{"id":166133,"date":"2021-12-30T14:29:59","date_gmt":"2021-12-30T11:29:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166133"},"modified":"2021-12-30T14:29:59","modified_gmt":"2021-12-30T11:29:59","slug":"daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Gen Xijaar oo ciidanka uga digay inay ku milmaan arrimaha Siyaasadda"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S\/gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa Ciidanka uga digay inay ku milmaan arrimaha Siyaasadda, xilli uu jiro khilaaf u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Taliyaha oo kulan isugu yeeray dhamaan Saraakiisha Ciidamada Booliska ayaa sheegay in marxaladda dalka uu kujiro aawgeed ay muhiim tahay in dhamaan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ay noqdeen kuwo nadiif ka ah siyaasadda iyo waxaan aheyn Shaqadooda.<\/p>\n<p>\u201d Mas\u2019uuliyadeena koowaad waxaa waaye inaan ilaalino Amniga, Nafta, Maalka Shacabka Soomaaliyeed, inaan fulino rabitaanka Shacabka Soomaaoiyeed iyo waxaay xaq u leeyihiin, sidoo kale inaan dhowrno Odayga waayeelka ah l, Wiilka yar iyo midka Bajaaita ku Shaqeeysanaya ayuu yiri\u201d Taliye Xijaar.<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliye Xijaar ayaa ku amray Saraakiisha Ciidamada markii dalka xilligaan oo kale uu maraayo ay ku ekaadaan Amniga Guud ee dalka, isaga oo sicad u sheegay in Ciidamada Booliska ay mas\u2019uuliyiin ka yihiin amniga doorashooyinka ka dhacaya dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadi4<\/p>\n<p>Shalay ayay aheyd markii Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Odawaa Yuusuf Raage kulan uu la qaatay Saraakiisha Ciidamada Millateriga uu ku amray in aysan ku milmin Arrimaha Siyaasadda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F379051510647384%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S\/gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa Ciidanka uga digay inay ku milmaan arrimaha Siyaasadda, xilli uu jiro khilaaf u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Rooble. Taliyaha oo kulan isugu yeeray dhamaan Saraakiisha Ciidamada Booliska ayaa sheegay in marxaladda dalka uu kujiro aawgeed ay muhiim tahay in dhamaan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166134,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166133","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Gen Xijaar oo ciidanka uga digay inay ku milmaan arrimaha Siyaasadda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Gen Xijaar oo ciidanka uga digay inay ku milmaan arrimaha Siyaasadda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S\/gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa Ciidanka uga digay inay ku milmaan arrimaha Siyaasadda, xilli uu jiro khilaaf u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Rooble. Taliyaha oo kulan isugu yeeray dhamaan Saraakiisha Ciidamada Booliska ayaa sheegay in marxaladda dalka uu kujiro aawgeed ay muhiim tahay in dhamaan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-30T11:29:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-30-at-11.26.32.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1728\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1184\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/\",\"name\":\"DAAWO:-Gen Xijaar oo ciidanka uga digay inay ku milmaan arrimaha Siyaasadda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-30-at-11.26.32.png\",\"datePublished\":\"2021-12-30T11:29:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-30-at-11.26.32.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-30-at-11.26.32.png\",\"width\":1728,\"height\":1184},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Gen Xijaar oo ciidanka uga digay inay ku milmaan arrimaha Siyaasadda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Gen Xijaar oo ciidanka uga digay inay ku milmaan arrimaha Siyaasadda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Gen Xijaar oo ciidanka uga digay inay ku milmaan arrimaha Siyaasadda - Wardoon","og_description":"Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S\/gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa Ciidanka uga digay inay ku milmaan arrimaha Siyaasadda, xilli uu jiro khilaaf u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Rooble. Taliyaha oo kulan isugu yeeray dhamaan Saraakiisha Ciidamada Booliska ayaa sheegay in marxaladda dalka uu kujiro aawgeed ay muhiim tahay in dhamaan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-30T11:29:59+00:00","og_image":[{"width":1728,"height":1184,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-30-at-11.26.32.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/","name":"DAAWO:-Gen Xijaar oo ciidanka uga digay inay ku milmaan arrimaha Siyaasadda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-30-at-11.26.32.png","datePublished":"2021-12-30T11:29:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-30-at-11.26.32.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-30-at-11.26.32.png","width":1728,"height":1184},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-xijaar-oo-ciidanka-uga-digay-inay-ku-milmaan-arrimaha-siyaasadda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Gen Xijaar oo ciidanka uga digay inay ku milmaan arrimaha Siyaasadda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166133"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166133"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166133\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166135,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166133\/revisions\/166135"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166134"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166133"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166133"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166133"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}