{"id":166469,"date":"2022-01-13T21:47:38","date_gmt":"2022-01-13T18:47:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166469"},"modified":"2022-01-13T21:47:38","modified_gmt":"2022-01-13T18:47:38","slug":"daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Rooble oo wasiiradda ka mamnuucay in ay wax heshiis ah galaan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166470\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022113637776732929014520.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"408\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022113637776732929014520.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022113637776732929014520-300x185.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022113637776732929014520-356x220.jpeg 356w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hay\u2019addaha dowladda uga digay in ay ku tagrifal ku sameeyaan hantida dowladda oo ay gacanta ku hayaan.<\/p>\n<p>Raysal wasaaraha oo ka hadlayay shirka golaha wasiiradda ee maanta ayaa golihiisa wasiiradda ka mamnuucay waqtiyada doorashada lagu jiro inay galaan heshiisyo aan loo baahnayn oo degdeg ah.<\/p>\n<p>\u201cWaa in aan iska jirnaa in aan si qaldan u isticmaalno hantida qaranka, oo aanan galin heshiisyo aan loo marin sharciga. Waa inaan aad u taxadarnaa kana feejignaanaa,\u201d ayuu yiri raysal wasaare.<\/p>\n<p>Raysal wasaaraha ayaa u sheegay golaha wasiiradda iyo dhammaan hay\u2019addaha dowladda in aysan jirin cid sameyn karta xil ka qaadis ama magacaabis aan fasax looga haysan xafiiskiisa.<\/p>\n<p>\u201cQalad wuu dhici kara, waana lagu degdegi karaa, yaanay dhicin xil ka qaadis iyo magacaabis. Sababta aan saas u leeyahay wax kale ma ahan,\u00a0 xilli gabagabo ah ayaa lagu jiraa, ma ahan qof qof ciil u qabo ama qof qof beegsanaya inaysan dhicin,\u201d ayuu yiri Rooble.<\/p>\n<p>Raysal wasaare Rooobe ayaa dhinaca kale faray agaasimayaasha guud ee wasaaraddaha in ay u hoggaansamaan awaamiirta kasoo baxda wasiiraddooda, una\u00a0 arkin xilligaan lagu jiro in ay ku tagri fali karaan wasiiraddooda.<\/p>\n<p>Hadalka raysal wasaaraha ayaa kusoo aadaya xilli maalmahaan uu khilaaf ka taagan yahay heshiis qandaraas ah oo wasiirka ganacsigu la galay shirkad gaar ah, isagoo u saxiixay qandaraaska hubinta tayo dhowrka badeecadaha kasoo dega dekeda Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirka ganacsiga ayaa agaasimaha tayo dhowrka shaqada uga joojiyay kadib markii ka hor yimid heshiiskaas. sidoo kale hanti dhowrka guud ee dalka ayaa sharci darro ku tilmaamay heshiiskaas.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/qn8UkA95Qe4\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hay\u2019addaha dowladda uga digay in ay ku tagrifal ku sameeyaan hantida dowladda oo ay gacanta ku hayaan. Raysal wasaaraha oo ka hadlayay shirka golaha wasiiradda ee maanta ayaa golihiisa wasiiradda ka mamnuucay waqtiyada doorashada lagu jiro inay galaan heshiisyo aan loo baahnayn oo degdeg ah. \u201cWaa in aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166470,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166469","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Rooble oo wasiiradda ka mamnuucay in ay wax heshiis ah galaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Rooble oo wasiiradda ka mamnuucay in ay wax heshiis ah galaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hay\u2019addaha dowladda uga digay in ay ku tagrifal ku sameeyaan hantida dowladda oo ay gacanta ku hayaan. Raysal wasaaraha oo ka hadlayay shirka golaha wasiiradda ee maanta ayaa golihiisa wasiiradda ka mamnuucay waqtiyada doorashada lagu jiro inay galaan heshiisyo aan loo baahnayn oo degdeg ah. \u201cWaa in aan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-13T18:47:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022113637776732929014520.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"408\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/\",\"name\":\"DAAWO:-Rooble oo wasiiradda ka mamnuucay in ay wax heshiis ah galaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022113637776732929014520.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-13T18:47:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022113637776732929014520.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022113637776732929014520.jpeg\",\"width\":660,\"height\":408},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Rooble oo wasiiradda ka mamnuucay in ay wax heshiis ah galaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Rooble oo wasiiradda ka mamnuucay in ay wax heshiis ah galaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Rooble oo wasiiradda ka mamnuucay in ay wax heshiis ah galaan - Wardoon","og_description":"Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hay\u2019addaha dowladda uga digay in ay ku tagrifal ku sameeyaan hantida dowladda oo ay gacanta ku hayaan. Raysal wasaaraha oo ka hadlayay shirka golaha wasiiradda ee maanta ayaa golihiisa wasiiradda ka mamnuucay waqtiyada doorashada lagu jiro inay galaan heshiisyo aan loo baahnayn oo degdeg ah. \u201cWaa in aan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-13T18:47:38+00:00","og_image":[{"width":660,"height":408,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022113637776732929014520.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/","name":"DAAWO:-Rooble oo wasiiradda ka mamnuucay in ay wax heshiis ah galaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022113637776732929014520.jpeg","datePublished":"2022-01-13T18:47:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022113637776732929014520.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022113637776732929014520.jpeg","width":660,"height":408},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-wasiiradda-ka-mamnuucay-in-ay-wax-heshiis-ah-galaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Rooble oo wasiiradda ka mamnuucay in ay wax heshiis ah galaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166469"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166469"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166469\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166471,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166469\/revisions\/166471"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166470"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166469"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}