{"id":166618,"date":"2022-01-21T12:11:32","date_gmt":"2022-01-21T09:11:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166618"},"modified":"2022-01-21T17:03:31","modified_gmt":"2022-01-21T14:03:31","slug":"madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/","title":{"rendered":"Madasha Badbaadada Galmudug oo Muqdisho  looga dhawaaqay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166621\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783232341892997.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"355\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783232341892997.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783232341892997-300x161.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Madashada Badbaadada Galmudug oo ah madal ay ku mideyaan yihiin Mucaarad ka dhan ah maamulka madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.<\/p>\n<p>Munaasabadda looga dhawaaqayay Madashaan kasoo horjeeda Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa siyaasiyiin kasoo jeeda deegaanada maamulka Galmudug oo si adag u dhaliilay hoggaaminta madaxweyne Qoorqoor ee maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ay soo saareen Madasha Badbaadada Galmudug kulankooda kadib ayaa lagu sheegay in madaxweyne Qoorqoor mudada joogo Xafiiska oo ah laba sano inuu dib u dhac weyn uu ku yimid maamulka Galmudug oo dhinac kasto leh.<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug ayaa noqonaya maamulkii ugu horeeyay ee wajahaya mowjado siyaaaadeed oo ay hormuud ka yihiin siyaasiin caan ah oo kasoo jeeda deegaanada maamulkaasi, mana jirto ilaa haatan wax war ah oo kasoo baxay dhanka madaxweyne Qoorqoor iyo maamulkiisaba oo ku aadan Madasha cusub ee la baxday Badbaadada Galmudug.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FAbdulkadirOkNews%2Fvideos%2F313317230732227%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><b>Hoos ka akhriso Qoraalka Madasha Badbaadada Galmudug.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166620\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783233052122497.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"1040\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783233052122497.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783233052122497-190x300.jpeg 190w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783233052122497-650x1024.jpeg 650w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783233052122497-267x420.jpeg 267w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/b><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166619\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783233383586917.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"1061\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783233383586917.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783233383586917-187x300.jpeg 187w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783233383586917-637x1024.jpeg 637w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783233383586917-261x420.jpeg 261w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Madashada Badbaadada Galmudug oo ah madal ay ku mideyaan yihiin Mucaarad ka dhan ah maamulka madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Munaasabadda looga dhawaaqayay Madashaan kasoo horjeeda Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa siyaasiyiin kasoo jeeda deegaanada maamulka Galmudug oo si adag u dhaliilay hoggaaminta madaxweyne Qoorqoor ee maamulka Galmudug. War qoraal ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166621,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166618","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madasha Badbaadada Galmudug oo Muqdisho looga dhawaaqay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madasha Badbaadada Galmudug oo Muqdisho looga dhawaaqay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Madashada Badbaadada Galmudug oo ah madal ay ku mideyaan yihiin Mucaarad ka dhan ah maamulka madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Munaasabadda looga dhawaaqayay Madashaan kasoo horjeeda Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa siyaasiyiin kasoo jeeda deegaanada maamulka Galmudug oo si adag u dhaliilay hoggaaminta madaxweyne Qoorqoor ee maamulka Galmudug. War qoraal ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-21T09:11:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-01-21T14:03:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783232341892997.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"355\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/\",\"name\":\"Madasha Badbaadada Galmudug oo Muqdisho looga dhawaaqay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783232341892997.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-21T09:11:32+00:00\",\"dateModified\":\"2022-01-21T14:03:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783232341892997.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783232341892997.jpeg\",\"width\":660,\"height\":355},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madasha Badbaadada Galmudug oo Muqdisho looga dhawaaqay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madasha Badbaadada Galmudug oo Muqdisho looga dhawaaqay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madasha Badbaadada Galmudug oo Muqdisho looga dhawaaqay - Wardoon","og_description":"Waxaa magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Madashada Badbaadada Galmudug oo ah madal ay ku mideyaan yihiin Mucaarad ka dhan ah maamulka madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Munaasabadda looga dhawaaqayay Madashaan kasoo horjeeda Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa siyaasiyiin kasoo jeeda deegaanada maamulka Galmudug oo si adag u dhaliilay hoggaaminta madaxweyne Qoorqoor ee maamulka Galmudug. War qoraal ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-21T09:11:32+00:00","article_modified_time":"2022-01-21T14:03:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":355,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783232341892997.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/","name":"Madasha Badbaadada Galmudug oo Muqdisho looga dhawaaqay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783232341892997.jpeg","datePublished":"2022-01-21T09:11:32+00:00","dateModified":"2022-01-21T14:03:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783232341892997.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022121637783232341892997.jpeg","width":660,"height":355},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-badbaadada-galmudug-oo-muqdisho-looga-dhawaaqay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madasha Badbaadada Galmudug oo Muqdisho looga dhawaaqay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166618"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166618"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166618\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166651,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166618\/revisions\/166651"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166621"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166618"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166618"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166618"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}