{"id":166088,"date":"2021-12-29T12:34:15","date_gmt":"2021-12-29T09:34:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166088"},"modified":"2021-12-29T12:34:15","modified_gmt":"2021-12-29T09:34:15","slug":"yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/","title":{"rendered":"Yaasiin farey oo ka soo jawaabay dalabkii ku saabsanaa xaalada Mukhtaar Roobow"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164086\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooboow-hadlaya-777x437-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"777\" height=\"437\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooboow-hadlaya-777x437-1.jpeg 777w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooboow-hadlaya-777x437-1-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooboow-hadlaya-777x437-1-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooboow-hadlaya-777x437-1-696x391.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooboow-hadlaya-777x437-1-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 777px) 100vw, 777px\" \/><\/p>\n<p>Taliska ku meel gaarka ee hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa kasoo jawaab celiyay, warbixin la xariirtay xariga iyo xaalada Mukhtaar Rooboow oo dhameystiran oo Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ka dalbatay.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska taliyaha kumeel gaarka ee NISA Yaasiin Fareey ayaa lagu sheegay in xaalada Caafimaad ee Mukhtaar Rooboow ay tahay mid wanaagsan, islamarkaana uu leeyahay dhaqaatiir si joogta ah ula socota Caafimaadkiisa, uuna yahay arday dhigta Jaamacada heerkeeda labaad ee Master Degree.<\/p>\n<p>Qoraalka NISA kasoo baxay ayaa sidoo kale lagu sheegay in nolosha Mukhtaar Rooboow iyo qoyskiisaba bil walba ay ku baxdo maareynteeda lacag dhan 7,000 kun oo dollar, sababta uu wali u xiran yahayna ay tahay maadama uu horay Shabaab u ahaa walina uusan buuxin sharuudaha isa soo dhiibaha loo dajiyay, in waajib yahay sugitaanka amaankiisa.<\/p>\n<p><b>Hoos ka akhriso Qoraalka kasoo baxay NISA :-<\/b><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166089\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/nisa.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"835\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/nisa.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/nisa-237x300.jpeg 237w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/nisa-332x420.jpeg 332w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ku meel gaarka ee hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa kasoo jawaab celiyay, warbixin la xariirtay xariga iyo xaalada Mukhtaar Rooboow oo dhameystiran oo Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ka dalbatay. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska taliyaha kumeel gaarka ee NISA Yaasiin Fareey ayaa lagu sheegay in xaalada Caafimaad ee Mukhtaar Rooboow [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164086,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166088","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Yaasiin farey oo ka soo jawaabay dalabkii ku saabsanaa xaalada Mukhtaar Roobow - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Yaasiin farey oo ka soo jawaabay dalabkii ku saabsanaa xaalada Mukhtaar Roobow - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska ku meel gaarka ee hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa kasoo jawaab celiyay, warbixin la xariirtay xariga iyo xaalada Mukhtaar Rooboow oo dhameystiran oo Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ka dalbatay. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska taliyaha kumeel gaarka ee NISA Yaasiin Fareey ayaa lagu sheegay in xaalada Caafimaad ee Mukhtaar Rooboow [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-29T09:34:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooboow-hadlaya-777x437-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"777\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"437\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/\",\"name\":\"Yaasiin farey oo ka soo jawaabay dalabkii ku saabsanaa xaalada Mukhtaar Roobow - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooboow-hadlaya-777x437-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-29T09:34:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooboow-hadlaya-777x437-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooboow-hadlaya-777x437-1.jpeg\",\"width\":777,\"height\":437},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Yaasiin farey oo ka soo jawaabay dalabkii ku saabsanaa xaalada Mukhtaar Roobow\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Yaasiin farey oo ka soo jawaabay dalabkii ku saabsanaa xaalada Mukhtaar Roobow - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Yaasiin farey oo ka soo jawaabay dalabkii ku saabsanaa xaalada Mukhtaar Roobow - Wardoon","og_description":"Taliska ku meel gaarka ee hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa kasoo jawaab celiyay, warbixin la xariirtay xariga iyo xaalada Mukhtaar Rooboow oo dhameystiran oo Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ka dalbatay. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska taliyaha kumeel gaarka ee NISA Yaasiin Fareey ayaa lagu sheegay in xaalada Caafimaad ee Mukhtaar Rooboow [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-29T09:34:15+00:00","og_image":[{"width":777,"height":437,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooboow-hadlaya-777x437-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/","name":"Yaasiin farey oo ka soo jawaabay dalabkii ku saabsanaa xaalada Mukhtaar Roobow - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooboow-hadlaya-777x437-1.jpeg","datePublished":"2021-12-29T09:34:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooboow-hadlaya-777x437-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooboow-hadlaya-777x437-1.jpeg","width":777,"height":437},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaasiin-farey-oo-ka-soo-jawaabay-dalabkii-ku-saabsanaa-xaalada-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Yaasiin farey oo ka soo jawaabay dalabkii ku saabsanaa xaalada Mukhtaar Roobow"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166088"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166088"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166088\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166090,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166088\/revisions\/166090"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164086"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166088"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166088"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166088"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}