{"id":165956,"date":"2021-12-26T13:51:04","date_gmt":"2021-12-26T10:51:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165956"},"modified":"2021-12-26T13:51:04","modified_gmt":"2021-12-26T10:51:04","slug":"qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/","title":{"rendered":"QM oo aqbashay Terminalkii Ay Xirtay Dowladda Somalia Ee Garoonka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165957\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QM-1-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QM-1-750x430-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QM-1-750x430-1-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QM-1-750x430-1-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QM-1-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Xafiiska Qaramada\u00a0 Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xiritaankii dowladda Federaalka Soomaaliya ee Terminalka Movcon ee Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho oo ay isticmaali jireen Qaramada Midoobey, AMISOM iyo Safaaradaha reer Galbeedka ee fadhigoodu yahay Xerada Xalane.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska UN-ka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu sheegay inay xireen qeybtii ay adeegsan jireen shaqaalaha Qaramada Midoobay ee loo yaqaano (MOVCON) kadib Codsi uga yimid dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale Qaramada Midoobay ayaa tilmaamtay inay si toos ah u qaadaneyso walaac kasta oo ay Dowladda ka muujin karto howlgallada QM waqti kasta, iyagoona caddeeyay inay ka xun yihiin xiritaanka dowladda ee Terminalka Movcon ee Garoonka Aadan Cadde<\/p>\n<p>\u201cQaramada Midoobay waxay Soomaaliya uga shaqeysaa iyadoo si buuxda u ixtiraamaysa sharciga Soomaaliya iyadoo la raacayo shuruudaha Heshiska Hawlgalka iyo heshiisyada kale ee khuseeya ee ay kala saxiixdeen hay\u2019adaha Qaramada Midoobay, lacagaha, iyo barnaamijyada, iyo sidoo kale Axdiga Qaramada Midoobay iyo Axdiga Xuquuqda iyo Xasaanadda ee Qaramada Midoobay\u201d ayaa lagu yiri Qoraalka UN-ka.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa intaas kusii dartay \u201cWaxaan aad uga xunahay in xiritaanka sida muuqata ay sabab u tahay eedeymo aan weli si faahfaahsan loogu soo bandhigin QM si loo ogolaado baaritaan. Wadahadalo dheeraad ah oo arrintan ku saabsan ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda lala yeesho madaxda dowladda Federaalka\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Qaramada Midoobay ayaa xustay inay weli ka go\u2019an iskaashiga ay la leedahay Soomaaliya iyo inay sii waddo caawinta dadkeeda in kasta oo ay jiraan carqalado dhanka shaqada ah.<\/p>\n<p>Si kastaba Maareeye ku-xigeenka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa shaaciyay in la xiray illaa amar dambe Terminalka Movcon ee Garoonka, waxaana hay\u2019addaha lagu amray inay wixii hadda ka dambeeya dhammaan duulimaadyada imaanaya iyo kuwa baxaya inay isticmaalaan Terminaalada qeybaha gudaha, caalamiga iyo qeybta VIP-da.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/unsom.unmissions.org\/so\/ku-saabsan-hawlgallada-rakaabka-qaramada-midoobay-ee-garoonka-diyaaradaha-caalamiga-ah-ee-aadan?fbclid=IwAR0qEXlu7v8XgtyoY8TEQ-FF8b-VIjrhMa2sfYbHQ8_oHN0dPi6xSE0HC_Y\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI WARKA UNKA<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Qaramada\u00a0 Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xiritaankii dowladda Federaalka Soomaaliya ee Terminalka Movcon ee Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho oo ay isticmaali jireen Qaramada Midoobey, AMISOM iyo Safaaradaha reer Galbeedka ee fadhigoodu yahay Xerada Xalane. War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska UN-ka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu sheegay inay xireen qeybtii ay adeegsan jireen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165957,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165956","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>QM oo aqbashay Terminalkii Ay Xirtay Dowladda Somalia Ee Garoonka Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"QM oo aqbashay Terminalkii Ay Xirtay Dowladda Somalia Ee Garoonka Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xafiiska Qaramada\u00a0 Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xiritaankii dowladda Federaalka Soomaaliya ee Terminalka Movcon ee Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho oo ay isticmaali jireen Qaramada Midoobey, AMISOM iyo Safaaradaha reer Galbeedka ee fadhigoodu yahay Xerada Xalane. War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska UN-ka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu sheegay inay xireen qeybtii ay adeegsan jireen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-26T10:51:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QM-1-750x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/\",\"name\":\"QM oo aqbashay Terminalkii Ay Xirtay Dowladda Somalia Ee Garoonka Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QM-1-750x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-26T10:51:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QM-1-750x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QM-1-750x430-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"QM oo aqbashay Terminalkii Ay Xirtay Dowladda Somalia Ee Garoonka Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"QM oo aqbashay Terminalkii Ay Xirtay Dowladda Somalia Ee Garoonka Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"QM oo aqbashay Terminalkii Ay Xirtay Dowladda Somalia Ee Garoonka Muqdisho - Wardoon","og_description":"Xafiiska Qaramada\u00a0 Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xiritaankii dowladda Federaalka Soomaaliya ee Terminalka Movcon ee Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho oo ay isticmaali jireen Qaramada Midoobey, AMISOM iyo Safaaradaha reer Galbeedka ee fadhigoodu yahay Xerada Xalane. War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska UN-ka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu sheegay inay xireen qeybtii ay adeegsan jireen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-26T10:51:04+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QM-1-750x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/","name":"QM oo aqbashay Terminalkii Ay Xirtay Dowladda Somalia Ee Garoonka Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QM-1-750x430-1.jpeg","datePublished":"2021-12-26T10:51:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QM-1-750x430-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QM-1-750x430-1.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-aqbashay-terminalkii-ay-xirtay-dowladda-somalia-ee-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"QM oo aqbashay Terminalkii Ay Xirtay Dowladda Somalia Ee Garoonka Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165956"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165956"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165956\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165958,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165956\/revisions\/165958"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165957"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165956"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165956"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165956"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}