{"id":165737,"date":"2021-12-20T20:47:58","date_gmt":"2021-12-20T17:47:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165737"},"modified":"2021-12-20T20:47:58","modified_gmt":"2021-12-20T17:47:58","slug":"hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/","title":{"rendered":"Hogamiyaha oo ciidamada TPLF ku amray inay deg deg ugasoobaxaan meelih ay qabsadeen"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><span class=\"s1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165738\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Debretsion-Gebremichael-scaled-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1664\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Debretsion-Gebremichael-scaled-1.jpeg 2560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Debretsion-Gebremichael-scaled-1-300x195.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Debretsion-Gebremichael-scaled-1-1024x666.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Debretsion-Gebremichael-scaled-1-768x499.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Debretsion-Gebremichael-scaled-1-1536x998.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Debretsion-Gebremichael-scaled-1-2048x1331.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Debretsion-Gebremichael-scaled-1-696x452.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Debretsion-Gebremichael-scaled-1-1068x694.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Debretsion-Gebremichael-scaled-1-646x420.jpeg 646w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Ciidamada Tigray-ga ee la dagaalamaya dowladda dhexe ayaa ka baxaya dhammaan gobollada deriska la ah ee waqooyiga Ethiopia, waxaa sidaas ku dhowaaqay hoggaamiyahooda.<\/span><\/p>\n<p>Hogamiyaha ciidamada TPLF ayaa ciidamadiisa dagaalka kula jira kuwa Ethiopia ku amray inay si deg deg ah uga soo baxaan goobaha dagaalka ay kaga jiraan, islamarkaana ay iskugu yimaadan soohdinta gobolka Tigray.<\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Tallaabadan lama filaanka ah ayaa dhabbaha u xaari karta xabad-joojin la gaaro kadib 13 bilood oo dagaal qaraar ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">\u201cWaxaan aamineynaa in ficilkeena geesinimada ah ee ka bixitaan uu go\u2019aamin doono nabad,\u201d ayuu qoray Debretsion Gebremichael oo ah madaxa TPLF.<\/span><\/p>\n<p>madaxa xisbiga TPLF oo ah xisbi siyaasadeedka gacanta ku haya inta badan gobolka waqooyi ee Tigray.<\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Warqadda uu diray QM ayuu ku baaqay in hawada gobolka Tigray laga dhigo aag duulimaadyada ka caagan, cunaqabateyn hub oo lagu soo rogo Ethiopia iyo xulufadeeda Eritrea iyo in la dejiyo hab ay QM ku xaqiijin karto in dhammaan ciidamada banaanka ka yimid ay ka baxaan Tigray.<\/span><\/p>\n<p>Debretsion ayaa sheegay inuu rajeynayo in ka bixitaanka Tigray ee gobollada Afar iyo Amhara ay bulshada caalamka ku qasbi doonto inay xaqiijiyaan in gargaarka uu gaari doono gobolka Tigray.<\/p>\n<p class=\"p1\">QM ayaa horey dowladda ugu eedeeyey inay xayiraad kusoo rogtay gobolka \u2013 eedeyntaas oo dowladda ay beenisay.<\/p>\n<p class=\"p1\">\u201cWaxaan fileynaa in maadaama aan ka baxeyno, in bulshada caalamka ay wax ka qaban doonaan xaaladda Tigray, maadaama aysan hadda kadib qiil ka dhigan karin in ciidamadeena ay qabsanayaan Amhara iyo Afar,\u201d waxaa sidaas\u00a0<i>Reuters<\/i>\u00a0u sheegay afhayeenka TPLF Getachew Reda.<\/p>\n<p class=\"p1\">Hindisooyinka kale ee ku jiray warqadda uu Debretsion u diray QM ayaa waxaa ka mid ahaa in lasii daayo kumanaanka qof ee maxaabiista siyaasadeed ee Tigray-ga ah ee u xiran dowladda iyo in baarayaal caalami ah ay raadiyaan kuwa ka mas\u2019uulka ah dambiyada dagaal.<\/p>\n<p>Dowladda Ethiopia weli kama jawaabin go\u2019aanka ay gaareen Tigray-ga.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa u muuqda mid wax ka bedeli doona dagaalka socda in ka badan sanadka, ayada oo ay noqonayso tallaabo loo qaaday dhinaca xabbad joojinta, inkasta oo aan la ogeyn sida ay uga falcelineyso xukuumadda Abiy.<\/p>\n<p>Ku dhawaaqista hogaamiyaha TPLF ayaa timid kadib guulo waaweyn oo dhuleed oo ay gaareen ciidamada dawladu todobaadyadii lasoo dhaafay, kuwaas oo dib ula wareegay ku dhawaad \u200b\u200bdhamaan magaalooyinkii waaweyna ee hore looga qabsaday.<\/p>\n<p>Hase yeeshe hogaanka TPLF, Debretsion Gebremichael wuu beeniyay in dagaaladii looga adkaaday.<\/p>\n<p class=\"p1\">QM ayaa toddobaadkii tegay isku raacday in baaritaan madax-banaan lagu sameeyey xadgudubyada xuquuqda aadanaha ee Ethiopia \u2013 tallaabadaas oo ay si weyn uga soo horjeesatay dowladda.