{"id":165845,"date":"2021-12-23T17:16:57","date_gmt":"2021-12-23T14:16:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165845"},"modified":"2021-12-23T17:18:06","modified_gmt":"2021-12-23T14:18:06","slug":"cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cabdiraxmaan Cirro  marna ma aqbalayno in xiligaan lafuro ururada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165846\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758325486241224.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"361\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758325486241224.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758325486241224-300x164.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Musharaxa madaxweynaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo boqolaal taageerayaal ah kula hadlay madaarka Cigaal ee Hargaysa, xili uu kasoo laabtay safar dibada ah, ayuu sheegay in mucaaradku anay aqbalaynin in ururada la furo doorashada madaxweynaha ka hor.<\/p>\n<p>Cirro waxa uu sheegay in xisbigiisu aanu aqoonsanaan doonin hadii madaxweyne Biixi doorashada madaxweynaha wakhtigeeda ku qaban waayo, wuxuuna ku hanjabay in uu madaxweyne isku caleema saari doono.<\/p>\n<p>&#8220;Madaxweyne Muuse u aqoonsan mayno marka uu dhamaysto muddo xileedkiisa dasruuriga ah, hadii aan doorasho la qaban, maalin dhawayd waxad maqlayseen xukuumada oo tidhi ururadu way iska furanyihiin, madaxweynayaashuna way iska furnaan doonaan&#8221; ayuu yidhi Cirro.<\/p>\n<p>Cirro waxa uu sheegay in xisbiyada mucaaradku anay diidanayn furista ururada siyaasada, lakin ay kaliya rabaan in doorashada madaxweynaha lasoo horaysiiyo.<\/p>\n<p>&#8220;Waxan halkan idiinka caddaynayaa in xisbiga Waddani iyo xisbiga kale ee UCID midkoodna aanu kasoo horjeedin furista ururada siyaasada, cuqdadna ka qabin, aqbali doonina waxan xeer jidaynin, doorashooyinka waxa loo soo kala horaysiinayaa siday u kala horeeyaan&#8221; ayuu yidhi Cirro.<\/p>\n<p>&#8220;Doorashada waa in wakhtigeedi lagu qabtaa, yeeli mayno in saacad lagu daro, tartanka ururada diyaar baanu u nahay marka ay dhamaato mudada xeerku siiyay jiritaanka axsaabta qaranka&#8221; ayuu hadalkiisa ku daray Cirro.<\/p>\n<p>Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa ku gacan saydhay furista ururada siyaasada, waxaana jira siyaasiyiin badan oo iyagu dhankooda doonaya in ururada la furo, sidoo kalena 46 mudane oo kamid ah 82 mudane ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa dabada ka riixaya furista ururada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/bdBX0_51ej4\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharaxa madaxweynaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo boqolaal taageerayaal ah kula hadlay madaarka Cigaal ee Hargaysa, xili uu kasoo laabtay safar dibada ah, ayuu sheegay in mucaaradku anay aqbalaynin in ururada la furo doorashada madaxweynaha ka hor. Cirro waxa uu sheegay in xisbigiisu aanu aqoonsanaan doonin hadii madaxweyne Biixi doorashada madaxweynaha wakhtigeeda ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165846,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165845","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cabdiraxmaan Cirro marna ma aqbalayno in xiligaan lafuro ururada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cabdiraxmaan Cirro marna ma aqbalayno in xiligaan lafuro ururada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Musharaxa madaxweynaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo boqolaal taageerayaal ah kula hadlay madaarka Cigaal ee Hargaysa, xili uu kasoo laabtay safar dibada ah, ayuu sheegay in mucaaradku anay aqbalaynin in ururada la furo doorashada madaxweynaha ka hor. Cirro waxa uu sheegay in xisbigiisu aanu aqoonsanaan doonin hadii madaxweyne Biixi doorashada madaxweynaha wakhtigeeda ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-23T14:16:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-12-23T14:18:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758325486241224.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"361\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cabdiraxmaan Cirro marna ma aqbalayno in xiligaan lafuro ururada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758325486241224.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-23T14:16:57+00:00\",\"dateModified\":\"2021-12-23T14:18:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758325486241224.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758325486241224.jpeg\",\"width\":660,\"height\":361},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cabdiraxmaan Cirro marna ma aqbalayno in xiligaan lafuro ururada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cabdiraxmaan Cirro marna ma aqbalayno in xiligaan lafuro ururada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cabdiraxmaan Cirro marna ma aqbalayno in xiligaan lafuro ururada - Wardoon","og_description":"Musharaxa madaxweynaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo boqolaal taageerayaal ah kula hadlay madaarka Cigaal ee Hargaysa, xili uu kasoo laabtay safar dibada ah, ayuu sheegay in mucaaradku anay aqbalaynin in ururada la furo doorashada madaxweynaha ka hor. Cirro waxa uu sheegay in xisbigiisu aanu aqoonsanaan doonin hadii madaxweyne Biixi doorashada madaxweynaha wakhtigeeda ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-23T14:16:57+00:00","article_modified_time":"2021-12-23T14:18:06+00:00","og_image":[{"width":660,"height":361,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758325486241224.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/","name":"DAAWO:-Cabdiraxmaan Cirro marna ma aqbalayno in xiligaan lafuro ururada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758325486241224.jpeg","datePublished":"2021-12-23T14:16:57+00:00","dateModified":"2021-12-23T14:18:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758325486241224.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758325486241224.jpeg","width":660,"height":361},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cirro-marna-ma-aqbalayno-in-xiligaan-lafuro-ururada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cabdiraxmaan Cirro marna ma aqbalayno in xiligaan lafuro ururada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165845"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165845"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165845\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165848,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165845\/revisions\/165848"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165846"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165845"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165845"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165845"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}