{"id":166145,"date":"2021-12-30T22:28:19","date_gmt":"2021-12-30T19:28:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166145"},"modified":"2021-12-30T22:28:19","modified_gmt":"2021-12-30T19:28:19","slug":"dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/","title":{"rendered":"Dagaal culus oo Caawa ka socda Baledweyne"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166147\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211230637764645014998229.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211230637764645014998229.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211230637764645014998229-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhoweyd uu dagaal xoogan ka qarxay, ayada oo dhawaan la ogolaaday in magaalada uu tago madaxweynaha HirShabelle.<\/p>\n<p>Magaalada gudaheed ayaa laga maqlaya rasaas xoogan iyo hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana lagu soo waramaya in dagaalka uu u dhaxeeyo mid kamid ah Saraakiishii hogaamineysay ciidamadii Badbaadada Hiiraan iyo ciidamo taabacsan maamulka.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas kusii daraya in uu jiro khasaare kala duwan oo ka dhashay dagaalkaas, oo qaarkood uu gaaray dad shacab ah oo aan ka fogeyn goobta uu dagaalku ka socdo, gaar ahaan xaafada Kooshin ee magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Sarkaalka hogaaminaya ciidamada Badbaadada Hiiraan oo lagu magacaabo Nuur Dheere ayaa horay ugu mid ahaa saraakiil ka hor istaagay Cali Guudlaawe safar uu qorsheynayay in uu ku tago magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa kusoo aadaya xilli ay dhawaan Waxgaradka, duubabka iyo odayaasha dhaqanka beelaha dega gobolka Hiiraan oo ku shiray magaalada Muqdisho ay sheegen in Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe uu tegi doono gobolka Hiiraan oo sida ay sheegeen aan cidina ka hor istaagi doonin.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxgaradka ayaa waxay Madaxweyne ku-xigeenka maamulka HirShabeelle Yuusuf Dabageed ka dalbadeen inuu raali gelin ka bixiyo hadalkiisii ahaa in doorashada xildhibaanada ee ka dhaceysa Beledweyne ay ku soo bixi doonaan xubnaha ay rabaan.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_inline  tdi_2 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-mid-homepage-thumbnails\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbnails-a \" data-placement-name=\"Mid Homepage Thumbnails\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_65023\" class=\"trc_rbox thumbnails-a trc-content-sponsored \">\n<div id=\"trc_header_65023\" class=\"trc_rbox_header trc_rbox_border_elm\">\n<div class=\"trc_header_ext\">\n<div class=\"logoDiv link-disclosure  attribution-disclosure-link-sponsored\">Qorshaha tagista Guudlaawe ee Beledweyne ayaa markale wajahaya caqabad weyn, ayada oo Odayaasha dhaqanka beelaha dega gobolka Hiiraan ay sheegen in uu tagi karo, xilli aan weli si rasmi ah loo dhameyn xiisada taagan.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhoweyd uu dagaal xoogan ka qarxay, ayada oo dhawaan la ogolaaday in magaalada uu tago madaxweynaha HirShabelle. Magaalada gudaheed ayaa laga maqlaya rasaas xoogan iyo hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana lagu soo waramaya in dagaalka uu u dhaxeeyo mid kamid ah Saraakiishii hogaamineysay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166147,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166145","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal culus oo Caawa ka socda Baledweyne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal culus oo Caawa ka socda Baledweyne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhoweyd uu dagaal xoogan ka qarxay, ayada oo dhawaan la ogolaaday in magaalada uu tago madaxweynaha HirShabelle. Magaalada gudaheed ayaa laga maqlaya rasaas xoogan iyo hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana lagu soo waramaya in dagaalka uu u dhaxeeyo mid kamid ah Saraakiishii hogaamineysay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-30T19:28:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211230637764645014998229.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/\",\"name\":\"Dagaal culus oo Caawa ka socda Baledweyne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211230637764645014998229.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-30T19:28:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211230637764645014998229.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211230637764645014998229.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal culus oo Caawa ka socda Baledweyne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal culus oo Caawa ka socda Baledweyne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal culus oo Caawa ka socda Baledweyne - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhoweyd uu dagaal xoogan ka qarxay, ayada oo dhawaan la ogolaaday in magaalada uu tago madaxweynaha HirShabelle. Magaalada gudaheed ayaa laga maqlaya rasaas xoogan iyo hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana lagu soo waramaya in dagaalka uu u dhaxeeyo mid kamid ah Saraakiishii hogaamineysay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-30T19:28:19+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211230637764645014998229.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/","name":"Dagaal culus oo Caawa ka socda Baledweyne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211230637764645014998229.jpeg","datePublished":"2021-12-30T19:28:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211230637764645014998229.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211230637764645014998229.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-socda-baledweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal culus oo Caawa ka socda Baledweyne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166145"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166145"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166145\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166148,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166145\/revisions\/166148"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166147"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166145"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166145"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166145"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}