{"id":165852,"date":"2021-12-23T20:31:59","date_gmt":"2021-12-23T17:31:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165852"},"modified":"2021-12-23T20:31:59","modified_gmt":"2021-12-23T17:31:59","slug":"daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Muuse Biixi Bisha oo shaaciyay xilga lafurayo xisbiyada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165853\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-23-at-17.29.27.png\" alt=\"\" width=\"1868\" height=\"1190\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-23-at-17.29.27.png 1868w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-23-at-17.29.27-300x191.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-23-at-17.29.27-1024x652.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-23-at-17.29.27-768x489.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-23-at-17.29.27-1536x979.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-23-at-17.29.27-696x443.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-23-at-17.29.27-1068x680.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-23-at-17.29.27-659x420.png 659w\" sizes=\"(max-width: 1868px) 100vw, 1868px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo sii adkeeyay hadalkii wasiir Koore, ayaa sheegay in marka la gaadho bisha May ee sannadka 2022, uu furayo ururadii siyaasada, talaabadaas oo mucaaradku aad uga soo horjeestay.<\/p>\n<p>&#8220;Furista ururada qofna ma go&#8217;aamin karo, qofna kama hadli karo, waxaynu raacaynaa Xeer-14 oo labada gole meel mariyeen madaxweynuhuna saxeexay, ayaa dhaqan gal ah anaga oo fulinayna jidkaa xeerku sheegay bisha May marka la gaadho xisbiyadii waala furayaaye nin walowba ku biyo cab&#8221; ayuu yidhi madaxweyne Biixi.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa xisbiyada mucaaradka usoo jeediyay in anay wax dhib ah u arag furista ururada, isagoo sheegay in wax badan oo laga doodaa anay meesha oolin.<\/p>\n<p>&#8220;Xisbiyada qaranka waxaa ku waajib ah in anay ka boodin furista axsaabta waayo waa sharci, maanta musharaxa xisbiga Waddani wuxuu yidhi xisbiyadii waanu ogolnahay in la furo, hadaa maxaynu ka doonaynaa?&#8221;<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa dhinaca kale, balan qaaday in uu doorashada madaxweynaha wakhtigeeda ku qabanayo &#8220;doorashada madaxweynahana, iyaduna waa waajib eh wakhtigeeda ayaynu maraynaa hadii Alle yidhaahdo&#8221;.<\/p>\n<p>Ku dhawaaqista furista ururada siyaasada ayaa buuq iyo is maan dhaaf ka dhex dhalisay golayaasha siyaasada Somaliland, iyadoo qaar ay u dagaalamayaan furista ururada, halka qaar kalena ka dagaalamayaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FMadaxtooyadaJSL%2Fvideos%2F472763114397769%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo sii adkeeyay hadalkii wasiir Koore, ayaa sheegay in marka la gaadho bisha May ee sannadka 2022, uu furayo ururadii siyaasada, talaabadaas oo mucaaradku aad uga soo horjeestay. &#8220;Furista ururada qofna ma go&#8217;aamin karo, qofna kama hadli karo, waxaynu raacaynaa Xeer-14 oo labada gole meel mariyeen madaxweynuhuna saxeexay, ayaa dhaqan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165853,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165852","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Muuse Biixi Bisha oo shaaciyay xilga lafurayo xisbiyada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Muuse Biixi Bisha oo shaaciyay xilga lafurayo xisbiyada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo sii adkeeyay hadalkii wasiir Koore, ayaa sheegay in marka la gaadho bisha May ee sannadka 2022, uu furayo ururadii siyaasada, talaabadaas oo mucaaradku aad uga soo horjeestay. &#8220;Furista ururada qofna ma go&#8217;aamin karo, qofna kama hadli karo, waxaynu raacaynaa Xeer-14 oo labada gole meel mariyeen madaxweynuhuna saxeexay, ayaa dhaqan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-23T17:31:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-23-at-17.29.27-1024x652.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"652\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/\",\"name\":\"DAAWO:-Muuse Biixi Bisha oo shaaciyay xilga lafurayo xisbiyada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-23-at-17.29.27.png\",\"datePublished\":\"2021-12-23T17:31:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-23-at-17.29.27.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-23-at-17.29.27.png\",\"width\":1868,\"height\":1190},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Muuse Biixi Bisha oo shaaciyay xilga lafurayo xisbiyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Muuse Biixi Bisha oo shaaciyay xilga lafurayo xisbiyada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Muuse Biixi Bisha oo shaaciyay xilga lafurayo xisbiyada - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo sii adkeeyay hadalkii wasiir Koore, ayaa sheegay in marka la gaadho bisha May ee sannadka 2022, uu furayo ururadii siyaasada, talaabadaas oo mucaaradku aad uga soo horjeestay. &#8220;Furista ururada qofna ma go&#8217;aamin karo, qofna kama hadli karo, waxaynu raacaynaa Xeer-14 oo labada gole meel mariyeen madaxweynuhuna saxeexay, ayaa dhaqan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-23T17:31:59+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":652,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-23-at-17.29.27-1024x652.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/","name":"DAAWO:-Muuse Biixi Bisha oo shaaciyay xilga lafurayo xisbiyada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-23-at-17.29.27.png","datePublished":"2021-12-23T17:31:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-23-at-17.29.27.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-23-at-17.29.27.png","width":1868,"height":1190},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-bisha-oo-shaaciyay-xilga-lafurayo-xisbiyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Muuse Biixi Bisha oo shaaciyay xilga lafurayo xisbiyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165852"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165852"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165852\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165854,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165852\/revisions\/165854"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165853"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165852"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165852"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165852"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}