{"id":166599,"date":"2022-01-20T12:40:48","date_gmt":"2022-01-20T09:40:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166599"},"modified":"2022-01-20T12:40:48","modified_gmt":"2022-01-20T09:40:48","slug":"doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/","title":{"rendered":"Doorashada Guddoomiyaha Xalinta Khilaafaadka oo Maanta dhaceysa\u00a0"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166600\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782380692014987.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"396\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782380692014987.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782380692014987-300x180.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa Maanta lagu wadaa in teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ay ka dhaco doorashada guddoomiyaha cusub ee guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Guddiga u qaabilsan qabanqaabada doorashada guddoomiyaha cusub ee xalinta khilaafaadka ayaa shalay waxay soo gabagabeeyeen diiwaan gelinta Musharaxiinta dooneysa iney u tartamaan qabahsada xilka guddoomiyenimo.<\/p>\n<p>Doorashada guddonka cusub ee guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ee maanta dhaceysa ayaa waxaa goobjoog ka noqon doono masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya, waxaana haatan socota qabanqaabadii ugu dambeysay ee loogu diyaar garoobayo doorashada Maanta dhaceysa.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee dhowr maalmood ka hor ayay aheyd markii teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho lagu doortay guddoomiyaha cusub ee guddiga doorashooyinka dalka Muuse Geelle Yuusuf, kadib markii guddoomiyahii hore guddigaas Maxamed Xasan Cirro ay xilkii ka tuureen xubnaha guddiga oo ku eedeeyay inuu ku dhex milmay siyaaaadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Maanta lagu wadaa in teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ay ka dhaco doorashada guddoomiyaha cusub ee guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dalka. Guddiga u qaabilsan qabanqaabada doorashada guddoomiyaha cusub ee xalinta khilaafaadka ayaa shalay waxay soo gabagabeeyeen diiwaan gelinta Musharaxiinta dooneysa iney u tartamaan qabahsada xilka guddoomiyenimo. Doorashada guddonka cusub ee guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166600,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166599","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Doorashada Guddoomiyaha Xalinta Khilaafaadka oo Maanta dhaceysa\u00a0 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Doorashada Guddoomiyaha Xalinta Khilaafaadka oo Maanta dhaceysa\u00a0 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa Maanta lagu wadaa in teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ay ka dhaco doorashada guddoomiyaha cusub ee guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dalka. Guddiga u qaabilsan qabanqaabada doorashada guddoomiyaha cusub ee xalinta khilaafaadka ayaa shalay waxay soo gabagabeeyeen diiwaan gelinta Musharaxiinta dooneysa iney u tartamaan qabahsada xilka guddoomiyenimo. Doorashada guddonka cusub ee guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-20T09:40:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782380692014987.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"396\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/\",\"name\":\"Doorashada Guddoomiyaha Xalinta Khilaafaadka oo Maanta dhaceysa\u00a0 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782380692014987.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-20T09:40:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782380692014987.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782380692014987.jpeg\",\"width\":660,\"height\":396},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Doorashada Guddoomiyaha Xalinta Khilaafaadka oo Maanta dhaceysa\u00a0\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Doorashada Guddoomiyaha Xalinta Khilaafaadka oo Maanta dhaceysa\u00a0 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Doorashada Guddoomiyaha Xalinta Khilaafaadka oo Maanta dhaceysa\u00a0 - Wardoon","og_description":"Waxaa Maanta lagu wadaa in teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ay ka dhaco doorashada guddoomiyaha cusub ee guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dalka. Guddiga u qaabilsan qabanqaabada doorashada guddoomiyaha cusub ee xalinta khilaafaadka ayaa shalay waxay soo gabagabeeyeen diiwaan gelinta Musharaxiinta dooneysa iney u tartamaan qabahsada xilka guddoomiyenimo. Doorashada guddonka cusub ee guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-20T09:40:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":396,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782380692014987.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/","name":"Doorashada Guddoomiyaha Xalinta Khilaafaadka oo Maanta dhaceysa\u00a0 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782380692014987.jpeg","datePublished":"2022-01-20T09:40:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782380692014987.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022120637782380692014987.jpeg","width":660,"height":396},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-xalinta-khilaafaadka-oo-maanta-dhaceysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Doorashada Guddoomiyaha Xalinta Khilaafaadka oo Maanta dhaceysa\u00a0"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166599"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166599"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166599\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166601,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166599\/revisions\/166601"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166600"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166599"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166599"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166599"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}