{"id":166558,"date":"2022-01-17T13:27:47","date_gmt":"2022-01-17T10:27:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166558"},"modified":"2022-01-17T13:27:47","modified_gmt":"2022-01-17T10:27:47","slug":"daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Janeraal Xuud oo aqbalay inuu laheshiiyo  Dowladda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166559\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-17-at-10.24.45.png\" alt=\"\" width=\"1170\" height=\"626\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-17-at-10.24.45.png 1170w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-17-at-10.24.45-300x161.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-17-at-10.24.45-1024x548.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-17-at-10.24.45-768x411.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-17-at-10.24.45-696x372.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-17-at-10.24.45-1068x571.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-17-at-10.24.45-785x420.png 785w\" sizes=\"(max-width: 1170px) 100vw, 1170px\" \/><\/p>\n<p>Janeraal Abuukar Warsame Xuud oo siweyn uga soo horjeeda ha ka loo maray Dhismaha Maamulka Hir-Shabeelle ee uu Madaxweynaha ka yahay Cali Guudlaawe ayaa sheegay in uu diyaar u yahay wada-hadal uu la galo dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Janeraalka oo qeyb ka ahaa mas\u2019uuliyiin Maanta Beledweyne kusoo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka lugta Janeraal Biixi ayaa sheegay in Jaeraalka sababta uu u yimid ay tahay sidii xal looga gaari lahaa waxa ay ka cabanayaan dadka Reer Hiiraan.<\/p>\n<p>Wuxuu hadalkiisa uu intaasi ku daray inay ka wada hadli doonaan sidii lagu heli lahaa xaqa ka maqan Reer Hiiraan iyo wadadii loo mari lahaa taasina ay tusayaan habkii loo mari lahaa Taliyaha Ciifanka dhulka ee xoogga dalka Janeraal Biixi.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Janeraal Abuukar Warsame Xuud wuxuu sheegay in mas\u2019uuliyiintii ay kala aragti duwanaayeen sida Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ay hadda heshiis ku yihiin in la wada helo xaqa ka maqan Bulshada kunool Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo ah taliyaha Ciidanka Dhulka ayaa dhankiisa sheegay inay muhiim tahay in la helo xaquuqda ka maqan dadka Reer Hiiraan laguna raadin doono wadda sax ah, isaga oo Alle ka baryay in uu u fududeeyo.<\/p>\n<p>Waxaa uu Bulshada Reer Beledweyne iyo kuwa dalka dibadiisa jira uu u sheegay in xilligaan wixii ka dambeeya la qaatay Nabadda loogana baahan yahay in lagala Shaqeeyo.<\/p>\n<p>Kulanka soo dhaweynta ah ee Janeraal Biixi ayaa waxaa qeyb ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, Taliyaha weybta 27aad Janeraal Tareedisho iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=299&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FIlajoogNews%2Fvideos%2F443444230837410%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"299\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Janeraal Abuukar Warsame Xuud oo siweyn uga soo horjeeda ha ka loo maray Dhismaha Maamulka Hir-Shabeelle ee uu Madaxweynaha ka yahay Cali Guudlaawe ayaa sheegay in uu diyaar u yahay wada-hadal uu la galo dowladda Soomaaliya. Janeraalka oo qeyb ka ahaa mas\u2019uuliyiin Maanta Beledweyne kusoo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka lugta Janeraal Biixi ayaa sheegay in Jaeraalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166559,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166558","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Janeraal Xuud oo aqbalay inuu laheshiiyo Dowladda Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Janeraal Xuud oo aqbalay inuu laheshiiyo Dowladda Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Janeraal Abuukar Warsame Xuud oo siweyn uga soo horjeeda ha ka loo maray Dhismaha Maamulka Hir-Shabeelle ee uu Madaxweynaha ka yahay Cali Guudlaawe ayaa sheegay in uu diyaar u yahay wada-hadal uu la galo dowladda Soomaaliya. Janeraalka oo qeyb ka ahaa mas\u2019uuliyiin Maanta Beledweyne kusoo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka lugta Janeraal Biixi ayaa sheegay in Jaeraalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-17T10:27:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-17-at-10.24.45.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1170\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"626\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/\",\"name\":\"DAAWO:-Janeraal Xuud oo aqbalay inuu laheshiiyo Dowladda Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-17-at-10.24.45.png\",\"datePublished\":\"2022-01-17T10:27:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-17-at-10.24.45.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-17-at-10.24.45.png\",\"width\":1170,\"height\":626},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Janeraal Xuud oo aqbalay inuu laheshiiyo Dowladda Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Janeraal Xuud oo aqbalay inuu laheshiiyo Dowladda Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Janeraal Xuud oo aqbalay inuu laheshiiyo Dowladda Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Janeraal Abuukar Warsame Xuud oo siweyn uga soo horjeeda ha ka loo maray Dhismaha Maamulka Hir-Shabeelle ee uu Madaxweynaha ka yahay Cali Guudlaawe ayaa sheegay in uu diyaar u yahay wada-hadal uu la galo dowladda Soomaaliya. Janeraalka oo qeyb ka ahaa mas\u2019uuliyiin Maanta Beledweyne kusoo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka lugta Janeraal Biixi ayaa sheegay in Jaeraalka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-17T10:27:47+00:00","og_image":[{"width":1170,"height":626,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-17-at-10.24.45.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/","name":"DAAWO:-Janeraal Xuud oo aqbalay inuu laheshiiyo Dowladda Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-17-at-10.24.45.png","datePublished":"2022-01-17T10:27:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-17-at-10.24.45.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-17-at-10.24.45.png","width":1170,"height":626},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-janeraal-xuud-oo-aqbalay-inuu-laheshiiyo-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Janeraal Xuud oo aqbalay inuu laheshiiyo Dowladda Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166558"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166558"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166560,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166558\/revisions\/166560"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166559"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}