{"id":165867,"date":"2021-12-24T13:43:56","date_gmt":"2021-12-24T10:43:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165867"},"modified":"2021-12-24T13:43:56","modified_gmt":"2021-12-24T10:43:56","slug":"daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/","title":{"rendered":"DAAWO:- &#8220;Hadii wanaaga doorashada ladiido waxaa dhaceysa in la isdilo&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165868\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758166428921008.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"342\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758166428921008.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758166428921008-300x155.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Shirjaraa&#8217;id ay si wadajir ah ugu qabteen gudaha magaalada Baledweyne hoggaanka sare ee golaha Kacdoonka gobolka Hiiraan ayaa waxay kaga soo horjeesteen hadalkii dhawaan kasoo yeeray madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed ee ahaa in doorashada Golaha Shacabka ciday rabaan kusoo saari doonaan.<\/p>\n<p>Madaxda golaha kacdoonka Hiiraan oo u horkacaayo Jeneraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud ayaa waxay sheegeen in doorashada 25-ka kursi ah ee taala magaalada Baledweyne iney doonayaan iney noqoto mid ku dhacda si xor iyo xalaal ah, islamarkaana aysan aqbali doonin in la carqaladeeyo doorashada kuraasta taala Baledweyne oo la boobo.<\/p>\n<p>&#8220;Nidaamka iyo sharciga doorashooyinka ay ummadda Soomaaliyeed ku heshiyeen waa in la raaca oo aanan lagu xad gudbin nidaamka, hadii ay timaado in lagu xad gidbana waxaa imaaneysa inuu dhib dhaco, anaga gole ahaan waxan horay u aqbalnay in doorasho xalaal ah ka dhacdo Baledweyne, balse haatan waxan aragna in la doonayo boob, mana la boobi karo doorashada wanageedana waa in uu ka yimada dowlada iyo dadka Soomaaliyeed, hadii wanageda la fiirin wayana waxa dhaceysa in la isdilo oo dhiig daato&#8221; ayuu yiri Jenaraal Abuukar Xuud.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo baxay golaha Kacdoonka Hiiraan ayaa imaanaya xili dhawaan uu magaalada Baledweyne ka sheegay madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle in doorashada kuraasta Baledweyne taala ay kusoo saarayaan cidii ay iyaga rabaan, taasoo abuurtay walaac badan oo la xariira sida ay u qabsoomi karto doorasho xor iyo xalaal ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FAbdulkadirOkNews%2Fvideos%2F338935447962775%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirjaraa&#8217;id ay si wadajir ah ugu qabteen gudaha magaalada Baledweyne hoggaanka sare ee golaha Kacdoonka gobolka Hiiraan ayaa waxay kaga soo horjeesteen hadalkii dhawaan kasoo yeeray madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed ee ahaa in doorashada Golaha Shacabka ciday rabaan kusoo saari doonaan. Madaxda golaha kacdoonka Hiiraan oo u horkacaayo Jeneraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165868,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165867","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- &quot;Hadii wanaaga doorashada ladiido waxaa dhaceysa in la isdilo&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- &quot;Hadii wanaaga doorashada ladiido waxaa dhaceysa in la isdilo&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirjaraa&#8217;id ay si wadajir ah ugu qabteen gudaha magaalada Baledweyne hoggaanka sare ee golaha Kacdoonka gobolka Hiiraan ayaa waxay kaga soo horjeesteen hadalkii dhawaan kasoo yeeray madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed ee ahaa in doorashada Golaha Shacabka ciday rabaan kusoo saari doonaan. Madaxda golaha kacdoonka Hiiraan oo u horkacaayo Jeneraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-24T10:43:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758166428921008.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"342\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/\",\"name\":\"DAAWO:- \\\"Hadii wanaaga doorashada ladiido waxaa dhaceysa in la isdilo\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758166428921008.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-24T10:43:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758166428921008.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758166428921008.jpeg\",\"width\":660,\"height\":342},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- &#8220;Hadii wanaaga doorashada ladiido waxaa dhaceysa in la isdilo&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- \"Hadii wanaaga doorashada ladiido waxaa dhaceysa in la isdilo\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- \"Hadii wanaaga doorashada ladiido waxaa dhaceysa in la isdilo\" - Wardoon","og_description":"Shirjaraa&#8217;id ay si wadajir ah ugu qabteen gudaha magaalada Baledweyne hoggaanka sare ee golaha Kacdoonka gobolka Hiiraan ayaa waxay kaga soo horjeesteen hadalkii dhawaan kasoo yeeray madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed ee ahaa in doorashada Golaha Shacabka ciday rabaan kusoo saari doonaan. Madaxda golaha kacdoonka Hiiraan oo u horkacaayo Jeneraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-24T10:43:56+00:00","og_image":[{"width":660,"height":342,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758166428921008.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/","name":"DAAWO:- \"Hadii wanaaga doorashada ladiido waxaa dhaceysa in la isdilo\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758166428921008.jpeg","datePublished":"2021-12-24T10:43:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758166428921008.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211223637758166428921008.jpeg","width":660,"height":342},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadii-wanaaga-doorashada-ladiido-waxaa-dhaceysa-in-la-isdilo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- &#8220;Hadii wanaaga doorashada ladiido waxaa dhaceysa in la isdilo&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165867"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165867"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165867\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165869,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165867\/revisions\/165869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165868"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165867"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165867"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165867"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}