{"id":166582,"date":"2022-01-18T18:53:40","date_gmt":"2022-01-18T15:53:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166582"},"modified":"2022-01-18T18:53:40","modified_gmt":"2022-01-18T15:53:40","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166583\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1040\" height=\"780\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n.jpeg 1040w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n-1024x768.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n-768x576.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 1040px) 100vw, 1040px\" \/><\/p>\n<p>4 Qof ayaa dhimatay ku dhawaad 10 kalana wey ku dhaawacmeen kadib Markii Qof Xiran Jaakadda Qaraxa uu isku dhex qarxiyay dad ku Shaahayay Maqaayad ku taalla kasoo horjeedka Xero Nacnac Dagmada Wadajir ee Muqdisho Muqdisho.<\/p>\n<p>Dadka dhintay iyo ku dhaawacmay ayaa loola cararay isbitaallada Muqdisho waxayna u badnaayeen dhalinyaro.<\/p>\n<p>Gaadiidka Gurmadka Dag daga ah iyo ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa gaaray goobta waxaana socda gurmad loo sameyanayo dhibanayaasha.<\/p>\n<p>Qaraxyada ay fulinayaam dadka isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa kordhay maalmihii lasoo dhaafay, waxaana ugu dambeyay Qaraxii lala eegtay Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166583\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1040\" height=\"780\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n.jpeg 1040w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n-1024x768.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n-768x576.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 1040px) 100vw, 1040px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166584\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272030208_302521128581167_8956101158563659913_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"780\" height=\"1040\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272030208_302521128581167_8956101158563659913_n.jpeg 780w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272030208_302521128581167_8956101158563659913_n-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272030208_302521128581167_8956101158563659913_n-768x1024.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272030208_302521128581167_8956101158563659913_n-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272030208_302521128581167_8956101158563659913_n-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 780px) 100vw, 780px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>4 Qof ayaa dhimatay ku dhawaad 10 kalana wey ku dhaawacmeen kadib Markii Qof Xiran Jaakadda Qaraxa uu isku dhex qarxiyay dad ku Shaahayay Maqaayad ku taalla kasoo horjeedka Xero Nacnac Dagmada Wadajir ee Muqdisho Muqdisho. Dadka dhintay iyo ku dhaawacmay ayaa loola cararay isbitaallada Muqdisho waxayna u badnaayeen dhalinyaro. Gaadiidka Gurmadka Dag daga ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166583,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166582","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"4 Qof ayaa dhimatay ku dhawaad 10 kalana wey ku dhaawacmeen kadib Markii Qof Xiran Jaakadda Qaraxa uu isku dhex qarxiyay dad ku Shaahayay Maqaayad ku taalla kasoo horjeedka Xero Nacnac Dagmada Wadajir ee Muqdisho Muqdisho. Dadka dhintay iyo ku dhaawacmay ayaa loola cararay isbitaallada Muqdisho waxayna u badnaayeen dhalinyaro. Gaadiidka Gurmadka Dag daga ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-18T15:53:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1040\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-18T15:53:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n.jpeg\",\"width\":1040,\"height\":780},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"4 Qof ayaa dhimatay ku dhawaad 10 kalana wey ku dhaawacmeen kadib Markii Qof Xiran Jaakadda Qaraxa uu isku dhex qarxiyay dad ku Shaahayay Maqaayad ku taalla kasoo horjeedka Xero Nacnac Dagmada Wadajir ee Muqdisho Muqdisho. Dadka dhintay iyo ku dhaawacmay ayaa loola cararay isbitaallada Muqdisho waxayna u badnaayeen dhalinyaro. Gaadiidka Gurmadka Dag daga ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-18T15:53:40+00:00","og_image":[{"width":1040,"height":780,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/","name":"Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n.jpeg","datePublished":"2022-01-18T15:53:40+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/271943483_302521125247834_6587055230587277831_n.jpeg","width":1040,"height":780},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-muqdisho-ka-dhacay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166582"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166582"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166582\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166585,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166582\/revisions\/166585"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166583"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166582"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166582"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166582"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}