{"id":165952,"date":"2021-12-26T13:38:45","date_gmt":"2021-12-26T10:38:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165952"},"modified":"2021-12-26T13:38:45","modified_gmt":"2021-12-26T10:38:45","slug":"akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/","title":{"rendered":"Akhriso Taliyaha Ciidanka Badda oo la amray inuusan dalka kabixikarin"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165954\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/C-4-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/C-4-750x430-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/C-4-750x430-1-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/C-4-750x430-1-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/C-4-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa soo saaray Amar ka dhan ah Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya Cabdixamiid Maxamed Dirir oo dhawaan eed u jeeyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ee Xilgaarsiinta<\/p>\n<p>Qoraal uu soo saaray Wasiirka Amniga ayuu ku amray Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya in aanu safri Karin Taliyaha Ciidanka Badda Cabdixamiid Maxamed oo la sheegay inuu qorsheynayo inuu dalka safar Deg-deg ah uga baxo.<\/p>\n<p>Qoraalka Wasiir Cabdullaahi ayaa lagu xusay in Taliye Cabdixamiid loo heysto eedeymo iyo xadgudubyo waaweyn oo uu kula kacay Madaxda Qaranka gaar ahaan Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo uu ku eedeeyay inuu boobayo dhul ay leeyihiin Ciidanka Badda.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya Cabdixamiid Maxamed Dirir oo dhawaan la hadlaayay warbaahinta ayaa waxaa uu Rooble ku eedeeyay inuu dhul boob ku haayo dhul ay leeyihiin Ciidanka Badda, isla markaana uu ka dhisanayo guryo.<\/p>\n<p>Tallaabadan amarka looga soo saaray Taliye Cabdixamiid Dirir ayaa kusoo aaday, iyada oo uu Cirka shareeray Khilaafka xoogan ee u dhexeeya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165953\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/War-5.jpeg\" alt=\"\" width=\"1242\" height=\"1537\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/War-5.jpeg 1242w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/War-5-242x300.jpeg 242w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/War-5-827x1024.jpeg 827w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/War-5-768x950.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/War-5-324x400.jpeg 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/War-5-696x861.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/War-5-1068x1322.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/War-5-339x420.jpeg 339w\" sizes=\"(max-width: 1242px) 100vw, 1242px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa soo saaray Amar ka dhan ah Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya Cabdixamiid Maxamed Dirir oo dhawaan eed u jeeyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ee Xilgaarsiinta Qoraal uu soo saaray Wasiirka Amniga ayuu ku amray Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya in aanu safri Karin Taliyaha Ciidanka Badda Cabdixamiid Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165954,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165952","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Taliyaha Ciidanka Badda oo la amray inuusan dalka kabixikarin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Taliyaha Ciidanka Badda oo la amray inuusan dalka kabixikarin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaaradda amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa soo saaray Amar ka dhan ah Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya Cabdixamiid Maxamed Dirir oo dhawaan eed u jeeyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ee Xilgaarsiinta Qoraal uu soo saaray Wasiirka Amniga ayuu ku amray Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya in aanu safri Karin Taliyaha Ciidanka Badda Cabdixamiid Maxamed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-26T10:38:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/C-4-750x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/\",\"name\":\"Akhriso Taliyaha Ciidanka Badda oo la amray inuusan dalka kabixikarin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/C-4-750x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-26T10:38:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/C-4-750x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/C-4-750x430-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Taliyaha Ciidanka Badda oo la amray inuusan dalka kabixikarin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Taliyaha Ciidanka Badda oo la amray inuusan dalka kabixikarin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Taliyaha Ciidanka Badda oo la amray inuusan dalka kabixikarin - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaaradda amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa soo saaray Amar ka dhan ah Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya Cabdixamiid Maxamed Dirir oo dhawaan eed u jeeyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ee Xilgaarsiinta Qoraal uu soo saaray Wasiirka Amniga ayuu ku amray Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya in aanu safri Karin Taliyaha Ciidanka Badda Cabdixamiid Maxamed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-26T10:38:45+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/C-4-750x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/","name":"Akhriso Taliyaha Ciidanka Badda oo la amray inuusan dalka kabixikarin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/C-4-750x430-1.jpeg","datePublished":"2021-12-26T10:38:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/C-4-750x430-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/C-4-750x430-1.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliyaha-ciidanka-badda-oo-la-amray-inuusan-dalka-kabixikarin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Taliyaha Ciidanka Badda oo la amray inuusan dalka kabixikarin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165952"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165952"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165952\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165955,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165952\/revisions\/165955"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165954"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165952"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165952"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165952"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}