{"id":166328,"date":"2022-01-08T14:11:48","date_gmt":"2022-01-08T11:11:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166328"},"modified":"2022-01-08T14:11:48","modified_gmt":"2022-01-08T11:11:48","slug":"madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/","title":{"rendered":"Madax sare oo kamid ahaa Ururka TPLF oo lasiidaayay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166329\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202218637771975311831285.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202218637771975311831285.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202218637771975311831285-300x170.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay cafis u fidisay qaar kamid ah madaxda u sarraysa Ururka TPLF, sida ay baahisay Warbaahinta ku hadasha afka dowladda Itoobiya.<\/p>\n<p>Madaxda TPLF ee lasiidaayay ayaa waxaa kamid ahaa Sebhat Nega, oo kamid ahaa Aas aasayaashii Ururka TPLF, Madaxwaynihii hore ee degaanka Tigray Abbay Waldu, iyo xubno kale oo dhammaantood kamid ahaa Ururka TPLF, lana qabtay intii uu socday dagaalkii u dhaxeeyay dowladda iyo TPLF.<\/p>\n<p>Siidaynta xubnahan TPLF iyo kuwo kale ee kasoo jeeda qowmiyadaha Oromada iyo Axmaarada ee uu kamid yahay Jawhar Maxamed, ayaa kusoo hagaagay xilli uu Abiyi Axmed ku dhawaaqay in loo baahan yahay dib u heshiisiin guud oo dalka ka dhacda.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Jawhar Maxamed ayaa xalay saacadihii dambe ka baxay xabsiga, kaddib markii sida la sheegay ladammaanad qaaday amnigiisa, ilaalo gaar ahna loo soo diray kuwaas oo gaarsiitay hoyga uu kulahaa magaalada Addis Ababa.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah dadka kasoo jeeda qowmiyadda Axmaarada ayaa iyagu durba ka biyo diiday, go&#8217;aanka ay dowladdu kusoo daysay xubnahan TPLF, oo ay sheegeen in haba yaraatee aysan mutaysan in la cafiyo, maadaama dhibaato badan ay dalka usoo gaysteen, intii ay xukunka hayeen iyo billowgii dagaalkan.<\/p>\n<p>TPLF ayaan wali wax hadal ah ka odhan siidaynta xubnahan kamidka ahaa ururkooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay cafis u fidisay qaar kamid ah madaxda u sarraysa Ururka TPLF, sida ay baahisay Warbaahinta ku hadasha afka dowladda Itoobiya. Madaxda TPLF ee lasiidaayay ayaa waxaa kamid ahaa Sebhat Nega, oo kamid ahaa Aas aasayaashii Ururka TPLF, Madaxwaynihii hore ee degaanka Tigray Abbay Waldu, iyo xubno kale oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166329,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166328","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madax sare oo kamid ahaa Ururka TPLF oo lasiidaayay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madax sare oo kamid ahaa Ururka TPLF oo lasiidaayay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Itoobiya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay cafis u fidisay qaar kamid ah madaxda u sarraysa Ururka TPLF, sida ay baahisay Warbaahinta ku hadasha afka dowladda Itoobiya. Madaxda TPLF ee lasiidaayay ayaa waxaa kamid ahaa Sebhat Nega, oo kamid ahaa Aas aasayaashii Ururka TPLF, Madaxwaynihii hore ee degaanka Tigray Abbay Waldu, iyo xubno kale oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-08T11:11:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202218637771975311831285.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/\",\"name\":\"Madax sare oo kamid ahaa Ururka TPLF oo lasiidaayay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202218637771975311831285.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-08T11:11:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202218637771975311831285.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202218637771975311831285.jpeg\",\"width\":660,\"height\":375},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madax sare oo kamid ahaa Ururka TPLF oo lasiidaayay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madax sare oo kamid ahaa Ururka TPLF oo lasiidaayay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madax sare oo kamid ahaa Ururka TPLF oo lasiidaayay - Wardoon","og_description":"Dowladda Itoobiya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay cafis u fidisay qaar kamid ah madaxda u sarraysa Ururka TPLF, sida ay baahisay Warbaahinta ku hadasha afka dowladda Itoobiya. Madaxda TPLF ee lasiidaayay ayaa waxaa kamid ahaa Sebhat Nega, oo kamid ahaa Aas aasayaashii Ururka TPLF, Madaxwaynihii hore ee degaanka Tigray Abbay Waldu, iyo xubno kale oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-08T11:11:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":375,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202218637771975311831285.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/","name":"Madax sare oo kamid ahaa Ururka TPLF oo lasiidaayay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202218637771975311831285.jpeg","datePublished":"2022-01-08T11:11:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202218637771975311831285.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202218637771975311831285.jpeg","width":660,"height":375},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madax-sare-oo-kamid-ahaa-ururka-tplf-oo-lasiidaayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madax sare oo kamid ahaa Ururka TPLF oo lasiidaayay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166328"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166328"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166328\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166330,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166328\/revisions\/166330"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166329"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166328"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166328"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166328"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}