{"id":166112,"date":"2021-12-29T23:46:48","date_gmt":"2021-12-29T20:46:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166112"},"modified":"2021-12-29T23:46:48","modified_gmt":"2021-12-29T20:46:48","slug":"akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/","title":{"rendered":"Akhriso Mareykanka oo canaantii ugu adkeed udiray Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p>Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Mary Catherine Phee ayaa shaaca ka qaaday inay la hadashay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kana dalbatay inuu taageero dadaallada uu wado ra\u2019iisul wasaare Rooble.<\/p>\n<p class=\"p1\">\u201cWaxaan maanta kala hadlay madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo baahida deg degga ah ee loo qabo in la joojiyo hadallada iyo ficillada xiisad abuurka ah. Waxaan ku booriyey inuu ra\u2019iisul wasaare Rooble ku taageero qabashada shirka Golaha Wadatashiga Qaran iyo in si deg deg ah loo dhameystiro doorashooyin la isku haleyn karo,\u201d ayey tiri Phee.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166114\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/271035589_10226749869274765_7920072422268926492_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1284\" height=\"1363\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/271035589_10226749869274765_7920072422268926492_n.jpeg 1284w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/271035589_10226749869274765_7920072422268926492_n-283x300.jpeg 283w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/271035589_10226749869274765_7920072422268926492_n-965x1024.jpeg 965w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/271035589_10226749869274765_7920072422268926492_n-768x815.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/271035589_10226749869274765_7920072422268926492_n-696x739.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/271035589_10226749869274765_7920072422268926492_n-1068x1134.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/271035589_10226749869274765_7920072422268926492_n-396x420.jpeg 396w\" sizes=\"(max-width: 1284px) 100vw, 1284px\" \/><\/p>\n<p class=\"p4\">Phee ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday inay wada-hadallo la yeelatay ra\u2019iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n<p class=\"p4\">\u201cWaxaan shalay la hadlay ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble si aan hoosta uga xariiqo taageeradeena ku aadan dadaalladiisa uu ku qabanayo kulanka Golaha Wadatashiga Qaran si loo saxo khaladaadka doorashada, si deg deg ahna loogu soo geba-gebeeyo doorashooyin xalaal ah. Dhammaan dhinacyada waa inay joojiyaan ficillada xiisad abuurka ah, ciidamada amniguna waa inay ahaadaan dhex-dhexaad,\u201d ayey tiri.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166113\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/r.jpeg\" alt=\"\" width=\"892\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/r.jpeg 892w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/r-279x300.jpeg 279w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/r-768x827.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/r-696x749.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/r-390x420.jpeg 390w\" sizes=\"(max-width: 892px) 100vw, 892px\" \/><\/p>\n<p class=\"p4\">Tallaabada uu Mareykanka qaaday ayaa muujineysa sida ay uga go\u2019an tahay taageerada Rooble, iyo in laga hortagao isku dayada uu Farmaajo mar kale ku carqaladeynayo doorashada.<\/p>\n<p class=\"p5\">Dowladda Mareykanka ayaa horey sheegtay inay tallaabo ka qaadeyso kuwa caqabadda ku ah nabadda Soomaaliya, waxayna ka hortimid shaqo ka-joojinta uu madaxweynihii hore sheegay inuu ku sameeyey ra\u2019iisul wasaare Rooble.<\/p>\n<p class=\"p6\"><span class=\"s1\">\u201cDowladda Mareykanka waxay diyaar u tahay inay tallaabo ka qaado kuwa carqaladda ku ah waddada nabadda Soomaaliya.\u00a0<\/span>Isku dayga shaq ka-joojin ee ra\u2019iisul wasaare Rooble waa arrin welwel leh, waxaan taageersannahay dadaalladiisa ku aadan doorasho deg deg oo la isku haleyn karo. Dhammaan dhinacyada waa inay joojiyaan ficillada iyo qoraallada kasii daraya xaaladda,\u201d\u00a0<span class=\"s1\">ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay xafiiska arrimaha Afrika ee wasaaradda arrimaha dibeddda, isniintii.\u00a0<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Mary Catherine Phee ayaa shaaca ka qaaday inay la hadashay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kana dalbatay inuu taageero dadaallada uu wado ra\u2019iisul wasaare Rooble. \u201cWaxaan maanta kala hadlay madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo baahida deg degga ah ee loo qabo in la joojiyo hadallada iyo ficillada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166064,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166112","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Mareykanka oo canaantii ugu adkeed udiray Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Mareykanka oo canaantii ugu adkeed udiray Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Mary Catherine Phee ayaa shaaca ka qaaday inay la hadashay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kana dalbatay inuu taageero dadaallada uu wado ra\u2019iisul wasaare Rooble. \u201cWaxaan maanta kala hadlay madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo baahida deg degga ah ee loo qabo in la joojiyo hadallada iyo ficillada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-29T20:46:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/usa-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"514\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/\",\"name\":\"Akhriso Mareykanka oo canaantii ugu adkeed udiray Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/usa-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-29T20:46:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/usa-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/usa-1.jpeg\",\"width\":800,\"height\":514},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Mareykanka oo canaantii ugu adkeed udiray Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Mareykanka oo canaantii ugu adkeed udiray Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Mareykanka oo canaantii ugu adkeed udiray Farmaajo - Wardoon","og_description":"Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Mary Catherine Phee ayaa shaaca ka qaaday inay la hadashay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kana dalbatay inuu taageero dadaallada uu wado ra\u2019iisul wasaare Rooble. \u201cWaxaan maanta kala hadlay madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo baahida deg degga ah ee loo qabo in la joojiyo hadallada iyo ficillada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-29T20:46:48+00:00","og_image":[{"width":800,"height":514,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/usa-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/","name":"Akhriso Mareykanka oo canaantii ugu adkeed udiray Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/usa-1.jpeg","datePublished":"2021-12-29T20:46:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/usa-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/usa-1.jpeg","width":800,"height":514},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-mareykanka-oo-canaantii-ugu-adkeed-udiray-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Mareykanka oo canaantii ugu adkeed udiray Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166112"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166112"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166112\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166115,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166112\/revisions\/166115"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166064"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}