{"id":165861,"date":"2021-12-24T12:36:13","date_gmt":"2021-12-24T09:36:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165861"},"modified":"2021-12-24T12:36:13","modified_gmt":"2021-12-24T09:36:13","slug":"daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Rooble&#8221;Dad baa ka shaqeynaya inay doorashada carqaladeyaan Cidna kama yeeleyno&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165862\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"378\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868-300x172.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee uu dalka ku jiro in looga samata bixi karo doorasho heshiis lagu yahay oo ka dhacda dalka.<\/p>\n<p>Rooble ayaa sheegay in dalka waxa uu u wada xayiran yahay ay tahay dooraahada hadii aysan doorasho dhicina uu dalka galayo xaalad mugdi ah, isagoona sheegay iney ka go&#8217;an tahay hirgelinta doorasho heshiis lagu yahay.<\/p>\n<p>&#8220;Doorasho hadey dhicin dalkan mugdi ayuu galaya waxa loo wada xayiran yahay waa doorashada oo sababtay hoos u dhac ku yimid Ganacsiga dalka, waxaa istaagan macawinoyinkii, deeqadahii dowlada la siin jiray waxaaso dhan doorashada ayaa hakad galin hayso, hadii doorashada naga dhamato waxkasta ay sidooda ayay kusoo laaban doonaan&#8221; ayuu yiri raysal wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Waxuu intaasi ku daray Raysal wasaaraha Soomaaliya in ka xukuumad ahaan ay ka go\u2019an tahay in dalka dhacdo doorasho, isago carabka ku dhuftay ay jiraan dad doonaya inay doorashada hakiyaan oo qorsho kale ka dhex raadinaya, isagoona faray wasiiradda Amniga iyo Gaashaandhiga Xukuumadda iney ka shaqeyaan xaqiijinta amniga dalka.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo yeeray Raysal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kusoo aadaya xili dhowr jeer ay dib u dhacday doorashada, islamarkaana aanan wali go\u2019aan rasmi ah laga gaarin waqtiga ay dhamaaneyso doorashada dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Xh__Dr1Dtw0\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee uu dalka ku jiro in looga samata bixi karo doorasho heshiis lagu yahay oo ka dhacda dalka. Rooble ayaa sheegay in dalka waxa uu u wada xayiran yahay ay tahay dooraahada hadii aysan doorasho dhicina uu dalka galayo xaalad mugdi ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165862,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165861","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Rooble&quot;Dad baa ka shaqeynaya inay doorashada carqaladeyaan Cidna kama yeeleyno&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Rooble&quot;Dad baa ka shaqeynaya inay doorashada carqaladeyaan Cidna kama yeeleyno&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee uu dalka ku jiro in looga samata bixi karo doorasho heshiis lagu yahay oo ka dhacda dalka. Rooble ayaa sheegay in dalka waxa uu u wada xayiran yahay ay tahay dooraahada hadii aysan doorasho dhicina uu dalka galayo xaalad mugdi ah, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-24T09:36:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"378\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/\",\"name\":\"DAAWO:-Rooble\\\"Dad baa ka shaqeynaya inay doorashada carqaladeyaan Cidna kama yeeleyno\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-24T09:36:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868.jpeg\",\"width\":660,\"height\":378},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Rooble&#8221;Dad baa ka shaqeynaya inay doorashada carqaladeyaan Cidna kama yeeleyno&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Rooble\"Dad baa ka shaqeynaya inay doorashada carqaladeyaan Cidna kama yeeleyno\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Rooble\"Dad baa ka shaqeynaya inay doorashada carqaladeyaan Cidna kama yeeleyno\" - Wardoon","og_description":"Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee uu dalka ku jiro in looga samata bixi karo doorasho heshiis lagu yahay oo ka dhacda dalka. Rooble ayaa sheegay in dalka waxa uu u wada xayiran yahay ay tahay dooraahada hadii aysan doorasho dhicina uu dalka galayo xaalad mugdi ah, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-24T09:36:13+00:00","og_image":[{"width":660,"height":378,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/","name":"DAAWO:-Rooble\"Dad baa ka shaqeynaya inay doorashada carqaladeyaan Cidna kama yeeleyno\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868.jpeg","datePublished":"2021-12-24T09:36:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868.jpeg","width":660,"height":378},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-roobledad-baa-ka-shaqeynaya-inay-doorashada-carqaladeyaan-cidna-kama-yeeleyno\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Rooble&#8221;Dad baa ka shaqeynaya inay doorashada carqaladeyaan Cidna kama yeeleyno&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165861"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165861"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165861\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165863,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165861\/revisions\/165863"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165862"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165861"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165861"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165861"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}