{"id":166347,"date":"2022-01-09T13:43:12","date_gmt":"2022-01-09T10:43:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166347"},"modified":"2022-01-09T13:43:12","modified_gmt":"2022-01-09T10:43:12","slug":"wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/","title":{"rendered":"Wixii Boosaso ka dhacay waa inay jirtaa cid masuuliyaddeeda lagula xisaabtamo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166348\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2020525637259690861595892.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"390\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2020525637259690861595892.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2020525637259690861595892-300x177.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee barlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed ( Dhoobo-daareed) ayaa sheegay in loo baahan yahay colaaddii ka dhacday magaalada Bosaso in ay jirto cid masuuliyadeeda yeelata oo lagula xisaabtamo.<\/p>\n<p>\u201cBosaso wixii ka dhacay oo dhibaato ah oo barakac ah oo dil ah oo qaxin ah, in masuuliyadeeda ciddi qaadato, ayaa loo baahan yahay. Arrintaasi ilaaheey wuu idin weydiinayaa guddigiina,\u201d ayuu yiri guddoomiyihii hore ee barlamaanka Puntland .<\/p>\n<p>Cabdixakiin Dhoobbo-daareed ayaa ku eedeeyay maamulka madaxweyne Deni inuu ku kacay dhibaatooyin badan oo u baahan in dib looga farriisto, waxna la iska weydiiyo sidii loo saxi lahaa.<\/p>\n<p>Hadalka guddoomiyihii hore ee barlamaanka Puntland ayaa kusoo aadaya iyadoo maanta lagu wado inuu soo baxo heshiis laga gaaray khilaafkii u dhaxeeyay madaxweyne Deni iyo hay\u2019adda PSF, khilaafkaas oo sababay colaadda Bosaso.<\/p>\n<p>Guddiga dhex dhexaadinta ayaa gaaray go&#8217;aanno labada dhinac ay ku wada qanacsan yihiin sida aan xogta ku helayno, kuwaas oo aan warbaahinta loosoo bandhigin, hase yeeshee la filayo in la shaaciyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee barlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed ( Dhoobo-daareed) ayaa sheegay in loo baahan yahay colaaddii ka dhacday magaalada Bosaso in ay jirto cid masuuliyadeeda yeelata oo lagula xisaabtamo. \u201cBosaso wixii ka dhacay oo dhibaato ah oo barakac ah oo dil ah oo qaxin ah, in masuuliyadeeda ciddi qaadato, ayaa loo baahan yahay. Arrintaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166348,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166347","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wixii Boosaso ka dhacay waa inay jirtaa cid masuuliyaddeeda lagula xisaabtamo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wixii Boosaso ka dhacay waa inay jirtaa cid masuuliyaddeeda lagula xisaabtamo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee barlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed ( Dhoobo-daareed) ayaa sheegay in loo baahan yahay colaaddii ka dhacday magaalada Bosaso in ay jirto cid masuuliyadeeda yeelata oo lagula xisaabtamo. \u201cBosaso wixii ka dhacay oo dhibaato ah oo barakac ah oo dil ah oo qaxin ah, in masuuliyadeeda ciddi qaadato, ayaa loo baahan yahay. Arrintaasi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-09T10:43:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2020525637259690861595892.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"390\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/\",\"name\":\"Wixii Boosaso ka dhacay waa inay jirtaa cid masuuliyaddeeda lagula xisaabtamo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2020525637259690861595892.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-09T10:43:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2020525637259690861595892.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2020525637259690861595892.jpeg\",\"width\":660,\"height\":390},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wixii Boosaso ka dhacay waa inay jirtaa cid masuuliyaddeeda lagula xisaabtamo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wixii Boosaso ka dhacay waa inay jirtaa cid masuuliyaddeeda lagula xisaabtamo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wixii Boosaso ka dhacay waa inay jirtaa cid masuuliyaddeeda lagula xisaabtamo - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee barlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed ( Dhoobo-daareed) ayaa sheegay in loo baahan yahay colaaddii ka dhacday magaalada Bosaso in ay jirto cid masuuliyadeeda yeelata oo lagula xisaabtamo. \u201cBosaso wixii ka dhacay oo dhibaato ah oo barakac ah oo dil ah oo qaxin ah, in masuuliyadeeda ciddi qaadato, ayaa loo baahan yahay. Arrintaasi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-09T10:43:12+00:00","og_image":[{"width":660,"height":390,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2020525637259690861595892.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/","name":"Wixii Boosaso ka dhacay waa inay jirtaa cid masuuliyaddeeda lagula xisaabtamo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2020525637259690861595892.jpeg","datePublished":"2022-01-09T10:43:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2020525637259690861595892.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2020525637259690861595892.jpeg","width":660,"height":390},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wixii-boosaso-ka-dhacay-waa-inay-jirtaa-cid-masuuliyaddeeda-lagula-xisaabtamo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wixii Boosaso ka dhacay waa inay jirtaa cid masuuliyaddeeda lagula xisaabtamo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166347"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166347"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166347\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166349,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166347\/revisions\/166349"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166348"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166347"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166347"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166347"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}