{"id":166067,"date":"2021-12-28T13:02:00","date_gmt":"2021-12-28T10:02:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166067"},"modified":"2021-12-28T13:02:00","modified_gmt":"2021-12-28T10:02:00","slug":"wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Amniga oo NISA ka dalbatay iney soo gudbiso warbixin la xariirta Mukhtaar Rooboow"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166068\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa faray taliyaha kumeel gaarka ah ee hay&#8217;adda NISA inuu muddo 48 saac gudahooda kuso gudbiyo warbixin dhameystiran oo la xariirta xariga Mukhtaar Roobow Cali.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska wasiirka ayaa lagu sheegay in qoyska Mukhtaar Rooboow iyo wakiilada matala ay cabasho ka muujiyeen xaalada Caafimaad, islamarkaana ay doonayaan iney cadaalad helaan.<\/p>\n<p>\u201cMaadama ay si joogta ah ula soo xiriirayeen ehelada iyo wakiilada metala doorasheedka uu kasoo jeedo ayaga oo ka cabanaya in laga warheyn caafimaadkiisa iyo badqabkiisa, sidoo kale dalbaday in loo helo cadaalad maadama uu xiran yahay mudo aad u dheer\u201d ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Xafiiska wasaasaradda amniga ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee Mukhtaar Rooboow ayaa xabsi guri ku ah magaalada Muqdisho, tan iyo markii xabsiga la dhigay bishii Decembar sanadkii 2018-kii, waqtigaas oo uu ahaa Musharax madaxweyne ee maamulka Koonfur Galbeed, islamarkaana doorashada ay ka harsaneyd muddo kooban, waxaana xarigiisii uu sababay qalalaase abuuray isku dhacyo keenay iney dad ku dhintaan oo dhexmaray ciidamada Koonfur Galbeed iyo dad shacab ah.<br \/>\n<b><br \/>\nHoos ka akhriso Qoraalka Wasaaradda Amniga.<\/b><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166069\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614301765440.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"822\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614301765440.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614301765440-241x300.jpeg 241w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614301765440-337x420.jpeg 337w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa faray taliyaha kumeel gaarka ah ee hay&#8217;adda NISA inuu muddo 48 saac gudahooda kuso gudbiyo warbixin dhameystiran oo la xariirta xariga Mukhtaar Roobow Cali. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska wasiirka ayaa lagu sheegay in qoyska Mukhtaar Rooboow iyo wakiilada matala ay cabasho ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166068,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166067","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasaaradda Amniga oo NISA ka dalbatay iney soo gudbiso warbixin la xariirta Mukhtaar Rooboow - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasaaradda Amniga oo NISA ka dalbatay iney soo gudbiso warbixin la xariirta Mukhtaar Rooboow - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa faray taliyaha kumeel gaarka ah ee hay&#8217;adda NISA inuu muddo 48 saac gudahooda kuso gudbiyo warbixin dhameystiran oo la xariirta xariga Mukhtaar Roobow Cali. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska wasiirka ayaa lagu sheegay in qoyska Mukhtaar Rooboow iyo wakiilada matala ay cabasho ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-28T10:02:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/\",\"name\":\"Wasaaradda Amniga oo NISA ka dalbatay iney soo gudbiso warbixin la xariirta Mukhtaar Rooboow - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-28T10:02:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasaaradda Amniga oo NISA ka dalbatay iney soo gudbiso warbixin la xariirta Mukhtaar Rooboow\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasaaradda Amniga oo NISA ka dalbatay iney soo gudbiso warbixin la xariirta Mukhtaar Rooboow - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasaaradda Amniga oo NISA ka dalbatay iney soo gudbiso warbixin la xariirta Mukhtaar Rooboow - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa faray taliyaha kumeel gaarka ah ee hay&#8217;adda NISA inuu muddo 48 saac gudahooda kuso gudbiyo warbixin dhameystiran oo la xariirta xariga Mukhtaar Roobow Cali. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska wasiirka ayaa lagu sheegay in qoyska Mukhtaar Rooboow iyo wakiilada matala ay cabasho ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-28T10:02:00+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/","name":"Wasaaradda Amniga oo NISA ka dalbatay iney soo gudbiso warbixin la xariirta Mukhtaar Rooboow - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089.jpeg","datePublished":"2021-12-28T10:02:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-amniga-oo-nisa-ka-dalbatay-iney-soo-gudbiso-warbixin-la-xariirta-mukhtaar-rooboow\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasaaradda Amniga oo NISA ka dalbatay iney soo gudbiso warbixin la xariirta Mukhtaar Rooboow"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166067"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166067"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166067\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166070,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166067\/revisions\/166070"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166068"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}