{"id":166100,"date":"2021-12-29T13:02:25","date_gmt":"2021-12-29T10:02:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166100"},"modified":"2021-12-29T14:27:09","modified_gmt":"2021-12-29T11:27:09","slug":"wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wasiirka amniga oo war kasoo saaray is hortaagii lagu sameeyay banaanbax ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shaaciyay inay soo gaartay Cabasho ah in Ciidanka Booliska ay dhibaato u geysteen mas\u2019uuliyiin iyo dad shacab ah oo Maanta Banaanbax looga horjeeday Farmaajo ka dhigay Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdullaahi Maxamed oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku sheegay in baaritaano lagu sameeyn doono sida ay wax u dhaceen oo shacabka looga hor istaagay banaanbixii ay Maanta ka dhigayeen xaafaddo ka tirsan degmada Hodan.<\/p>\n<p>Shacabka iyo Mas\u2019uuliyiinta cabashada u soo gudbiyey ayuu Wasiirka amniga u xaqiijiyay in marnaba aan la aqbali doonin in saraakiisha hay\u2019adaha amniga ku kacaan falalka lagu soo eedeeyay, wuxuuna sheegay inay socdaan baaritaano ku aadan falkii dhacay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa isoo gaartay Cabasho ah in hay\u2019adaha Amniga gaar ahaan booliska dalku wax yeelo u gaysteen mas\u2019uuliyiin iyo shacab\u00a0 ka qayb gelayay isu soo bax nabadeed waxaana lagu samayn doonaa baaritaan sida ay wax u dhaceen\u201d ayuu yiri Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay is dejiyaan lana ilaaliyo xasiloonida Magaalada Caasimadda ee Muqdisho, isla markaana xusay in marnaba aan la aqbali karin wax rabshada ah oo ka dhaca Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan shacabka iyo mas\u2019uuliyiintaas u xaqiijinayaa in aan marna la aqbali doonin in saraakiisha hay\u2019adaha amniga ku kacaan falalka lagu soo eedeeyay. Waxaan sidoo kale shacabka ugu baaqayaa in ay is dejiyaan lana ilaaliyo xasiloonida Caasimada mana la aqbali karo wax rabshada ah\u201d ayuu kusoo gaba-gabeeyay Qoraalkiisa Wasiir Cabdullaahi.<\/p>\n<p>Banaanbax looga horjeeday Madaxweyne Farmaajo ayaa Maanta ka dhacay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, waxaana banaanbaxa lagu taageerayey RW Rooble, iyadoona Ciidanka Booliska ay kala eryeen dadkii dhigaayay banaanbaxaas oo uu hoggaaminayey Axmed Macalin Fiqi\u2026<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166101\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/cabdulaahi-nuur.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"681\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/cabdulaahi-nuur.jpeg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/cabdulaahi-nuur-300x189.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/cabdulaahi-nuur-1024x646.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/cabdulaahi-nuur-768x484.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/cabdulaahi-nuur-696x439.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/cabdulaahi-nuur-1068x673.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/cabdulaahi-nuur-666x420.jpeg 666w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shaaciyay inay soo gaartay Cabasho ah in Ciidanka Booliska ay dhibaato u geysteen mas\u2019uuliyiin iyo dad shacab ah oo Maanta Banaanbax looga horjeeday Farmaajo ka dhigay Muqdisho. Wasiir Cabdullaahi Maxamed oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku sheegay in baaritaano lagu sameeyn doono sida ay wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166068,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166100","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka amniga oo war kasoo saaray is hortaagii lagu sameeyay banaanbax ka dhacay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka amniga oo war kasoo saaray is hortaagii lagu sameeyay banaanbax ka dhacay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shaaciyay inay soo gaartay Cabasho ah in Ciidanka Booliska ay dhibaato u geysteen mas\u2019uuliyiin iyo dad shacab ah oo Maanta Banaanbax looga horjeeday Farmaajo ka dhigay Muqdisho. Wasiir Cabdullaahi Maxamed oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku sheegay in baaritaano lagu sameeyn doono sida ay wax [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-29T10:02:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-12-29T11:27:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"name\":\"Wasiirka amniga oo war kasoo saaray is hortaagii lagu sameeyay banaanbax ka dhacay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-29T10:02:25+00:00\",\"dateModified\":\"2021-12-29T11:27:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka amniga oo war kasoo saaray is hortaagii lagu sameeyay banaanbax ka dhacay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka amniga oo war kasoo saaray is hortaagii lagu sameeyay banaanbax ka dhacay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka amniga oo war kasoo saaray is hortaagii lagu sameeyay banaanbax ka dhacay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Wasiirka amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shaaciyay inay soo gaartay Cabasho ah in Ciidanka Booliska ay dhibaato u geysteen mas\u2019uuliyiin iyo dad shacab ah oo Maanta Banaanbax looga horjeeday Farmaajo ka dhigay Muqdisho. Wasiir Cabdullaahi Maxamed oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku sheegay in baaritaano lagu sameeyn doono sida ay wax [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-29T10:02:25+00:00","article_modified_time":"2021-12-29T11:27:09+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/","name":"Wasiirka amniga oo war kasoo saaray is hortaagii lagu sameeyay banaanbax ka dhacay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089.jpeg","datePublished":"2021-12-29T10:02:25+00:00","dateModified":"2021-12-29T11:27:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211228637762614561518089.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-war-kasoo-saaray-is-hortaagii-lagu-sameeyay-banaanbax-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka amniga oo war kasoo saaray is hortaagii lagu sameeyay banaanbax ka dhacay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166100"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166100"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166100\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166104,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166100\/revisions\/166104"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166068"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166100"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166100"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166100"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}