{"id":166190,"date":"2021-12-31T11:25:55","date_gmt":"2021-12-31T08:25:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166190"},"modified":"2021-12-31T11:25:55","modified_gmt":"2021-12-31T08:25:55","slug":"somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Somaliland Oo kaqaylisay  Qoraal Ay Baahisay Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162324\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"726\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Muuse-Biixi-Cabdi-300x213.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Muuse-Biixi-Cabdi-768x545.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Muuse-Biixi-Cabdi-100x70.jpeg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Muuse-Biixi-Cabdi-696x493.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Muuse-Biixi-Cabdi-592x420.jpeg 592w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>Hay\u2019adda Qaramada Midoobay ee Caruurta ee UNICEF ayaa Qoraal ay ku daabacday boggeeda Twitter-ka ku sheegtay in Magaalada Boorama ay tahay Magaalo ku taalla Soomaaliya, hayeeshee waxaa Warkaas UNICEF si kulul uga hadashay Somaliland.<\/p>\n<p>Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa waxaa ay ku sheegtay in Qoraalka UNICEF ee baahisay kuna sheegay in Boorama ay kamid tahay Soomaaliya uu yahay mid ka hor imaanayo wada shaqeynta QM iyo Somaliland.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Caruurta ee UNICEF ayaa Qoraalkan ay daabacday uga hadleysay Bulshada kunool Boorama oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19, iyadoo Boorama u nisbaysay Magaalo ku taalla Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Somaliland ayaa sidoo kale sheegtay in hadalka UNICEF uu meesho ka saarayo kalsoonida ay ku qabeen, isla markaana aysan aqbi karin arrintaas, iyagoona ku hanjabay in hay\u2019addaas oo kala dhexeeysa ay tallaabo ka qaadi doonaan.<\/p>\n<p>\u201cQoraalka\u00a0 hay\u2019adda ay UNICEF ka qortay ololaha COVID19, ee ay Boorama u nisbaysay Soomaaliya waxa ay ka hor imanaysaa qaabka wada shaqayneed ee ka dhexeeya QM iyo Somaliland, waxa ay meesha ka saaraysaa kalsoonida, waana wax aan la aqbali karin!\u201d ayaa lagu yiri Qoraalka Wasaarada Arrimaha Dibada.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Qaramada Midoobay ee Caruurta ee UNICEF ayaa markii dambe ka saartay boggeeda Twitter-ka Qoraalka ay baahisay, kadib hanjabaada Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ee aheyd inay UNICEF ay tallaabo ka qaadi doonaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Qaramada Midoobay ee Caruurta ee UNICEF ayaa Qoraal ay ku daabacday boggeeda Twitter-ka ku sheegtay in Magaalada Boorama ay tahay Magaalo ku taalla Soomaaliya, hayeeshee waxaa Warkaas UNICEF si kulul uga hadashay Somaliland. Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa waxaa ay ku sheegtay in Qoraalka UNICEF ee baahisay kuna sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145223,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166190","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland Oo kaqaylisay Qoraal Ay Baahisay Qaramada Midoobay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland Oo kaqaylisay Qoraal Ay Baahisay Qaramada Midoobay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda Qaramada Midoobay ee Caruurta ee UNICEF ayaa Qoraal ay ku daabacday boggeeda Twitter-ka ku sheegtay in Magaalada Boorama ay tahay Magaalo ku taalla Soomaaliya, hayeeshee waxaa Warkaas UNICEF si kulul uga hadashay Somaliland. Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa waxaa ay ku sheegtay in Qoraalka UNICEF ee baahisay kuna sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-31T08:25:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/muuse-biixi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"624\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/\",\"name\":\"Somaliland Oo kaqaylisay Qoraal Ay Baahisay Qaramada Midoobay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/muuse-biixi.jpg\",\"datePublished\":\"2021-12-31T08:25:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/muuse-biixi.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/muuse-biixi.jpg\",\"width\":624,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland Oo kaqaylisay Qoraal Ay Baahisay Qaramada Midoobay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland Oo kaqaylisay Qoraal Ay Baahisay Qaramada Midoobay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland Oo kaqaylisay Qoraal Ay Baahisay Qaramada Midoobay - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda Qaramada Midoobay ee Caruurta ee UNICEF ayaa Qoraal ay ku daabacday boggeeda Twitter-ka ku sheegtay in Magaalada Boorama ay tahay Magaalo ku taalla Soomaaliya, hayeeshee waxaa Warkaas UNICEF si kulul uga hadashay Somaliland. Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa waxaa ay ku sheegtay in Qoraalka UNICEF ee baahisay kuna sheegay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-31T08:25:55+00:00","og_image":[{"width":624,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/muuse-biixi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/","name":"Somaliland Oo kaqaylisay Qoraal Ay Baahisay Qaramada Midoobay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/muuse-biixi.jpg","datePublished":"2021-12-31T08:25:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/muuse-biixi.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/muuse-biixi.jpg","width":624,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-qoraal-ay-baahisay-qaramada-midoobay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland Oo kaqaylisay Qoraal Ay Baahisay Qaramada Midoobay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166190"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166190"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166190\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166191,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166190\/revisions\/166191"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145223"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166190"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166190"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166190"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}