{"id":166370,"date":"2022-01-10T12:37:00","date_gmt":"2022-01-10T09:37:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166370"},"modified":"2022-01-10T12:37:00","modified_gmt":"2022-01-10T09:37:00","slug":"daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Afhayeen Buuni &#8220;Xirsi waxaa ku dhacay dawakh wayn&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166371\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022110637773718689873959.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"346\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022110637773718689873959.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022110637773718689873959-300x157.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, oo waraysi siiyay HCTV, ayaa sheegay in furista ururrada siyaasadu ay tahay arrin qaanuuni ah oo aan la dhaafi karin.<\/p>\n<p>Buuni oo u jawaabayay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Xirsi ku eedeeyay in uu jaha wareer ka qaaday ku dhawaaqista furista ururrada siyaasada.<\/p>\n<p>&#8220;Ilaa markii ay timid arrintaa qaanuuniga ah ee xeer 14 Xirsi waxa ku dhacay dawakh weyn, oo uu meel walba jiidhayo, mar uu leeyahay madaxweynaha hala golo joojiyo, mar uu leeyahay maxkamad sarre ma jirto&#8221; ayuu yidhi afhayeen Buuni.<\/p>\n<p>Buuni ayaa sheegay in furista ururradu ay tahay xaq dastuuri ah oo ay muwaadiniintu leeyihiin &#8220;Xeer 14 waxa uu dhigayaa in 10 kii sannaba mar ururrada la furo, xigmada ku jirtaana waa in muwaadiniinta J. Somaliland ay helaan xaqa dastuuriga ah ee ay leeyihiin&#8221;.<\/p>\n<p>Buuni ayaa sheegay in diidmada furista ururrada siyaasadu ay Xirsi kaligii ku koobnaan doonto &#8220;Hadii aad leedahay dalku iga danbayn maayo waxan balan kuugu qaadayaa in kaligaa qiyaamahaagu kugu egyahay, oo aad kaliga tahay&#8221;.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/x-iJfNryrNw\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, oo waraysi siiyay HCTV, ayaa sheegay in furista ururrada siyaasadu ay tahay arrin qaanuuni ah oo aan la dhaafi karin. Buuni oo u jawaabayay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Xirsi ku eedeeyay in uu jaha wareer ka qaaday ku dhawaaqista furista ururrada siyaasada. &#8220;Ilaa markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166371,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166370","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Afhayeen Buuni &quot;Xirsi waxaa ku dhacay dawakh wayn&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Afhayeen Buuni &quot;Xirsi waxaa ku dhacay dawakh wayn&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, oo waraysi siiyay HCTV, ayaa sheegay in furista ururrada siyaasadu ay tahay arrin qaanuuni ah oo aan la dhaafi karin. Buuni oo u jawaabayay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Xirsi ku eedeeyay in uu jaha wareer ka qaaday ku dhawaaqista furista ururrada siyaasada. &#8220;Ilaa markii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-10T09:37:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022110637773718689873959.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"346\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/\",\"name\":\"DAAWO:-Afhayeen Buuni \\\"Xirsi waxaa ku dhacay dawakh wayn\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022110637773718689873959.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-10T09:37:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022110637773718689873959.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022110637773718689873959.jpeg\",\"width\":660,\"height\":346},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Afhayeen Buuni &#8220;Xirsi waxaa ku dhacay dawakh wayn&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Afhayeen Buuni \"Xirsi waxaa ku dhacay dawakh wayn\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Afhayeen Buuni \"Xirsi waxaa ku dhacay dawakh wayn\" - Wardoon","og_description":"Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, oo waraysi siiyay HCTV, ayaa sheegay in furista ururrada siyaasadu ay tahay arrin qaanuuni ah oo aan la dhaafi karin. Buuni oo u jawaabayay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Xirsi ku eedeeyay in uu jaha wareer ka qaaday ku dhawaaqista furista ururrada siyaasada. &#8220;Ilaa markii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-10T09:37:00+00:00","og_image":[{"width":660,"height":346,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022110637773718689873959.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/","name":"DAAWO:-Afhayeen Buuni \"Xirsi waxaa ku dhacay dawakh wayn\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022110637773718689873959.jpeg","datePublished":"2022-01-10T09:37:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022110637773718689873959.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022110637773718689873959.jpeg","width":660,"height":346},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeen-buuni-xirsi-waxaa-ku-dhacay-dawakh-wayn\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Afhayeen Buuni &#8220;Xirsi waxaa ku dhacay dawakh wayn&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166370"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166370"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166370\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166372,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166370\/revisions\/166372"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166371"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166370"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166370"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166370"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}