{"id":165878,"date":"2021-12-24T21:09:29","date_gmt":"2021-12-24T18:09:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165878"},"modified":"2021-12-24T21:09:29","modified_gmt":"2021-12-24T18:09:29","slug":"guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/","title":{"rendered":"Guddigii loo saaray baarista hadalkii Taliyaha Ciidamada Badda ee Rooble oo go aan gaaray"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165882\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Xamiid.jpeg\" alt=\"\" width=\"679\" height=\"398\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Xamiid.jpeg 679w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Xamiid-300x176.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 679px) 100vw, 679px\" \/><\/div>\n<div dir=\"auto\">Guddigii loo saaray baarista Weerarkii uu Taliyaha Ciidamada Badda u geystay RW Rooble ayaa gaaray go&#8217;aano aad uga nixiyey Farmaajo iyo Odowaa oo hadda cadaadis ku haya guddigaas!<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Xubnaha Guddigaan oo ka koobnaa Shan Generaal oo ka tirsan Ciidanka Xoogga ee Dalka, ayaa isku raacay in Falka uu ku kacay Taliyaha Ciidanka Badda uu ahaa:-<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">1. Mid baalmarsan Anshaxa Ciidanka.<\/div>\n<div dir=\"auto\">2. waxa ay soo jeediyeen in xilka laga qaado Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed sida ku cad war ku taariqeysan XTCC\/2084\/12\/21 taas oo loo diray Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Odawaa yuusuf Raage taas oo ku sheegay in aanay waxba ka jirin hadalkii dacaayadda ahaa ee Cabdixamiid.<\/div>\n<div dir=\"auto\">3. In Sharciga la horkeeno Taliyaha Ciidanka Badda ee Soomaaliyeed, Si loogu ciqaabo falka been abuurka ah ee uu ku dhacay.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Hase yeeshee Odowaa iyo Farmaajo oo ka carooday go&#8217;aanka Guddiga ayaa warqad sumadeedu tahay XTC\/XDS\/1757\/21 u diray guddigaan, taas oo ay ku weydiinayaan su&#8217;aalo ay ka jawaabeen iyadoo intaas usii dheer tahay handaadad ka dhan ah guddiga.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Waxaa sidoo kale warqaddaan loo diray Taliyaha Ciidanka Xoogga Odowaa Yusuuf laga qariyey Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo isagu lahaa amarka baarista aflagaaddadii Taliyaha Ciidanka Badda uu u geystay RW Rooble.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Arrintaan ayaa muujinaysa sida ay Villadu ugu fashilantay isku day ay ku doonayeen in ay ku magac dilaan RW Rooble oo ka hor yimid isku daygooda ku aaddan sidii ay doorashada u boobi lahaayeen una magac dili lahaayeen.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddigii loo saaray baarista Weerarkii uu Taliyaha Ciidamada Badda u geystay RW Rooble ayaa gaaray go&#8217;aano aad uga nixiyey Farmaajo iyo Odowaa oo hadda cadaadis ku haya guddigaas! Xubnaha Guddigaan oo ka koobnaa Shan Generaal oo ka tirsan Ciidanka Xoogga ee Dalka, ayaa isku raacay in Falka uu ku kacay Taliyaha Ciidanka Badda uu ahaa:- [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165882,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165878","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddigii loo saaray baarista hadalkii Taliyaha Ciidamada Badda ee Rooble oo go aan gaaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddigii loo saaray baarista hadalkii Taliyaha Ciidamada Badda ee Rooble oo go aan gaaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddigii loo saaray baarista Weerarkii uu Taliyaha Ciidamada Badda u geystay RW Rooble ayaa gaaray go&#8217;aano aad uga nixiyey Farmaajo iyo Odowaa oo hadda cadaadis ku haya guddigaas! Xubnaha Guddigaan oo ka koobnaa Shan Generaal oo ka tirsan Ciidanka Xoogga ee Dalka, ayaa isku raacay in Falka uu ku kacay Taliyaha Ciidanka Badda uu ahaa:- [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-24T18:09:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Xamiid.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"679\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"398\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/\",\"name\":\"Guddigii loo saaray baarista hadalkii Taliyaha Ciidamada Badda ee Rooble oo go aan gaaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Xamiid.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-24T18:09:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Xamiid.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Xamiid.jpeg\",\"width\":679,\"height\":398},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddigii loo saaray baarista hadalkii Taliyaha Ciidamada Badda ee Rooble oo go aan gaaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddigii loo saaray baarista hadalkii Taliyaha Ciidamada Badda ee Rooble oo go aan gaaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddigii loo saaray baarista hadalkii Taliyaha Ciidamada Badda ee Rooble oo go aan gaaray - Wardoon","og_description":"Guddigii loo saaray baarista Weerarkii uu Taliyaha Ciidamada Badda u geystay RW Rooble ayaa gaaray go&#8217;aano aad uga nixiyey Farmaajo iyo Odowaa oo hadda cadaadis ku haya guddigaas! Xubnaha Guddigaan oo ka koobnaa Shan Generaal oo ka tirsan Ciidanka Xoogga ee Dalka, ayaa isku raacay in Falka uu ku kacay Taliyaha Ciidanka Badda uu ahaa:- [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-24T18:09:29+00:00","og_image":[{"width":679,"height":398,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Xamiid.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/","name":"Guddigii loo saaray baarista hadalkii Taliyaha Ciidamada Badda ee Rooble oo go aan gaaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Xamiid.jpeg","datePublished":"2021-12-24T18:09:29+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Xamiid.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Xamiid.jpeg","width":679,"height":398},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-saaray-baarista-hadalkii-taliyaha-ciidamada-badda-ee-rooble-oo-go-aan-gaaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddigii loo saaray baarista hadalkii Taliyaha Ciidamada Badda ee Rooble oo go aan gaaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165878"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165878"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165878\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165883,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165878\/revisions\/165883"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165882"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165878"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165878"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165878"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}