{"id":165791,"date":"2021-12-22T12:51:25","date_gmt":"2021-12-22T09:51:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165791"},"modified":"2021-12-22T12:51:25","modified_gmt":"2021-12-22T09:51:25","slug":"taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/","title":{"rendered":"Taliyaha cidanka xooga oo la amray inuu baaro warkii kasooyeray taliyaha cidamada Bada"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165793\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Odowaa.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Odowaa.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Odowaa-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Odowaa-1024x682.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Odowaa-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Odowaa-1536x1023.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Odowaa-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Odowaa-1068x711.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Odowaa-631x420.jpeg 631w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\">Wasiirka Gaanshaandhigga Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa soo saaray amar baaritaan oo ku saabsan dhulka la sheegay in la boobayo ee ciidamada Badda Soomaaliya.<\/p>\n<p class=\"p1\">Taliyaha ciidamada Badda Soomaaliya Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ku eedeeyey inuu boobayo dhulkaas, islamarkaana uu si shakhsi ah guri uga dhisanayo, isagoo wacad ku maray in arrintaas aysan ogolaa doonin.<\/p>\n<p class=\"p1\">Wasiirka Gaashaandhigga ayaa amar ku siiyey Taliyaha ciidamada xoogga General Odawaa inuu baaritaan sharci ah ku sameeyo wararka soo baxay ee sheegayo in la boobayo dhulka ciidamada Badda ee ku yaalo Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p class=\"p1\">Warqadda kasoo baxday wasiirka Gaashaandhigga, islamarkaana la ogeysiiyey xafiisyada Madaxweynaha, Ra\u2019iisul Wasaaraha, Hanti-Dhowraha iyo Gar yaqaanka guud ayaa lagu yiri:<\/p>\n<p class=\"p1\">\u201cWaxaa warbaahinta lagu faafiyey muuqaalo la sheegay in laga soo duubay Taliyaha ciidamada Badda kaasoo ku eedeenayo madaxda Qaranka oo uu Ra\u2019isulwasaaraha kamid yahay inay ku lug leeyihiin dhulka Ciidanka Badda ee loo adeegsaday arrimo shaqsiyadeed, waxaa lagu farayaa taliye inaad baaritaan deg deg ah ku sameysid arrintaan, sidoo kalana aad ka qaadatid tallaabo waafaqsan shuruucda dalka iyo xeerka ciidanka Xoogga dalka,\u201d ayuu yiri wasiirka gaashaandhigga.<\/p>\n<p class=\"p1\">Kiiska dhulka Ciidamada Badda ayaa kusoo aadayo xilli la sheegayo inuu khilaaf cusub soo kala dhex galay madaxweynaha waqtiga ka dhammaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Rooble, waxaana la rumeysan yahay in kiiskaan uu qeyb ka yahay cadaadis lagu hayo Rooble.<\/p>\n<p>Xog aan helnay ayaa sheegeysa in eedda iyo weerarka ka timid taliyaha ciidamada badda uu ka dambeeyo madaxweyne Farmaajo oo ka careysan xeyrinta Rooble ee xubno ka mid ah guddiga xalinta khilaafaadka doorashada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165792\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/6bdc5fbc-0ad2-470b-8237-314c424d9fd9.jpeg\" alt=\"\" width=\"784\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/6bdc5fbc-0ad2-470b-8237-314c424d9fd9.jpeg 784w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/6bdc5fbc-0ad2-470b-8237-314c424d9fd9-218x300.jpeg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/6bdc5fbc-0ad2-470b-8237-314c424d9fd9-743x1024.jpeg 743w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/6bdc5fbc-0ad2-470b-8237-314c424d9fd9-768x1058.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/6bdc5fbc-0ad2-470b-8237-314c424d9fd9-696x959.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/6bdc5fbc-0ad2-470b-8237-314c424d9fd9-305x420.jpeg 305w\" sizes=\"(max-width: 784px) 100vw, 784px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaanshaandhigga Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa soo saaray amar baaritaan oo ku saabsan dhulka la sheegay in la boobayo ee ciidamada Badda Soomaaliya. Taliyaha ciidamada Badda Soomaaliya Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ku eedeeyey inuu boobayo dhulkaas, islamarkaana uu si shakhsi ah guri uga dhisanayo, isagoo wacad ku maray in arrintaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165793,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165791","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyaha cidanka xooga oo la amray inuu baaro warkii kasooyeray taliyaha cidamada Bada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyaha cidanka xooga oo la amray inuu baaro warkii kasooyeray taliyaha cidamada Bada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Gaanshaandhigga Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa soo saaray amar baaritaan oo ku saabsan dhulka la sheegay in la boobayo ee ciidamada Badda Soomaaliya. Taliyaha ciidamada Badda Soomaaliya Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ku eedeeyey inuu boobayo dhulkaas, islamarkaana uu si shakhsi ah guri uga dhisanayo, isagoo wacad ku maray in arrintaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-22T09:51:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Odowaa.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/\",\"name\":\"Taliyaha cidanka xooga oo la amray inuu baaro warkii kasooyeray taliyaha cidamada Bada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Odowaa.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-22T09:51:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Odowaa.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Odowaa.jpeg\",\"width\":2048,\"height\":1364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyaha cidanka xooga oo la amray inuu baaro warkii kasooyeray taliyaha cidamada Bada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyaha cidanka xooga oo la amray inuu baaro warkii kasooyeray taliyaha cidamada Bada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyaha cidanka xooga oo la amray inuu baaro warkii kasooyeray taliyaha cidamada Bada - Wardoon","og_description":"Wasiirka Gaanshaandhigga Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa soo saaray amar baaritaan oo ku saabsan dhulka la sheegay in la boobayo ee ciidamada Badda Soomaaliya. Taliyaha ciidamada Badda Soomaaliya Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ku eedeeyey inuu boobayo dhulkaas, islamarkaana uu si shakhsi ah guri uga dhisanayo, isagoo wacad ku maray in arrintaas [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-22T09:51:25+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Odowaa.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/","name":"Taliyaha cidanka xooga oo la amray inuu baaro warkii kasooyeray taliyaha cidamada Bada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Odowaa.jpeg","datePublished":"2021-12-22T09:51:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Odowaa.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Odowaa.jpeg","width":2048,"height":1364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-cidanka-xooga-oo-la-amray-inuu-baaro-warkii-kasooyeray-taliyaha-cidamada-bada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyaha cidanka xooga oo la amray inuu baaro warkii kasooyeray taliyaha cidamada Bada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165791"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165791"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165791\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165794,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165791\/revisions\/165794"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165793"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165791"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165791"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165791"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}