{"id":166297,"date":"2022-01-06T12:13:25","date_gmt":"2022-01-06T09:13:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166297"},"modified":"2022-01-06T12:13:25","modified_gmt":"2022-01-06T09:13:25","slug":"shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/","title":{"rendered":"Shan Sarkaal oo lagu tuhmayo afgamgii Xafiiska Raysal wasaare Rooble oo looyeeray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166265\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"901\" height=\"600\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-3.jpeg 901w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-3-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-3-768x511.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-3-696x463.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-3-631x420.jpeg 631w\" sizes=\"(max-width: 901px) 100vw, 901px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa ka dalbaday Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage in loo yeero ilaa shan sarkaal oo la sheegay in lagu tuhunsan yahay dhacdadii 27-kii bishii lasoo dhaafay ee Decembar, islamarkaana lagu doonanay in xafiiska Raysal wasaare Rooble lagula wareego.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka xoogga ayaa qoraalka kasoo baxay Xafiiska wasiirka Gaashaandhiga waxaa looga codsaday in shanta sarkaal maalinta Sabtiga ah ee taariiqdu tahay 8-da Janaayo 10:00 barqanimo iney yimaadaan xafiiska wasiiru dowlaha Xafiiska Raysal wasaaraha, si ay ula kulmaan guddiga loo magacaabay baaritaanka dhacdadaasi.<\/p>\n<p>Saraakiisha loo yeeray ee lagu tuhunsan yahay ayaa kala ah Gaashaanle Sare Xasan Aadan Dhicis Taliyaha Guutada 77aad, Gaashaanle Shaafici Nuur Axmed Abaanduulaha Guutada 77aad, Gaashaanle Dhexe Cabdi Yaasin Cali Kooshin Taliyaha Ururuka 60aad ee Guutada 77aad, Gaashaanle Xasan Duwane Cumar Abaanduulaha Ururka 60aad, 2 Xidigle Muuse Maxamed Caddow (Shaarib) Taliyaha Koox Horinta Gurmad Ururka 60aad.<\/p>\n<p><b>Hoos ka akhriso qoraalka oo dhameystiran.<\/b><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166298\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202216637770268948292340.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"859\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202216637770268948292340.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202216637770268948292340-231x300.jpeg 231w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202216637770268948292340-323x420.jpeg 323w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa ka dalbaday Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage in loo yeero ilaa shan sarkaal oo la sheegay in lagu tuhunsan yahay dhacdadii 27-kii bishii lasoo dhaafay ee Decembar, islamarkaana lagu doonanay in xafiiska Raysal wasaare Rooble lagula wareego. Taliyaha ciidanka xoogga ayaa qoraalka kasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166265,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166297","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shan Sarkaal oo lagu tuhmayo afgamgii Xafiiska Raysal wasaare Rooble oo looyeeray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shan Sarkaal oo lagu tuhmayo afgamgii Xafiiska Raysal wasaare Rooble oo looyeeray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa ka dalbaday Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage in loo yeero ilaa shan sarkaal oo la sheegay in lagu tuhunsan yahay dhacdadii 27-kii bishii lasoo dhaafay ee Decembar, islamarkaana lagu doonanay in xafiiska Raysal wasaare Rooble lagula wareego. Taliyaha ciidanka xoogga ayaa qoraalka kasoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-06T09:13:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-3.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"901\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/\",\"name\":\"Shan Sarkaal oo lagu tuhmayo afgamgii Xafiiska Raysal wasaare Rooble oo looyeeray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-3.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-06T09:13:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-3.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-3.jpeg\",\"width\":901,\"height\":600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shan Sarkaal oo lagu tuhmayo afgamgii Xafiiska Raysal wasaare Rooble oo looyeeray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shan Sarkaal oo lagu tuhmayo afgamgii Xafiiska Raysal wasaare Rooble oo looyeeray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shan Sarkaal oo lagu tuhmayo afgamgii Xafiiska Raysal wasaare Rooble oo looyeeray - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa ka dalbaday Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage in loo yeero ilaa shan sarkaal oo la sheegay in lagu tuhunsan yahay dhacdadii 27-kii bishii lasoo dhaafay ee Decembar, islamarkaana lagu doonanay in xafiiska Raysal wasaare Rooble lagula wareego. Taliyaha ciidanka xoogga ayaa qoraalka kasoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-06T09:13:25+00:00","og_image":[{"width":901,"height":600,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-3.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/","name":"Shan Sarkaal oo lagu tuhmayo afgamgii Xafiiska Raysal wasaare Rooble oo looyeeray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-3.jpeg","datePublished":"2022-01-06T09:13:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-3.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-3.jpeg","width":901,"height":600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shan-sarkaal-oo-lagu-tuhmayo-afgamgii-xafiiska-raysal-wasaare-rooble-oo-looyeeray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shan Sarkaal oo lagu tuhmayo afgamgii Xafiiska Raysal wasaare Rooble oo looyeeray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166297"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166297"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166297\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166299,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166297\/revisions\/166299"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166265"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166297"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166297"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166297"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}