{"id":166350,"date":"2022-01-09T13:45:33","date_gmt":"2022-01-09T10:45:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166350"},"modified":"2022-01-09T13:46:31","modified_gmt":"2022-01-09T10:46:31","slug":"dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/","title":{"rendered":"Dagaal xoogan Oo Ka Socda Magaalada Guriceel"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166351\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Capture-6-750x422-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"422\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Capture-6-750x422-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Capture-6-750x422-1-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Capture-6-750x422-1-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Capture-6-750x422-1-746x420.jpeg 746w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Dagaal u dhexeeya Ciidanka Booliska Maamulka Galmudug iyo Ciidanka Gor-gor ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka socda bartamaha Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, sida ay sheegayaan wararaka aan halkaas ka heleyno.<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay, ka gadaal markii Ciidamo ka tirsan Booliska ay xireen Askar kamid ah Ciidanka Gor-gor ee dowladda, kuwaasi oo lagu eedeeyay inay xiliyada habeenkii ah waqti dambe ay dhex joogaan Magaalada Guriceel.<\/p>\n<p>Dad ayaa sheegay in dagaalka u dhexeeya Ciidamada la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan, isla markaana uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad shacab ah.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay laba qof oo shacab ah ayaa ku geeriyooday dagaalkaas ka socda bartamaha Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, halka tirro kalena ay dhaawacmeen, kuwaasi oo la geeyay Xarun Caafimaad, si xaaladdooda Caafimaad loogu dabiibo..<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas kusii daraya in amarka markii hore lagu xiray Askarta ka tirsan Ciidanka Gor-gor uu bixiyey Taliyaha Ciidanka Booliska Guriceel Cismaan Cali Weyday oo dhawaan dib ugu laabtay Magaaladaas, kadib safar uu ku yimid Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal u dhexeeya Ciidanka Booliska Maamulka Galmudug iyo Ciidanka Gor-gor ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka socda bartamaha Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, sida ay sheegayaan wararaka aan halkaas ka heleyno. Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay, ka gadaal markii Ciidamo ka tirsan Booliska ay xireen Askar kamid ah Ciidanka Gor-gor ee dowladda, kuwaasi oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166351,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166350","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal xoogan Oo Ka Socda Magaalada Guriceel - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal xoogan Oo Ka Socda Magaalada Guriceel - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal u dhexeeya Ciidanka Booliska Maamulka Galmudug iyo Ciidanka Gor-gor ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka socda bartamaha Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, sida ay sheegayaan wararaka aan halkaas ka heleyno. Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay, ka gadaal markii Ciidamo ka tirsan Booliska ay xireen Askar kamid ah Ciidanka Gor-gor ee dowladda, kuwaasi oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-09T10:45:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-01-09T10:46:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Capture-6-750x422-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"422\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/\",\"name\":\"Dagaal xoogan Oo Ka Socda Magaalada Guriceel - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Capture-6-750x422-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-09T10:45:33+00:00\",\"dateModified\":\"2022-01-09T10:46:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Capture-6-750x422-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Capture-6-750x422-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":422},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal xoogan Oo Ka Socda Magaalada Guriceel\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal xoogan Oo Ka Socda Magaalada Guriceel - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal xoogan Oo Ka Socda Magaalada Guriceel - Wardoon","og_description":"Dagaal u dhexeeya Ciidanka Booliska Maamulka Galmudug iyo Ciidanka Gor-gor ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka socda bartamaha Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, sida ay sheegayaan wararaka aan halkaas ka heleyno. Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay, ka gadaal markii Ciidamo ka tirsan Booliska ay xireen Askar kamid ah Ciidanka Gor-gor ee dowladda, kuwaasi oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-09T10:45:33+00:00","article_modified_time":"2022-01-09T10:46:31+00:00","og_image":[{"width":750,"height":422,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Capture-6-750x422-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/","name":"Dagaal xoogan Oo Ka Socda Magaalada Guriceel - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Capture-6-750x422-1.jpeg","datePublished":"2022-01-09T10:45:33+00:00","dateModified":"2022-01-09T10:46:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Capture-6-750x422-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Capture-6-750x422-1.jpeg","width":750,"height":422},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-magaalada-guriceel\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal xoogan Oo Ka Socda Magaalada Guriceel"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166350"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166350"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166350\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166352,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166350\/revisions\/166352"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166351"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166350"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166350"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166350"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}