{"id":166198,"date":"2021-12-31T11:49:40","date_gmt":"2021-12-31T08:49:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166198"},"modified":"2021-12-31T11:49:40","modified_gmt":"2021-12-31T08:49:40","slug":"daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Dulqaadkeena dayuusnimo ma ahayn"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166199\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34.png\" alt=\"\" width=\"1738\" height=\"1200\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34.png 1738w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34-300x207.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34-1024x707.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34-768x530.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34-1536x1061.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34-100x70.png 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34-218x150.png 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34-696x481.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34-1068x737.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34-608x420.png 608w\" sizes=\"(max-width: 1738px) 100vw, 1738px\" \/>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay kulan xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu beeniyay in midowga musharaxiinta ay kala qeybsan yihiin oo ay ku kala jabeen taageerada Ra\u2019iisul Wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Madaxweynihii hore dalka haatana ka mid ah musharaxiinta ayaa sheegay in in Midowga Musharaxiinta mabda\u2019oodu uu yahay mid isku mid ah.<\/p>\n<p>\u201cMaalmahan borobagandada cayayaanka bulshada warka ay wadaan ee ah midowga musharaxiinta kala jaban taas wax ka jiro malahan, salaan buuxda ayaan ka wadnaa kuwa caawa halka ka maqan, inbadan dalka dibadiisa ayay jiraan kuwa joogo \u201clabadii oday oo noogu wayneed\u201d shaqo ayay noogu maqan yihiin qadiyada kuma kala qeybsanin waa isla ogolnahay, mabda\u2019a doorasho inay ka dhacdo waan ka mideysanahay,dictatoriyad in laga hortago waa ka mideysanahay\u201dayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Hadalkiisa ayuu sidoo kale Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ku soo qaaday doorashada dalka laga doonayo nooca ay tahay,<\/p>\n<p>\u201cDoorashada xor iyo xalaal ah waxa ay tahay wixii lagu heshiiyo in lagu dhaqmo wixii lagu heshiiyay hadday xumaadaan waa in aan ka hadalna, qofna inuu yiraahdo anaa diiday ima ahan.\u201dayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>\u201cAqalka Sare waxa uu metelaa dowlad goboleed cilado badan ayaa ka jirey markii la soo dooranayay waxaan uga aamusnay in Maamul goboleed metelo, laakiin golaha shacabka qabaa\u2019il ayay matalaan waxaa la rabaa in xildhibaanka xor yahay labo musharax oo reerkooda ku tartamay oo og reerka ay metelaan la soo doorto, laakiin wiil ama gabar la leeyahay oo nin leeyahay ma adigaa soo bixi lahaa, anaa ku soo saaray, anaa ku leh, reerkaaga kuma lahan, baarlamaanka dadka noocaas imaanaya dowladnimo ku dhismi mee dimuqraadiyanimo ku imaa mee,\u201dayuu sii raaciyay.<\/p>\n<p>Taliyaasha ciidamada isagoo ka hadlayay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay inaysan ahayn kuwo xalay dhalay ah oo ay goobjoog ka ahaayeen dhibaatooyinkii dalka soo maray sanadihii la soo dhaafay, waxana uu ugu baaqay taliyaasha ciidamada in 27kii december wixii dhacay wax ha ka yiraahdaan, ciidankii ka dambeeyayn la iska warsado, ciidanka ha ka baxaan arrimaha socda,waxaa waaye farmaajo kuwa diidan diidmada ha joojiyo.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ku eedeeyay Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday ee Farmaajo in dhibaatooyin badan dalka uu geliyay waxan u harayna ay tahay inuu isagu istoogto.<\/p>\n<p>\u201cFarmaajo wax u haray malahan inuu isaga istoogtaa u hartay wax kaloo in isaga dagaal isu qaaday aan ahayn malahan, waa loo nasteexeeyay,meesha soo baneey hadii layiraahdo.\u201dayuu yiri Xasan Sheekh isagoo xusay in uu kuraacsan yahay dad badan oo ka hadlay kulankii xalay oo ku taliyay in Farmaajo uu baneeyo madaxtooyada kana mid noqdo musharaxiinta banaanka joogto,<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F1065854017549108%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay kulan xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu beeniyay in midowga musharaxiinta ay kala qeybsan yihiin oo ay ku kala jabeen taageerada Ra\u2019iisul Wasaare Rooble. Xasan Sheekh Madaxweynihii hore dalka haatana ka mid ah musharaxiinta ayaa sheegay in in Midowga Musharaxiinta mabda\u2019oodu uu yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166199,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166198","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Dulqaadkeena dayuusnimo ma ahayn - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Dulqaadkeena dayuusnimo ma ahayn - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay kulan xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu beeniyay in midowga musharaxiinta ay kala qeybsan yihiin oo ay ku kala jabeen taageerada Ra\u2019iisul Wasaare Rooble. Xasan Sheekh Madaxweynihii hore dalka haatana ka mid ah musharaxiinta ayaa sheegay in in Midowga Musharaxiinta mabda\u2019oodu uu yahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-31T08:49:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1738\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/\",\"name\":\"DAAWO:-Dulqaadkeena dayuusnimo ma ahayn - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34.png\",\"datePublished\":\"2021-12-31T08:49:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34.png\",\"width\":1738,\"height\":1200},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Dulqaadkeena dayuusnimo ma ahayn\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Dulqaadkeena dayuusnimo ma ahayn - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Dulqaadkeena dayuusnimo ma ahayn - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay kulan xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu beeniyay in midowga musharaxiinta ay kala qeybsan yihiin oo ay ku kala jabeen taageerada Ra\u2019iisul Wasaare Rooble. Xasan Sheekh Madaxweynihii hore dalka haatana ka mid ah musharaxiinta ayaa sheegay in in Midowga Musharaxiinta mabda\u2019oodu uu yahay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-31T08:49:40+00:00","og_image":[{"width":1738,"height":1200,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/","name":"DAAWO:-Dulqaadkeena dayuusnimo ma ahayn - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34.png","datePublished":"2021-12-31T08:49:40+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-31-at-08.48.34.png","width":1738,"height":1200},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dulqaadkeena-dayuusnimo-ma-ahayn\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Dulqaadkeena dayuusnimo ma ahayn"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166198"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166198"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166200,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166198\/revisions\/166200"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166199"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}