{"id":165777,"date":"2021-12-21T20:40:32","date_gmt":"2021-12-21T17:40:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165777"},"modified":"2021-12-21T20:40:32","modified_gmt":"2021-12-21T17:40:32","slug":"maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo kahadlay dagaalka Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165779\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/EN_Bandiera_USA.jpeg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"514\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/EN_Bandiera_USA.jpeg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/EN_Bandiera_USA-300x193.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/EN_Bandiera_USA-768x493.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/EN_Bandiera_USA-696x447.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/EN_Bandiera_USA-654x420.jpeg 654w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka ayaa si adag uga hortimid dagaalka maanta ka qarxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada PSF iyo kuwa Puntland.<\/p>\n<p>Qoraal ay soo saartay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu dalbaday in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka Boosaaso, islamarkaana lagu soo laabto miiska wada-hadallada.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku baaqeynaa in si deg deg loo joojiyo colaadda Boosaaso, laguna soo laabto wada-hadallada si loo helo xal nabadeed oo laga wada-xaajooday. Sii socoshada dagaalka waxay waxyeelo dheeri ah u gaysaneysaa un Boosaaso iyo shacabkeed,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka ay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya kasoo saartay dagaalka Boosaaso.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165778\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-21-at-17.36.45.png\" alt=\"\" width=\"1242\" height=\"682\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-21-at-17.36.45.png 1242w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-21-at-17.36.45-300x165.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-21-at-17.36.45-1024x562.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-21-at-17.36.45-768x422.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-21-at-17.36.45-696x382.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-21-at-17.36.45-1068x586.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-21-at-17.36.45-765x420.png 765w\" sizes=\"(max-width: 1242px) 100vw, 1242px\" \/><\/p>\n<p>Mareykanka ayaa hore uga walaacsana in xiisada ciidanka PSF iyo madaxweyne Deni u dhaxeysa ay isku rogto dagaal, sida saaka ka dhacday magaalada Boosaaso, taasi oo ciidanka ka weecin karta dagaalkii lagula jiray kooxaha argagixisada.<\/p>\n<p>Ciidamada PSF ayaa waxaa tababara Mareykanka, si ay ula dagaalamaan argagixisada, taasi oo ka dhigan in Mareykanka ay aad u daneynayaan arrintan, kuna qasban yihiin inay soo faro-geliyaan.<\/p>\n<p>Sida ay hore u baahisay Caasimada Online, Safaaradda Mareykanka ayaa labo jeer la hadashay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, tan iyo markii ay xiisada soo kala dhex gashay Saraakiisha PSF, iyadoo ku amartay inuu xal aan xabbad aheyn u helo xiisadda.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa u muuqda mid iska dhago tiray dalabkii Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, kaasi oo ku aadana in laga baaqsado wixii saaka ka dhacay Boosaaso, hase yeeshe uu door biday dhaqan gelinta wareegtadii xil ka qaadistii agaasimaha ciidankaas.<\/p>\n<p>Ciidamada PSF iyo kuwa Puntland ee taabacsan Deni ayaa dagaal saacado socday maanta ku dhex-maray magaalada Boosaaso, kaasi oo uu ka dhashay khasaaro xoog leh oo soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamayey iyo dad Shacab ah.<\/p>\n<p>Dagaalka oo barqanimadi maanta ah ka bilowday Boosaaso ayaa lagu soo waramaya in illa iyo hadda inta la xaqiijiyay ay ku dhinteen Saddex qof oo laba kamid ah ay yihiin Shacab.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lagu soo waramaya in ciidamada Puntland ay dhankooda uga dhaawacmeen 6 askari, halka kuwa PSF uu dhaawac ka soo gaaray 8 askari, dadka shacabka ah ee dagaalka ku dhaawacmay ayaa waxaa sidoo kale la sheegay inay tiradoodu gaareyso 7 qof.<\/p>\n<p>Maamulka magaalada Boosaaso ayaa dhankooda ku eedeyay in dagaalka ay qeyb ka yihiin ciidamada Gorgor ee dolwadda feeraalka Soomaaliya, islamarkaana ay hoobiyayaal ku garaaceen qaybo kamid ah magaalada.<\/p>\n<p>Arrimahan ayaa imanaya xilli ay guul-dareysteen wada-hadalo muddooyinkii ugu dambeysay loogu jiray in lagu soo afjaro xiisada Boosaaso, kadib markii labada dhinac ay ku heshiin waayeen go\u2019aanno kasoo baxay Isimada.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/twitter.com\/US2SOMALIA\/status\/1473330229720621059?ref_src=twsrc%5Etfw%7Ctwcamp%5Etweetembed%7Ctwterm%5E1473330229720621059%7Ctwgr%5E%7Ctwcon%5Es1_&amp;ref_url=https%3A%2F%2Fwww.caasimada.net%2Fdeg-deg-mareykanka-oo-war-kasoo-saaray-dagaalka-boosaaso%2F\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa si adag uga hortimid dagaalka maanta ka qarxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada PSF iyo kuwa Puntland. Qoraal ay soo saartay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu dalbaday in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka Boosaaso, islamarkaana lagu soo laabto miiska wada-hadallada. \u201cWaxaan ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165779,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165777","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maraykanka oo kahadlay dagaalka Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maraykanka oo kahadlay dagaalka Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Mareykanka ayaa si adag uga hortimid dagaalka maanta ka qarxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada PSF iyo kuwa Puntland. Qoraal ay soo saartay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu dalbaday in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka Boosaaso, islamarkaana lagu soo laabto miiska wada-hadallada. \u201cWaxaan ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-21T17:40:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/EN_Bandiera_USA.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"514\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/\",\"name\":\"Maraykanka oo kahadlay dagaalka Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/EN_Bandiera_USA.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-21T17:40:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/EN_Bandiera_USA.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/EN_Bandiera_USA.jpeg\",\"width\":800,\"height\":514},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maraykanka oo kahadlay dagaalka Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maraykanka oo kahadlay dagaalka Boosaaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maraykanka oo kahadlay dagaalka Boosaaso - Wardoon","og_description":"Dowladda Mareykanka ayaa si adag uga hortimid dagaalka maanta ka qarxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada PSF iyo kuwa Puntland. Qoraal ay soo saartay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu dalbaday in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka Boosaaso, islamarkaana lagu soo laabto miiska wada-hadallada. \u201cWaxaan ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-21T17:40:32+00:00","og_image":[{"width":800,"height":514,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/EN_Bandiera_USA.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/","name":"Maraykanka oo kahadlay dagaalka Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/EN_Bandiera_USA.jpeg","datePublished":"2021-12-21T17:40:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/EN_Bandiera_USA.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/EN_Bandiera_USA.jpeg","width":800,"height":514},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-kahadlay-dagaalka-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maraykanka oo kahadlay dagaalka Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165777"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165777"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165777\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165780,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165777\/revisions\/165780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165779"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165777"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165777"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165777"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}