{"id":166300,"date":"2022-01-06T12:15:41","date_gmt":"2022-01-06T09:15:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166300"},"modified":"2022-01-06T12:15:41","modified_gmt":"2022-01-06T09:15:41","slug":"shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/","title":{"rendered":"Shirka Golaha Wadatashiga Oo Qarka U Saaran In Lagu Kala Tago"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166258\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202214637768650793235046.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"333\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202214637768650793235046.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202214637768650793235046-300x151.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ku mideysan yihiin Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo khamiis ah galay maalintii afaraad oo xiriir ah.<\/p>\n<p>Ilo-wareedyo Wargal ah ayaa sheegaya in Shirka Golaha ee looga hadlayo dardargelinta doorashooyinka, hufnaanta, sixitaanka waxyaabihii khaldamay, amniga\u00a0 iyo jaangoynta xilliga la soo gabagabeynayo doorashada Golaha Shacabka uu qarka u saaran yahay in lagu kala tago, iyadoo doodda ugu weyn ee shalay iyo maanta shirka hareysay uu yahay arrinta Amniga.<\/p>\n<p>Doodda ugu weyn ayaa ka imaanaysay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, taasi oo in haddii aanu mas\u2019uul ka aheyn Amniga guud aan doorasho la qaban karin, waxaana uu tusaale u soo qaatay wixii dhacay 27 December.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in Madaxweyne Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen uu ku hanjabay inuu shirka ka tagayo haddii amniga laga hadlayo, halka weli Madaxweyneyaasha\u00a0 Hirshabeelle iyo Galmudug aysan weli caddeynin mowqifkooda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa si weyn ugu taageeray Ra\u2019iisul Wasaaraha arrinta Amniga inuu mas\u2019uul ka noqdo, waxaana wararkii ugu dambeeyay ee la helayo sheegayaan in Shirka qarka u saaran yahay in lagu kala tago, iyadoona Shirka ay hareeyeen doodo waaweyn.<\/p>\n<p>Xaalada uu shirkan ku sugan yahay ayaa la mid ah midkii Shirkii April ee sanadkii hore oo ugu dambeyn lagu kala tagay, horseedna u noqday muddo kororsigii labada sano iyo isku dhacyadii Muqdisho ka dhacay ee looga soo horjeeday muddo kororsiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ku mideysan yihiin Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo khamiis ah galay maalintii afaraad oo xiriir ah. Ilo-wareedyo Wargal ah ayaa sheegaya in Shirka Golaha ee looga hadlayo dardargelinta doorashooyinka, hufnaanta, sixitaanka waxyaabihii khaldamay, amniga\u00a0 iyo jaangoynta xilliga la soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166247,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166300","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirka Golaha Wadatashiga Oo Qarka U Saaran In Lagu Kala Tago - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirka Golaha Wadatashiga Oo Qarka U Saaran In Lagu Kala Tago - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ku mideysan yihiin Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo khamiis ah galay maalintii afaraad oo xiriir ah. Ilo-wareedyo Wargal ah ayaa sheegaya in Shirka Golaha ee looga hadlayo dardargelinta doorashooyinka, hufnaanta, sixitaanka waxyaabihii khaldamay, amniga\u00a0 iyo jaangoynta xilliga la soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-06T09:15:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271210331_10226832606351412_3122001273590432955_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1814\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/\",\"name\":\"Shirka Golaha Wadatashiga Oo Qarka U Saaran In Lagu Kala Tago - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271210331_10226832606351412_3122001273590432955_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-06T09:15:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271210331_10226832606351412_3122001273590432955_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271210331_10226832606351412_3122001273590432955_n.jpeg\",\"width\":1814,\"height\":1280},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirka Golaha Wadatashiga Oo Qarka U Saaran In Lagu Kala Tago\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirka Golaha Wadatashiga Oo Qarka U Saaran In Lagu Kala Tago - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirka Golaha Wadatashiga Oo Qarka U Saaran In Lagu Kala Tago - Wardoon","og_description":"Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ku mideysan yihiin Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo khamiis ah galay maalintii afaraad oo xiriir ah. Ilo-wareedyo Wargal ah ayaa sheegaya in Shirka Golaha ee looga hadlayo dardargelinta doorashooyinka, hufnaanta, sixitaanka waxyaabihii khaldamay, amniga\u00a0 iyo jaangoynta xilliga la soo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-06T09:15:41+00:00","og_image":[{"width":1814,"height":1280,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271210331_10226832606351412_3122001273590432955_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/","name":"Shirka Golaha Wadatashiga Oo Qarka U Saaran In Lagu Kala Tago - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271210331_10226832606351412_3122001273590432955_n.jpeg","datePublished":"2022-01-06T09:15:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271210331_10226832606351412_3122001273590432955_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271210331_10226832606351412_3122001273590432955_n.jpeg","width":1814,"height":1280},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-golaha-wadatashiga-oo-qarka-u-saaran-in-lagu-kala-tago\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirka Golaha Wadatashiga Oo Qarka U Saaran In Lagu Kala Tago"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166300"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166300"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166300\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166301,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166300\/revisions\/166301"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166247"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166300"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166300"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166300"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}