{"id":166223,"date":"2022-01-02T14:10:20","date_gmt":"2022-01-02T11:10:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166223"},"modified":"2022-01-02T14:10:20","modified_gmt":"2022-01-02T11:10:20","slug":"guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/","title":{"rendered":"Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug oo diiday amarkii gudomiyaha Barlamanka Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug C\/llaahi Xirsi Maxamed ayaa ka horyimid Go\u2019aan isaga iyo Xildhibaano kale looga joojiyay afar fadhi oo ka mid ah fadhiyada Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Xirsi ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ku eedeeyay inuu ku xadgudbay sharciga iyo xeer-hoosaadka Maamulka, isla markaana uu ku been abuurtay Dastuurka Galmudug u yaalla.<\/p>\n<p>Qoraal uu soo saaray ayuu Cabdullaahi Xirsi ku sheegay in Guddoomiye Maxamed Nuur Gacal uu isticmaalay awood dheeraad ah oo uusan siineynin xeer-hoosaadka Baarlamaanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Galmudug ayaa Xildhibaanada ugu baaqay inay u midoobaan sidii ay uga hortagi lahaayeen Guddoomiye Gacal oo uu ku eedeeyey inuu soo saarey go\u2019aan qaldan<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa afar fadhi iyo Gunno laba bil ka joojiyay Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo uu ku jiro Guddoomiye Cabdullaahi Xirsi Maxamed ka dib markii lagu eedeeyey inay ku xadgudbeen xeer hoosaadka iyo dastuurka u qoran Baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug C\/llaahi Xirsi Maxamed ayaa ka horyimid Go\u2019aan isaga iyo Xildhibaano kale looga joojiyay afar fadhi oo ka mid ah fadhiyada Baarlamaanka. Cabdullaahi Xirsi ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ku eedeeyay inuu ku xadgudbay sharciga iyo xeer-hoosaadka Maamulka, isla markaana uu ku been abuurtay Dastuurka Galmudug u yaalla. Qoraal uu soo saaray ayuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166224,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166223","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug oo diiday amarkii gudomiyaha Barlamanka Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug oo diiday amarkii gudomiyaha Barlamanka Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug C\/llaahi Xirsi Maxamed ayaa ka horyimid Go\u2019aan isaga iyo Xildhibaano kale looga joojiyay afar fadhi oo ka mid ah fadhiyada Baarlamaanka. Cabdullaahi Xirsi ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ku eedeeyay inuu ku xadgudbay sharciga iyo xeer-hoosaadka Maamulka, isla markaana uu ku been abuurtay Dastuurka Galmudug u yaalla. Qoraal uu soo saaray ayuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-02T11:10:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/download.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"275\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"183\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/\",\"name\":\"Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug oo diiday amarkii gudomiyaha Barlamanka Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/download.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-02T11:10:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/download.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/download.jpeg\",\"width\":275,\"height\":183},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug oo diiday amarkii gudomiyaha Barlamanka Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug oo diiday amarkii gudomiyaha Barlamanka Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug oo diiday amarkii gudomiyaha Barlamanka Galmudug - Wardoon","og_description":"Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug C\/llaahi Xirsi Maxamed ayaa ka horyimid Go\u2019aan isaga iyo Xildhibaano kale looga joojiyay afar fadhi oo ka mid ah fadhiyada Baarlamaanka. Cabdullaahi Xirsi ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ku eedeeyay inuu ku xadgudbay sharciga iyo xeer-hoosaadka Maamulka, isla markaana uu ku been abuurtay Dastuurka Galmudug u yaalla. Qoraal uu soo saaray ayuu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-02T11:10:20+00:00","og_image":[{"width":275,"height":183,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/download.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/","name":"Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug oo diiday amarkii gudomiyaha Barlamanka Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/download.jpeg","datePublished":"2022-01-02T11:10:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/download.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/download.jpeg","width":275,"height":183},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-baarlamanka-galmudug-oo-diiday-amarkii-gudomiyaha-barlamanka-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug oo diiday amarkii gudomiyaha Barlamanka Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166223"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166223"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166223\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166225,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166223\/revisions\/166225"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166224"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166223"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166223"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166223"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}