{"id":166451,"date":"2022-01-13T12:28:44","date_gmt":"2022-01-13T09:28:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166451"},"modified":"2022-01-13T12:28:44","modified_gmt":"2022-01-13T09:28:44","slug":"akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/","title":{"rendered":"Akhriso Qandaraas uu bixiyay wasiirka ganacsiga oo lajoojiyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166452\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/hanti.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/hanti.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/hanti-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Hantidhowrka guud ee Soomaaliya ayaa joojiyay qandaraas uu wasiirka ganacsiga Soomaaliya ku siiyay tayaynta hubinta badeecadaha dekeda Muqdisho, shirkad lagu magacaabo Maru port.<\/p>\n<div align=\"justify\">Hanti dhowrka guud ayaa ku eedeeyay wasiirka ganacsiga Soomaaliya inuu bixinta qandaraaskaan u maray hab aan waafaqsanayn nidaamka dowliga ah iyo sharuucda u degsan bixinta qandaraasyada.<\/p>\n<p>Xafiiska hantidhowrka ayaa ku adkaystay inuu sharciga la tiigsanayo haddii uu wasiirka ganacsiga ka dhego adaygo awaamiirta xafiiskooda kasoo baxay ayna sharciga la tiigsanayaan.<\/p>\n<p>Dhawaan\u00a0 ayay ahayd markii wasiirka ganacsigu uu shaqo joojin ku sameeyay maareeyaha guud ee hay&#8217;adda tayo dhowrka Soomaaliyeed, kadib markii uu ka hor yimid qandaraaska uu wasiirku bixiyay.<\/p><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166453\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/ganac.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"936\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/ganac.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/ganac-212x300.jpeg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/ganac-296x420.jpeg 296w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166454\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/1-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"931\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/1-1.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/1-1-213x300.jpeg 213w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/1-1-298x420.jpeg 298w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hantidhowrka guud ee Soomaaliya ayaa joojiyay qandaraas uu wasiirka ganacsiga Soomaaliya ku siiyay tayaynta hubinta badeecadaha dekeda Muqdisho, shirkad lagu magacaabo Maru port. Hanti dhowrka guud ayaa ku eedeeyay wasiirka ganacsiga Soomaaliya inuu bixinta qandaraaskaan u maray hab aan waafaqsanayn nidaamka dowliga ah iyo sharuucda u degsan bixinta qandaraasyada. Xafiiska hantidhowrka ayaa ku adkaystay inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166455,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166451","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Qandaraas uu bixiyay wasiirka ganacsiga oo lajoojiyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Qandaraas uu bixiyay wasiirka ganacsiga oo lajoojiyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hantidhowrka guud ee Soomaaliya ayaa joojiyay qandaraas uu wasiirka ganacsiga Soomaaliya ku siiyay tayaynta hubinta badeecadaha dekeda Muqdisho, shirkad lagu magacaabo Maru port. Hanti dhowrka guud ayaa ku eedeeyay wasiirka ganacsiga Soomaaliya inuu bixinta qandaraaskaan u maray hab aan waafaqsanayn nidaamka dowliga ah iyo sharuucda u degsan bixinta qandaraasyada. Xafiiska hantidhowrka ayaa ku adkaystay inuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-13T09:28:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/was.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/\",\"name\":\"Akhriso Qandaraas uu bixiyay wasiirka ganacsiga oo lajoojiyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/was.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-13T09:28:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/was.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/was.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Qandaraas uu bixiyay wasiirka ganacsiga oo lajoojiyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Qandaraas uu bixiyay wasiirka ganacsiga oo lajoojiyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Qandaraas uu bixiyay wasiirka ganacsiga oo lajoojiyay - Wardoon","og_description":"Hantidhowrka guud ee Soomaaliya ayaa joojiyay qandaraas uu wasiirka ganacsiga Soomaaliya ku siiyay tayaynta hubinta badeecadaha dekeda Muqdisho, shirkad lagu magacaabo Maru port. Hanti dhowrka guud ayaa ku eedeeyay wasiirka ganacsiga Soomaaliya inuu bixinta qandaraaskaan u maray hab aan waafaqsanayn nidaamka dowliga ah iyo sharuucda u degsan bixinta qandaraasyada. Xafiiska hantidhowrka ayaa ku adkaystay inuu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-13T09:28:44+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/was.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/","name":"Akhriso Qandaraas uu bixiyay wasiirka ganacsiga oo lajoojiyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/was.jpeg","datePublished":"2022-01-13T09:28:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/was.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/was.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qandaraas-uu-bixiyay-wasiirka-ganacsiga-oo-lajoojiyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Qandaraas uu bixiyay wasiirka ganacsiga oo lajoojiyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166451"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166451"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166456,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166451\/revisions\/166456"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166455"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}