{"id":166214,"date":"2022-01-02T00:43:21","date_gmt":"2022-01-01T21:43:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166214"},"modified":"2022-01-02T00:43:21","modified_gmt":"2022-01-01T21:43:21","slug":"rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/","title":{"rendered":"Rooble oo magacaabay guddi baara afgambi uu sheegay in xafiiskiisa lala damacsanaa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166215\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/rob.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/rob.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/rob-300x184.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi baaris ku sameeya isku day afgambi oo uu sheegay in lagu samayn lahaa xafiiskiisa iyo xafiiska golaha wasiiradda.<\/p>\n<p>Magacaabidda guddigaan ayuu raysal wasaaruhu sheegay inay qeyb ka ahayd go&#8217;aannadii kasoo baxay shirkii golaha wasiiradda ee khamiistii hore.<\/p>\n<p>Afgambigaas dhicisoobay ayuu raysal wasaare Rooble iyo xubno kamid ah wasiiraddiisa waxay ku eedeeyeen in madaxtooyada in lagasoo abaabulay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa faray Xubnaha Guddigaan in ay baaristooda ku soo gabagabeeyaan muddo todobaad ah, waxaana guddigan uu madax uga dhigay Wasiirka wasaaradda gaashaanshigga Soomaaliya.<\/p>\n<p><b>Hoos ka aqriso magacyada Guddiga :-<\/b><\/p>\n<p>1- Cabdulqaadir Maxamed Nuur Wasiirka gaashaandhigga\u2014Guddoomiye.<\/p>\n<p>2- Cabdullaahi Maxed Nuur Wasiirka Amniga Gudaha.<\/p>\n<p>3- Cabdullaahi Abuukar Xaaji &#8211; Wasiirka Waxbarashada.<\/p>\n<p>4- Gen Bashiir Maxamed Jaamac, Wasiirudowlaha Hawlaha Guud.<\/p>\n<p>5- Cabdixakiim Xasan Ashkir, Wasiirudowlaha Xafiiska Ra\u2019iisulwasaaraha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi baaris ku sameeya isku day afgambi oo uu sheegay in lagu samayn lahaa xafiiskiisa iyo xafiiska golaha wasiiradda. Magacaabidda guddigaan ayuu raysal wasaaruhu sheegay inay qeyb ka ahayd go&#8217;aannadii kasoo baxay shirkii golaha wasiiradda ee khamiistii hore. Afgambigaas dhicisoobay ayuu raysal wasaare Rooble iyo xubno kamid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166214","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rooble oo magacaabay guddi baara afgambi uu sheegay in xafiiskiisa lala damacsanaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rooble oo magacaabay guddi baara afgambi uu sheegay in xafiiskiisa lala damacsanaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi baaris ku sameeya isku day afgambi oo uu sheegay in lagu samayn lahaa xafiiskiisa iyo xafiiska golaha wasiiradda. Magacaabidda guddigaan ayuu raysal wasaaruhu sheegay inay qeyb ka ahayd go&#8217;aannadii kasoo baxay shirkii golaha wasiiradda ee khamiistii hore. Afgambigaas dhicisoobay ayuu raysal wasaare Rooble iyo xubno kamid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-01T21:43:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/rob.jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/\",\"name\":\"Rooble oo magacaabay guddi baara afgambi uu sheegay in xafiiskiisa lala damacsanaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/rob.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-01T21:43:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/rob.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/rob.jpeg\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rooble oo magacaabay guddi baara afgambi uu sheegay in xafiiskiisa lala damacsanaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rooble oo magacaabay guddi baara afgambi uu sheegay in xafiiskiisa lala damacsanaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rooble oo magacaabay guddi baara afgambi uu sheegay in xafiiskiisa lala damacsanaa - Wardoon","og_description":"Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi baaris ku sameeya isku day afgambi oo uu sheegay in lagu samayn lahaa xafiiskiisa iyo xafiiska golaha wasiiradda. Magacaabidda guddigaan ayuu raysal wasaaruhu sheegay inay qeyb ka ahayd go&#8217;aannadii kasoo baxay shirkii golaha wasiiradda ee khamiistii hore. Afgambigaas dhicisoobay ayuu raysal wasaare Rooble iyo xubno kamid [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-01T21:43:21+00:00","og_image":[{"url":"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/rob.jpeg","type":"","width":"","height":""}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/","name":"Rooble oo magacaabay guddi baara afgambi uu sheegay in xafiiskiisa lala damacsanaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/rob.jpeg","datePublished":"2022-01-01T21:43:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/rob.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/rob.jpeg"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-magacaabay-guddi-baara-afgambi-uu-sheegay-in-xafiiskiisa-lala-damacsanaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rooble oo magacaabay guddi baara afgambi uu sheegay in xafiiskiisa lala damacsanaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166214"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166214"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166214\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166216,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166214\/revisions\/166216"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166214"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166214"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166214"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}