{"id":166032,"date":"2021-12-27T15:51:08","date_gmt":"2021-12-27T12:51:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166032"},"modified":"2021-12-27T15:51:08","modified_gmt":"2021-12-27T12:51:08","slug":"daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Rooble \u201cCiidamadu Kama Amar Qaaadan Karaan Madaxweynihii Hore Farmaajo\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166033\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/roooble-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/roooble-750x430-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/roooble-750x430-1-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/roooble-750x430-1-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/roooble-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019isulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019isulwasaare Rooble ayaa tallaabooyinka uu qaaday Xalay iyo Maanta Madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku sheegay inay yihiin Afgambi.<\/p>\n<p>\u201c Talaabooyinka uu qaaday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxay yihiin isku day bareer ah oo lagu afgambinayo dowladnimada, Dastuurka\u00a0 iyo sharciyada dalka u yaalo\u201d.<\/p>\n<p>Ra\u2019isulwasaare Rooble ayaa shegay in Farmaajo uu Saaka weerar ciidan kusoo qaaday xafiiska Ra\u2019isulwasaaraha iyo midka Golaha Wasiirada.<\/p>\n<p>\u201c Farmaajo ka sokow inuu shuruucda Dalka ku xadgudbay wuxuu Saaka weerar ciidan kusoo qaaday xafiiska Ra\u2019isulwasaaraha iyo Golaha Wasiirada, isagoo isku dayey inuu ka hor joogsado inay gutaan waajibaadkoodii Qaran\u201d ayuu sii raaciyey.<\/p>\n<p>Rooble ayaa tallaabooyinka uu qaaday Farmaajo ku sheegay inay yihiin kuwa lagu carqaladeenayo doorashada dalka ka socota.<\/p>\n<p>\u201c Ujeedada uu ka leeyahay tallaabooyinkaan gurican ee sharciga baalmarsan waa inuu ku carqaladeeyo doorashada dalka ka socota si uu xafiiska ugu sii joogo si sharci darro ah si lamid ah isku daygii fashilmay\u00a0 ee Bishii April ee Dalka lagu dumin rabay\u201d.<\/p>\n<p>Ra\u2019isuwlasaare Rooble ayaa sheegay maadama uu Farmaajo go\u2019aan ku gaaray inuu burburiyo hey\u2019adaha Dowladda uu Shacabka Soomaaliyeed u caddeynayo in xukuumadda ay gudaneyso waajibaadka ka saran xaaladda kala guurka ee Dalka ku jiro.<\/p>\n<p>\u201c Maadaama madaxweynihii hore ay muuqato inuu go\u2019aan ku gaaray inuu burburiyo hey\u2019adaha Dowaladda isagoo aan heysan sharciyad waxaa Shacabka Soomaaliyeed u caddeynayaa in xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo gudaneysa waajibaadkeeda Dastuuriga ah , gaar ahaan xilliga kala guurka ah ay si buuxda mas\u2019uul uga tahay hoggaaminta iyo hagista dhammaan howlaha hey\u2019adaha kala duwan ee Qaranka\u201d.<\/p>\n<p>Dhammaan ciidamada kala duwan ee Dowladda ayuu ku amray inay isaga ka amar qaataan, wuxuuna ku hanjabay inuu tallaabo adag ka qaadi doono ciddii amarkiisa diida.<\/p>\n<p>Rooble ayaa sheegay in Farmaajo uu kamid yahay musharixiinta u taagan xilka madaxweyne, wuxuuna ugu baaqay inuu faraha kala baxo howlaha doorashada.<\/p>\n<p>\u201c Maxamed Cabdullaahi Farmaajo sida aan la wada socono waa musharax madaxweyne , waxba ugama duwana musharixiinta kale ee xilkaan u taagan, waxaana u caddeynayaa musharax ayaad tahay, gees u istaag sida musharixiinta oo kale kursigana u tartan, ciidamada kama amar qaadan karaan wax amar ahna ma siin karo maadama uu doonayo inuu awoodaha Qaranka uga faa\u2019idesto musharxnimadiisa una burburiyo dowladanimada haddii uu waayo dantiisa shakhsiga ah taasoo ah waan boobaa ama waan badanaa\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan caddeynayaa inay iga go\u2019an tahay inaan Dalka u horseedo doorasho hufan isla markaasa awoodda Dalka si nabad ah lagula kala wareego si looga baxo cakirnaanta siyaasadeed ee uu Dalka geliyey madaxweynihii hore.\u201d<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka daawo shirka jaraa\u2019id ee Rooble<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/WGIi-BRZyhs\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019isulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka. Ra\u2019isulwasaare Rooble ayaa tallaabooyinka uu qaaday Xalay iyo Maanta Madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku sheegay inay yihiin Afgambi. \u201c Talaabooyinka uu qaaday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxay yihiin isku day [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166033,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166032","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Rooble \u201cCiidamadu Kama Amar Qaaadan Karaan Madaxweynihii Hore Farmaajo\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Rooble \u201cCiidamadu Kama Amar Qaaadan Karaan Madaxweynihii Hore Farmaajo\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019isulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka. Ra\u2019isulwasaare Rooble ayaa tallaabooyinka uu qaaday Xalay iyo Maanta Madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku sheegay inay yihiin Afgambi. \u201c Talaabooyinka uu qaaday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxay yihiin isku day [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-27T12:51:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/roooble-750x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Rooble \u201cCiidamadu Kama Amar Qaaadan Karaan Madaxweynihii Hore Farmaajo\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/roooble-750x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-27T12:51:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/roooble-750x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/roooble-750x430-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Rooble \u201cCiidamadu Kama Amar Qaaadan Karaan Madaxweynihii Hore Farmaajo\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Rooble \u201cCiidamadu Kama Amar Qaaadan Karaan Madaxweynihii Hore Farmaajo\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Rooble \u201cCiidamadu Kama Amar Qaaadan Karaan Madaxweynihii Hore Farmaajo\u201d - Wardoon","og_description":"Ra\u2019isulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka. Ra\u2019isulwasaare Rooble ayaa tallaabooyinka uu qaaday Xalay iyo Maanta Madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku sheegay inay yihiin Afgambi. \u201c Talaabooyinka uu qaaday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxay yihiin isku day [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-27T12:51:08+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/roooble-750x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/","name":"DAAWO:-Rooble \u201cCiidamadu Kama Amar Qaaadan Karaan Madaxweynihii Hore Farmaajo\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/roooble-750x430-1.jpeg","datePublished":"2021-12-27T12:51:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/roooble-750x430-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/roooble-750x430-1.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-ciidamadu-kama-amar-qaaadan-karaan-madaxweynihii-hore-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Rooble \u201cCiidamadu Kama Amar Qaaadan Karaan Madaxweynihii Hore Farmaajo\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166032"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166032"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166032\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166034,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166032\/revisions\/166034"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166033"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166032"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166032"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166032"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}