeysay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Gacan ka hadalka diyaarada gudaheeda ka dhacay ayaa waxyeelo kasoo gaartay mid kamid ah shaqaalaha diyaarada Turkish Airlines kaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-20T09:51:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-12-20T09:52:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-20-at-09.48.06-1024x669.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"669\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u00a0Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay dagaal dhex maray Duuliyaasha Diyaaradda Turkish Airline iyo qaar kamid ah dhalinyaro laga soo tarxilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-20-at-09.48.06.png\",\"datePublished\":\"2021-12-20T09:51:26+00:00\",\"dateModified\":\"2021-12-20T09:52:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-20-at-09.48.06.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-20-at-09.48.06.png\",\"width\":1594,\"height\":1042},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u00a0Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay dagaal dhex maray Duuliyaasha Diyaaradda Turkish Airline iyo qaar kamid ah dhalinyaro laga soo tarxilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u00a0Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay dagaal dhex maray Duuliyaasha Diyaaradda Turkish Airline iyo qaar kamid ah dhalinyaro laga soo tarxilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u00a0Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay dagaal dhex maray Duuliyaasha Diyaaradda Turkish Airline iyo qaar kamid ah dhalinyaro laga soo tarxilay - Wardoon","og_description":"Waxaa shalay gudaha diyaarada Turkish Airlines ka dhacay gacan ka hadal dhax maray dhalinyaro Soomaaliyeed oo laga soo tarxiilay dalka Turkiga iyo qaar kamid ah shaqaalaha diyaarada xili ay soo caga dhiganeysay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Gacan ka hadalka diyaarada gudaheeda ka dhacay ayaa waxyeelo kasoo gaartay mid kamid ah shaqaalaha diyaarada Turkish Airlines kaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-20T09:51:26+00:00","article_modified_time":"2021-12-20T09:52:37+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":669,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-20-at-09.48.06-1024x669.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/","name":"DAAWO:-\u00a0Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay dagaal dhex maray Duuliyaasha Diyaaradda Turkish Airline iyo qaar kamid ah dhalinyaro laga soo tarxilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-20-at-09.48.06.png","datePublished":"2021-12-20T09:51:26+00:00","dateModified":"2021-12-20T09:52:37+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-20-at-09.48.06.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-20-at-09.48.06.png","width":1594,"height":1042},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaal-dhex-maray-duuliyaasha-diyaaradda-turkish-airline-iyo-qaar-kamid-ah-dhalinyaro-laga-soo-tarxilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u00a0Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay dagaal dhex maray Duuliyaasha Diyaaradda Turkish Airline iyo qaar kamid ah dhalinyaro laga soo tarxilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165722"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165722"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165722\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165725,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165722\/revisions\/165725"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165723"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165722"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165722"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165722"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}