{"id":165811,"date":"2021-12-23T12:30:57","date_gmt":"2021-12-23T09:30:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165811"},"modified":"2021-12-23T12:55:43","modified_gmt":"2021-12-23T09:55:43","slug":"psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/","title":{"rendered":"PSF Xabadd Joojin Dambe Ma aqbalayno"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165812\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/pssf.jpeg\" alt=\"\" width=\"1666\" height=\"1666\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/pssf.jpeg 1666w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/pssf-300x300.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/pssf-1024x1024.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/pssf-150x150.jpeg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/pssf-768x768.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/pssf-1536x1536.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/pssf-696x696.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/pssf-1068x1068.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/pssf-420x420.jpeg 420w\" sizes=\"(max-width: 1666px) 100vw, 1666px\" \/><\/p>\n<p>Qoraal cusub oo ka soo baxay hoggaanka taliska PSF-ta ayaa waxaa looga hadlay xiisadda weli ka taagan gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, gaar ahaan dadaallada xalay dib uga dhacay gudaha magaaladaasi.<\/p>\n<p>PSF ayaa ku eedeysay Puntland inay jabisay xabad joojintii lagu dhowaaqay, isla-markaana ay weerar ku soo qaaday xerada PSF, sida lagu sheegay warka ka soo baxay taliska.<\/p>\n<p>Sidoo kale PFS ayaa sheegtay in wasiirada Puntland ee haatan ku sugan magaalada Boosaaso inay sii hurinayaan colaada haatan ka aloolsan magaaladaasi.<\/p>\n<p>\u201dWasiiradii ay dowladdu usoo xil-saartay arrintaan waxay sii hurinayaan colaadda iyo barakicinta shacabka, waxaa sii socda dhiig-baxa shacabka iyo Ciidanka Puntiand,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Dhanka kale PFS ayaa shaacisay in haatan ay ciidamadeeda ay ku sugan yihiin gudaha xerada, waxayna uga digtay kuwa Puntland inay soo weeraraan halkaasi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165813\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/psf.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"721\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/psf.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/psf-300x300.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/psf-150x150.jpeg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/psf-696x697.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/psf-419x420.jpeg 419w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>\u201cWaxaan oga digaynaa dhallinyaradda Ciidamadda kala duwan ka tirsan ee lasoo marin habaabinayo inaysan naftooda u biimeyn shaqsi aanan garanayn culeyska ay leedahay masuuliyadda. PSF waxay ku sugantahay xarunteedii, weyna is-difaacaysaa, waxayna ku kalsoontahay shacabk,\u201d ayaa markale lagu yiri qoraalka kasoo baxay taliska ciidanka PFS.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa daba socda eedeyn ay goordhoweyd madaxtooyada Putland u jeedisay PSF-ta oo ay sheegtay inay colaad kasii hurineyso magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.<\/p>\n<p>Si kastaba, hadallada kul kulul ee ay labada dhinac isku marinayaan warbaahinta ayaa uga sii daraya xiisadda Boosaaso, waxayna caqabad ku yihiin wada-hadallada haatan billowday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165816\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/269817927_455479432614053_5733775913471225117_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/269817927_455479432614053_5733775913471225117_n.jpeg 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/269817927_455479432614053_5733775913471225117_n-212x300.jpeg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/269817927_455479432614053_5733775913471225117_n-297x420.jpeg 297w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraal cusub oo ka soo baxay hoggaanka taliska PSF-ta ayaa waxaa looga hadlay xiisadda weli ka taagan gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, gaar ahaan dadaallada xalay dib uga dhacay gudaha magaaladaasi. PSF ayaa ku eedeysay Puntland inay jabisay xabad joojintii lagu dhowaaqay, isla-markaana ay weerar ku soo qaaday xerada PSF, sida lagu sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165812,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165811","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>PSF Xabadd Joojin Dambe Ma aqbalayno - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"PSF Xabadd Joojin Dambe Ma aqbalayno - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qoraal cusub oo ka soo baxay hoggaanka taliska PSF-ta ayaa waxaa looga hadlay xiisadda weli ka taagan gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, gaar ahaan dadaallada xalay dib uga dhacay gudaha magaaladaasi. PSF ayaa ku eedeysay Puntland inay jabisay xabad joojintii lagu dhowaaqay, isla-markaana ay weerar ku soo qaaday xerada PSF, sida lagu sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-23T09:30:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-12-23T09:55:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/pssf.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1666\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1666\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/\",\"name\":\"PSF Xabadd Joojin Dambe Ma aqbalayno - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/pssf.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-23T09:30:57+00:00\",\"dateModified\":\"2021-12-23T09:55:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/pssf.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/pssf.jpeg\",\"width\":1666,\"height\":1666},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"PSF Xabadd Joojin Dambe Ma aqbalayno\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"PSF Xabadd Joojin Dambe Ma aqbalayno - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"PSF Xabadd Joojin Dambe Ma aqbalayno - Wardoon","og_description":"Qoraal cusub oo ka soo baxay hoggaanka taliska PSF-ta ayaa waxaa looga hadlay xiisadda weli ka taagan gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, gaar ahaan dadaallada xalay dib uga dhacay gudaha magaaladaasi. PSF ayaa ku eedeysay Puntland inay jabisay xabad joojintii lagu dhowaaqay, isla-markaana ay weerar ku soo qaaday xerada PSF, sida lagu sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-23T09:30:57+00:00","article_modified_time":"2021-12-23T09:55:43+00:00","og_image":[{"width":1666,"height":1666,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/pssf.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/","name":"PSF Xabadd Joojin Dambe Ma aqbalayno - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/pssf.jpeg","datePublished":"2021-12-23T09:30:57+00:00","dateModified":"2021-12-23T09:55:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/pssf.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/pssf.jpeg","width":1666,"height":1666},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/psf-xabadd-joojin-dambe-ma-aqbalayno\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"PSF Xabadd Joojin Dambe Ma aqbalayno"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165811"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165811"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165811\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165817,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165811\/revisions\/165817"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165812"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165811"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165811"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165811"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}