{"id":166666,"date":"2022-01-22T13:33:51","date_gmt":"2022-01-22T10:33:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166666"},"modified":"2022-01-22T13:33:51","modified_gmt":"2022-01-22T10:33:51","slug":"cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/","title":{"rendered":"Cabdi Ibraahim Warsame oo noqday xildhibaankii ugu horeyay ee lagu doorto Garoowe"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa maanta ka bilaabatay doorashada kuraas ka mid xubnaha Golaha Shacabka, gaar ahaan xubnaha ka imaanaya Puntland, iyada oo goordhow la doortay xildhibaankii ugu horreeyey.<\/p>\n<p>Cabdi Ibraahim Warsame ayaa ku guuleystay doorashada kursiga koowaad ee HOP196 oo la qabtay doorashadiisa, wuxuuna la tartamay musharrax uu isagu keensaday.<\/p>\n<p>Guusha Cabdi Ibraahim ayaa aheyd mid horey loo sii oogaa, maadaama si gaar ah loogu xiray kursigan oo ka mid ah kuraasta maanta loo qorsheeyey in la qabto doorashadooda.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdi Warsame ayaa haatan ahaa wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda maamulka Puntland, wuxuuna ka mid yahay xubnaha aadka ugu dhow Saciid Deni.<\/p>\n<p>Doorashada ayaa sii socota waxaa la guda-galayaa afarta kursi ee xigta ee loo qorsheeyey in maanta doorashadooda lagu qabto magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.<\/p>\n<p>Sidoo kale xubnaha ee la sii ogyahay inay soo baxayaan waxaa ka mid ah Taliye ku xigeenkii hore ee Booliiska Soomaaliya, Cabdullaahi Xasan Rooble oo ah wasiru-dowlaha waxbarashada Puntland, Cali Yuusuf Cali Xoosh oo ah xildhibaan heer Federaal ah, sidoo kalena Xilal kala duwan ayuu ka soo qabtay Puntland iyo Cabdullaahi Bidhaan Warsame oo ah xildhibaan iyo wasiir heer federaal ah.<\/p>\n<p>Tartanka ayaa waxaa horey laga reebay musharixiintii saameynta lahaa ee qeyb-ta ka ahaa loolanka loogu jiro doorashada, kuwaas oo ay ku jiraan wasiiro ka tirsan dowladda, sida wasiirka duulista hawada Soomaaliya oo dhowaan eedeyn culus u jeediyey maamulkaasi<\/p>\n<p>Si kastaba, cabashada kasoo yeereysa doorashada iyo in aysan waxba iska beddalin sidii hore ayaa waxa ay meesha ka saareysaa dhaqan-gelinta qodobadii ku jiray heshiiskii siyaasadeed ee ay dhowaan magaalada Muqdisho ku gaareen Golaha Wadatashiga Qaran<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa maanta ka bilaabatay doorashada kuraas ka mid xubnaha Golaha Shacabka, gaar ahaan xubnaha ka imaanaya Puntland, iyada oo goordhow la doortay xildhibaankii ugu horreeyey. Cabdi Ibraahim Warsame ayaa ku guuleystay doorashada kursiga koowaad ee HOP196 oo la qabtay doorashadiisa, wuxuuna la tartamay musharrax uu isagu keensaday. Guusha Cabdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166667,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166666","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdi Ibraahim Warsame oo noqday xildhibaankii ugu horeyay ee lagu doorto Garoowe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdi Ibraahim Warsame oo noqday xildhibaankii ugu horeyay ee lagu doorto Garoowe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa maanta ka bilaabatay doorashada kuraas ka mid xubnaha Golaha Shacabka, gaar ahaan xubnaha ka imaanaya Puntland, iyada oo goordhow la doortay xildhibaankii ugu horreeyey. Cabdi Ibraahim Warsame ayaa ku guuleystay doorashada kursiga koowaad ee HOP196 oo la qabtay doorashadiisa, wuxuuna la tartamay musharrax uu isagu keensaday. Guusha Cabdi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-22T10:33:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/download-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"275\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"183\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/\",\"name\":\"Cabdi Ibraahim Warsame oo noqday xildhibaankii ugu horeyay ee lagu doorto Garoowe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/download-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-22T10:33:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/download-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/download-1.jpeg\",\"width\":275,\"height\":183},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdi Ibraahim Warsame oo noqday xildhibaankii ugu horeyay ee lagu doorto Garoowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdi Ibraahim Warsame oo noqday xildhibaankii ugu horeyay ee lagu doorto Garoowe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdi Ibraahim Warsame oo noqday xildhibaankii ugu horeyay ee lagu doorto Garoowe - Wardoon","og_description":"Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa maanta ka bilaabatay doorashada kuraas ka mid xubnaha Golaha Shacabka, gaar ahaan xubnaha ka imaanaya Puntland, iyada oo goordhow la doortay xildhibaankii ugu horreeyey. Cabdi Ibraahim Warsame ayaa ku guuleystay doorashada kursiga koowaad ee HOP196 oo la qabtay doorashadiisa, wuxuuna la tartamay musharrax uu isagu keensaday. Guusha Cabdi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-22T10:33:51+00:00","og_image":[{"width":275,"height":183,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/download-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/","name":"Cabdi Ibraahim Warsame oo noqday xildhibaankii ugu horeyay ee lagu doorto Garoowe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/download-1.jpeg","datePublished":"2022-01-22T10:33:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/download-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/download-1.jpeg","width":275,"height":183},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-noqday-xildhibaankii-ugu-horeyay-ee-lagu-doorto-garoowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdi Ibraahim Warsame oo noqday xildhibaankii ugu horeyay ee lagu doorto Garoowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166666"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166666"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166666\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166668,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166666\/revisions\/166668"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166667"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166666"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166666"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166666"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}