<\/p>\n<p class=\"p2\">Dhex-dhexaadiyayaal caalami ah oo ay ku jiraan Mareykanka iyo Midowga Afrika ayaa marar badan isku dayey inay xabad-joojin dhex dhigaan labada dhinac, si gargaarka loogu ogolaado inuu galo Tigray.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.aljazeera.com\/news\/2021\/12\/20\/tplf-rebels-announce-retreat-to-ethiopias-tigray-region\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Tigray-ga ee la dagaalamaya dowladda dhexe ayaa ka baxaya dhammaan gobollada deriska la ah ee waqooyiga Ethiopia, waxaa sidaas ku dhowaaqay hoggaamiyahooda. Hogamiyaha ciidamada TPLF ayaa ciidamadiisa dagaalka kula jira kuwa Ethiopia ku amray inay si deg deg ah uga soo baxaan goobaha dagaalka ay kaga jiraan, islamarkaana ay iskugu yimaadan soohdinta gobolka Tigray. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165738,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165737","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hogamiyaha oo ciidamada TPLF ku amray inay deg deg ugasoobaxaan meelih ay qabsadeen - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hogamiyaha oo ciidamada TPLF ku amray inay deg deg ugasoobaxaan meelih ay qabsadeen - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Tigray-ga ee la dagaalamaya dowladda dhexe ayaa ka baxaya dhammaan gobollada deriska la ah ee waqooyiga Ethiopia, waxaa sidaas ku dhowaaqay hoggaamiyahooda. Hogamiyaha ciidamada TPLF ayaa ciidamadiisa dagaalka kula jira kuwa Ethiopia ku amray inay si deg deg ah uga soo baxaan goobaha dagaalka ay kaga jiraan, islamarkaana ay iskugu yimaadan soohdinta gobolka Tigray. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-20T17:47:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Debretsion-Gebremichael-scaled-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1664\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/\",\"name\":\"Hogamiyaha oo ciidamada TPLF ku amray inay deg deg ugasoobaxaan meelih ay qabsadeen - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Debretsion-Gebremichael-scaled-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-20T17:47:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Debretsion-Gebremichael-scaled-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Debretsion-Gebremichael-scaled-1.jpeg\",\"width\":2560,\"height\":1664},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hogamiyaha oo ciidamada TPLF ku amray inay deg deg ugasoobaxaan meelih ay qabsadeen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hogamiyaha oo ciidamada TPLF ku amray inay deg deg ugasoobaxaan meelih ay qabsadeen - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hogamiyaha oo ciidamada TPLF ku amray inay deg deg ugasoobaxaan meelih ay qabsadeen - Wardoon","og_description":"Ciidamada Tigray-ga ee la dagaalamaya dowladda dhexe ayaa ka baxaya dhammaan gobollada deriska la ah ee waqooyiga Ethiopia, waxaa sidaas ku dhowaaqay hoggaamiyahooda. Hogamiyaha ciidamada TPLF ayaa ciidamadiisa dagaalka kula jira kuwa Ethiopia ku amray inay si deg deg ah uga soo baxaan goobaha dagaalka ay kaga jiraan, islamarkaana ay iskugu yimaadan soohdinta gobolka Tigray. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-20T17:47:58+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1664,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Debretsion-Gebremichael-scaled-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/","name":"Hogamiyaha oo ciidamada TPLF ku amray inay deg deg ugasoobaxaan meelih ay qabsadeen - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Debretsion-Gebremichael-scaled-1.jpeg","datePublished":"2021-12-20T17:47:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Debretsion-Gebremichael-scaled-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Debretsion-Gebremichael-scaled-1.jpeg","width":2560,"height":1664},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogamiyaha-oo-ciidamada-tplf-ku-amray-inay-deg-deg-ugasoobaxaan-meelih-ay-qabsadeen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hogamiyaha oo ciidamada TPLF ku amray inay deg deg ugasoobaxaan meelih ay qabsadeen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165737"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165737"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165737\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165739,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165737\/revisions\/165739"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165738"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}