{"id":166256,"date":"2022-01-04T12:08:13","date_gmt":"2022-01-04T09:08:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166256"},"modified":"2022-01-04T12:08:13","modified_gmt":"2022-01-04T09:08:13","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha wadatashiga Qaranka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166258\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202214637768650793235046.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"333\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202214637768650793235046.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202214637768650793235046-300x151.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Shirka Golaha wadatashiga qaranka ayaa maalintiisa labaad galay, kaasoo shalay si rasmi ah uga furmay teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.<\/p>\n<div dir=\"auto\">Shirkaan ayaa madaxda Golaha wadatashiga qaran ayaa waxay diiradda ku saarayaan howlaha doorashooyinka dalka iyo khilaafka ka taagan doorashooyinkii Golaha Shacabka ee dhawaan ka bilaawday magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo, Dhuusamareeb iyo kismaayo.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Waxaa sidoo kale qodobada inta badan maanta shirka lagu falanqeyn doono la sheegaya iney ka mid tahay sidii hal doorashada loogu soo koobi lahaa hal deegaan doorasho, taasoo madaxda maamulada qaar ay si weyn u daneynayaan in doorashada laga dhigo mid ka dhacda hal deegaan, taasoo uu horay uga biyo diiday madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Shirkaan maalintiisa labaad galay waxa ka qaybgalaya dhamaan Madaxweynayaasha maamul goboleedyada shanta ah, duqa magaalada Muqdisho iyo Raysal wasaaraha Soomaaliya, waxaana la filayaa in maanta qeyb ka noqdaan shirka Wakiilada Beesha Caalamka, Midowga Musharixiinta iyo Xubno metelaya Ururada Bulshada Rayidka ah iyo Haweenka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Shirkaan Golaha wadatashiga qaran ayaa ah mid si gaar ah isha ugu wada hayaan waxyaabaha kasoo bixi doono shacabka Soomaaliyeed iyo waliba daneeyayaasha arrimaha Soomaaliya, maadama doorashooyinka dalka waqtigii loogu talo galay in la dhameystiro lasoo dhaafay.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka Golaha wadatashiga qaranka ayaa maalintiisa labaad galay, kaasoo shalay si rasmi ah uga furmay teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Shirkaan ayaa madaxda Golaha wadatashiga qaran ayaa waxay diiradda ku saarayaan howlaha doorashooyinka dalka iyo khilaafka ka taagan doorashooyinkii Golaha Shacabka ee dhawaan ka bilaawday magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo, Dhuusamareeb iyo kismaayo. Waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166258,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166256","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha wadatashiga Qaranka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha wadatashiga Qaranka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirka Golaha wadatashiga qaranka ayaa maalintiisa labaad galay, kaasoo shalay si rasmi ah uga furmay teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Shirkaan ayaa madaxda Golaha wadatashiga qaran ayaa waxay diiradda ku saarayaan howlaha doorashooyinka dalka iyo khilaafka ka taagan doorashooyinkii Golaha Shacabka ee dhawaan ka bilaawday magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo, Dhuusamareeb iyo kismaayo. Waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-04T09:08:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202214637768650793235046.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"333\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha wadatashiga Qaranka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202214637768650793235046.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-04T09:08:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202214637768650793235046.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202214637768650793235046.jpeg\",\"width\":660,\"height\":333},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha wadatashiga Qaranka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha wadatashiga Qaranka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha wadatashiga Qaranka - Wardoon","og_description":"Shirka Golaha wadatashiga qaranka ayaa maalintiisa labaad galay, kaasoo shalay si rasmi ah uga furmay teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Shirkaan ayaa madaxda Golaha wadatashiga qaran ayaa waxay diiradda ku saarayaan howlaha doorashooyinka dalka iyo khilaafka ka taagan doorashooyinkii Golaha Shacabka ee dhawaan ka bilaawday magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo, Dhuusamareeb iyo kismaayo. Waxaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-04T09:08:13+00:00","og_image":[{"width":660,"height":333,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202214637768650793235046.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/","name":"Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha wadatashiga Qaranka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202214637768650793235046.jpeg","datePublished":"2022-01-04T09:08:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202214637768650793235046.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202214637768650793235046.jpeg","width":660,"height":333},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha wadatashiga Qaranka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166256"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166256"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166259,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166256\/revisions\/166259"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166258"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}