{"id":166322,"date":"2022-01-07T23:06:02","date_gmt":"2022-01-07T20:06:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166322"},"modified":"2022-01-07T23:06:02","modified_gmt":"2022-01-07T20:06:02","slug":"farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo diiday in Imaaraadka loo celiyo lacagtii dowlada kala wareegtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157223\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha\u00a0 \u00a0Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku faray Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Dowladda in aan dowlada Imaaraadka loo celin karin lacagtii ay dalka soo galiyeen ee lagu qabto garoonka Muqdisho.<\/p>\n<p>Farmaajo ayaa sheegay in sifo sharci darro ah looga saari karin Khasnadda Dowladda lacagta uu sheegay in si sharci darro ah lagu soo geliyey dalka ee Hay\u2019adaha Ammaanka ay ku qabteen Garoonka Aadan Cadde 8-dii Bisha Abriil ee sanadkii 2018-kii.<\/p>\n<p>Waxa uu amray Madaxweyne Farmaajo guddomiyaha bangiga dhaxe in lacagtaasi ee leedahay aan la bixin karin iyada oon la marin hannaan waafaqsan sharciga ayna mamnuuc tahay in go\u2019aan hal masuul gaaray lacagtaasi lagu bixiyo.<\/p>\n<p>Qoraalkan uu Farmaajo u diray Guddoomiyaha bangiga dhaxe ayaa kusoo aadeysa xili Ra\u2019isul Wasaare Rooble raaligelin siiyay dowlada Imaaraadka Carabta uuna balanqaaday in dib loogu soo celinayo lacagtii dowlada kala wareegtay.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka Akhriso Warqada Farmaajo soo saaray<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166323\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/farmaa.jpeg\" alt=\"\" width=\"1275\" height=\"1650\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/farmaa.jpeg 1275w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/farmaa-232x300.jpeg 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/farmaa-791x1024.jpeg 791w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/farmaa-768x994.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/farmaa-1187x1536.jpeg 1187w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/farmaa-696x901.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/farmaa-1068x1382.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/farmaa-325x420.jpeg 325w\" sizes=\"(max-width: 1275px) 100vw, 1275px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha\u00a0 \u00a0Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku faray Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Dowladda in aan dowlada Imaaraadka loo celin karin lacagtii ay dalka soo galiyeen ee lagu qabto garoonka Muqdisho. Farmaajo ayaa sheegay in sifo sharci darro ah looga saari karin Khasnadda Dowladda lacagta uu sheegay in si sharci darro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153927,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166322","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo diiday in Imaaraadka loo celiyo lacagtii dowlada kala wareegtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo diiday in Imaaraadka loo celiyo lacagtii dowlada kala wareegtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha\u00a0 \u00a0Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku faray Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Dowladda in aan dowlada Imaaraadka loo celin karin lacagtii ay dalka soo galiyeen ee lagu qabto garoonka Muqdisho. Farmaajo ayaa sheegay in sifo sharci darro ah looga saari karin Khasnadda Dowladda lacagta uu sheegay in si sharci darro [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-07T20:06:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"509\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/\",\"name\":\"Farmaajo oo diiday in Imaaraadka loo celiyo lacagtii dowlada kala wareegtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png\",\"datePublished\":\"2022-01-07T20:06:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png\",\"width\":640,\"height\":509},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo diiday in Imaaraadka loo celiyo lacagtii dowlada kala wareegtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo diiday in Imaaraadka loo celiyo lacagtii dowlada kala wareegtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo diiday in Imaaraadka loo celiyo lacagtii dowlada kala wareegtay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha\u00a0 \u00a0Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku faray Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Dowladda in aan dowlada Imaaraadka loo celin karin lacagtii ay dalka soo galiyeen ee lagu qabto garoonka Muqdisho. Farmaajo ayaa sheegay in sifo sharci darro ah looga saari karin Khasnadda Dowladda lacagta uu sheegay in si sharci darro [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-07T20:06:02+00:00","og_image":[{"width":640,"height":509,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/","name":"Farmaajo oo diiday in Imaaraadka loo celiyo lacagtii dowlada kala wareegtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png","datePublished":"2022-01-07T20:06:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png","width":640,"height":509},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-imaaraadka-loo-celiyo-lacagtii-dowlada-kala-wareegtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo diiday in Imaaraadka loo celiyo lacagtii dowlada kala wareegtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166322"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166322"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166322\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166324,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166322\/revisions\/166324"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153927"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166322"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166322"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166322"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}