{"id":166595,"date":"2022-01-20T12:37:56","date_gmt":"2022-01-20T09:37:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166595"},"modified":"2022-01-20T12:38:31","modified_gmt":"2022-01-20T09:38:31","slug":"cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/","title":{"rendered":"Cumar Cabdirashiid oo kadigay Boobka doorashada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166597\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782385708120365.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782385708120365.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782385708120365-300x166.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay inuu welwel xooggan ka qabo sida ay ku socdaan doorashooyinka dalka.<\/p>\n<div align=\"justify\">Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay boobka lagu hayo kuraasta barlamaanka in ay keeni doonto inuu mugdi galo sharciyada dowladda dhalan doonta.<\/p>\n<p>&#8220;Sida bareerka ah ee gacmaha loola galay qabaa&#8217;ilada kuraastooda waxay keentay in la xakamayn waayo, waayo habraaca doorashada. Waxaa awood lagu siiyay dowlad goboleedyada in ay yeeshaan awoodda ergooyinka halkii beelaha u madax bannaan lahaayeen arrintaas,&#8221; ayuu yiri Cumar Cabdirashiid.<\/p>\n<p>Cumar Cabdirashiid wuxuuu sheegay hab dhaqanka\u00a0\u00a0\u00a0 doorashada lagu maamulayo inuu ka awood badan tahay habraaca doorashada, taasoo uu sheegay in ay keentay in si xoog ah lagula soo baxo xildhibaanadda<\/p>\n<p>Cumar ayaa eeda ugu badan dusha uga tuuray dowlad goboleedyada, isagoo ku eedeeyay in ay gacantooda ku qoranayaan guddiyada soo xulaya ergooyinka, taasoo uu sheegay in ay xad gudub weyn ku tahay habraaca doorashada.<\/p><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay inuu welwel xooggan ka qabo sida ay ku socdaan doorashooyinka dalka. Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay boobka lagu hayo kuraasta barlamaanka in ay keeni doonto inuu mugdi galo sharciyada dowladda dhalan doonta. &#8220;Sida bareerka ah ee gacmaha loola galay qabaa&#8217;ilada kuraastooda waxay keentay in la xakamayn waayo, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166597,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166595","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cumar Cabdirashiid oo kadigay Boobka doorashada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cumar Cabdirashiid oo kadigay Boobka doorashada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay inuu welwel xooggan ka qabo sida ay ku socdaan doorashooyinka dalka. Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay boobka lagu hayo kuraasta barlamaanka in ay keeni doonto inuu mugdi galo sharciyada dowladda dhalan doonta. &#8220;Sida bareerka ah ee gacmaha loola galay qabaa&#8217;ilada kuraastooda waxay keentay in la xakamayn waayo, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-20T09:37:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-01-20T09:38:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782385708120365.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/\",\"name\":\"Cumar Cabdirashiid oo kadigay Boobka doorashada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782385708120365.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-20T09:37:56+00:00\",\"dateModified\":\"2022-01-20T09:38:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782385708120365.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782385708120365.jpeg\",\"width\":660,\"height\":365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cumar Cabdirashiid oo kadigay Boobka doorashada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cumar Cabdirashiid oo kadigay Boobka doorashada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cumar Cabdirashiid oo kadigay Boobka doorashada - Wardoon","og_description":"Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay inuu welwel xooggan ka qabo sida ay ku socdaan doorashooyinka dalka. Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay boobka lagu hayo kuraasta barlamaanka in ay keeni doonto inuu mugdi galo sharciyada dowladda dhalan doonta. &#8220;Sida bareerka ah ee gacmaha loola galay qabaa&#8217;ilada kuraastooda waxay keentay in la xakamayn waayo, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-20T09:37:56+00:00","article_modified_time":"2022-01-20T09:38:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":365,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782385708120365.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/","name":"Cumar Cabdirashiid oo kadigay Boobka doorashada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782385708120365.jpeg","datePublished":"2022-01-20T09:37:56+00:00","dateModified":"2022-01-20T09:38:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782385708120365.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782385708120365.jpeg","width":660,"height":365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-kadigay-boobka-doorashada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cumar Cabdirashiid oo kadigay Boobka doorashada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166595"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166595"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166598,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166595\/revisions\/166598"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166597"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}