{"id":166305,"date":"2022-01-06T22:04:17","date_gmt":"2022-01-06T19:04:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166305"},"modified":"2022-01-06T22:04:17","modified_gmt":"2022-01-06T19:04:17","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166267\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-1.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-1-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-1-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-1-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhow soo gaba-gaboobay maalintii afaraad, iyadoo aanay weli Madaxda is afgarad ka gaarin dooddihii u dhaxeeyay ee arrimaha Amniga iyo doorashada.<\/p>\n<p>Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in shirka uu gelinkii hore ee maanta uu qarka u fuulay in lagu kala tago, markii dooduhu adkaadeen.<\/p>\n<p>Shirka ayaa maanta waxa uu galay marxaladii ugu adkeyd, ayada oo maalinta berri oo Jimce ah ay madaxdu fasax galayaan, waxaana habeen dambe la iskugu soo laaban doono kulan kale.<\/p>\n<p>Madaxweyne goboleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed, Axmed Qoor-Qoor iyo Cabdicasiis Lafta-gareen oo ku xiran Farmaajo, ayaa la sheegay inay diidan yihiin in amniga dalka lagu wareejiyo ra\u2019iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n<p>Madaxweyne Lafta-gareen ayaa la sheegay inuu yahay kan ugu xagjirsan marka ay noqoto arrinta amniga, isaga oo ku hanjabaya inuu shirka ka baxayo haddii aan la joojin doodda amniga, isaga oo gebi ahaan kasoo horjeeda in arrinta amniga laga hadlo.<\/p>\n<p>Sida laga soo warinayo afhayeenada madaxda dowlad goboleedyada waxaa jira kulamo gooni-gooni ah oo caawa illaa berri ay yeelan doonaan madaxda, si la iskugu fahmo qoddobada muhiimka ah, si uu shirka u guuleysto.<\/p>\n<p>Waxaa isa-soo tareysa cabsi ah in shirka uu burburi karo, ayada oo qodobka la xiriira amniga uu yahay caqabadda ugu adag ee haysata, maadama xulafada Farmaajo ay si adag uga soo horjeedan in lagu wareejiyo Ra\u2019iisul Wasaare Rooble, kadib khilaaf xoogan oo ka dhex-qarxay madaxweynihii hore.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhow soo gaba-gaboobay maalintii afaraad, iyadoo aanay weli Madaxda is afgarad ka gaarin dooddihii u dhaxeeyay ee arrimaha Amniga iyo doorashada. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in shirka uu gelinkii hore ee maanta uu qarka u fuulay in lagu kala tago, markii dooduhu adkaadeen. Shirka ayaa maanta waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166266,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166305","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhow soo gaba-gaboobay maalintii afaraad, iyadoo aanay weli Madaxda is afgarad ka gaarin dooddihii u dhaxeeyay ee arrimaha Amniga iyo doorashada. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in shirka uu gelinkii hore ee maanta uu qarka u fuulay in lagu kala tago, markii dooduhu adkaadeen. Shirka ayaa maanta waxa uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-06T19:04:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-2-1536x1023-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1536\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1023\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-2-1536x1023-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-06T19:04:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-2-1536x1023-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-2-1536x1023-1.jpeg\",\"width\":1536,\"height\":1023},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran - Wardoon","og_description":"Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhow soo gaba-gaboobay maalintii afaraad, iyadoo aanay weli Madaxda is afgarad ka gaarin dooddihii u dhaxeeyay ee arrimaha Amniga iyo doorashada. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in shirka uu gelinkii hore ee maanta uu qarka u fuulay in lagu kala tago, markii dooduhu adkaadeen. Shirka ayaa maanta waxa uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-06T19:04:17+00:00","og_image":[{"width":1536,"height":1023,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-2-1536x1023-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/","name":"Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-2-1536x1023-1.jpeg","datePublished":"2022-01-06T19:04:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-2-1536x1023-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/tash-2-1536x1023-1.jpeg","width":1536,"height":1023},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166305"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166305"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166306,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166305\/revisions\/166306"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166266"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}